Kulan Mareykanka iyo Ruushku ka yeesheen xaalada Syria oo Sawir ka bixiyay cilaaqaadka labada dal ee Gebiga ka lusha

    Geneva Sept 13,2013(SDN)-Xoghayaha arrimaha Dibedda Mareykanka John Kerry iyo Wasiirka arrimaha Dibedda ee Ruushka Sergey Lavrov ayaa kulankoodii u horeeyay ka yeeshay xaalada dalka Syria. Labadan Masuul ayaa kulankoodu salka ku hayay sidii ay isula eegi lahaayeen in la dhaqan geliyo qorshe Ruushku soo bandhigay oo hubka Sunta looga dhigayo xukuumada dalka Syria oo dhawaan…

    Read More

      Jubaland President Escapes Assassination Attempt

      Kismayo, Sep 12, 2013 (SDN) -The interim leader of Juba administration in the southern port city of Kismayo Ahmed Madobe has escaped unscathed from an assassination attempt orchestrated by Al Qaeda linked militants Al Shabab in the early hours of Thursday morning. At least 10 people were killed on Thursday when a suicide bomber drove…

      Read More

        Halkan Ka Dhagayso Waraysi uu Maalmo ka Hor bixiyay Omar Hammami oo sidoo kale loo yaqaanno Abu Mansur Al-Amriki oo Alshabaab Maanta Dishay

        Muqdisho 12.Sep 2013 (SDN)- Labo ka mid ahaa hor-joogayaasha shisheeye ee kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya kaddib markii ay isku dhaceen hor-joogaha ugu weyn Al-Shabaab, Axmed Cabdi Godane. Omar Hammami oo sidoo kale loo yaqaanno Abu Mansur Al-Amriki oo Mareykan ah iyo Osama al-Britani oo British ah ayaa la sheegay in aroortii hore ee…

        Read More

          Hambalyo Meher Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax

          01.Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde, 02.Maayarka  Caasimadda Hargeysa Mudane C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), 03.Ku xigeenka duqa Caasimadda C/Casiis Maxamed Cago-weyne, 04.Xoghayaha Fulinta Dawladda D/Hoose ee Hargeysa Mawliid Waris, 05.Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Maxamed Xuseen Axmed (dhabeeye), Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax Dhammaan Masuuliyiintaasi waxay Hambalyo…

          Read More

            Axmed Madoobe oo ka Hadlay Isku daygii dil ee uu ka Badbaaday iyo Alshabaab oo Mas’uuliyadiisa Sheegatay

            Kismaayo 12.Sep 2013 (SDN)-Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo shir jaraa’id qabtay Xarunta Kismaayo ayaa sheegay in waxba aysan kasoo gaarin Qaraxii lala bartilmaameedsaday ee ismiidaaminta ahaa, isagoo si adag u cambaareeyay weerarkaas, wuxuuna ku tilmaamay mid la doonayay in lagu dilo. Shiikh Axmed Madoobe ayaa sheegay in isagu uu caafimaad qabo wararka la baahiyay ee sheegaya…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cambareyey weerarkii lagu qaaday Hogaamiyaha Maamulka KMG Jubbooyinka

              Muqdisho Sept 12,2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareyey weerarkii maanta lagu qaaday hogaamiyaha Maamulka KMG ee Jubbooyinka Mudane Shiikh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). “Dowladda Somaaliyeed aad ayey u cambaareyneysaa weerarka lagu beegsaday kolonyadii Shiikh Axmed Madoobe. Waxaan leeyhay shacabka goboladda Jubooyinka si wada-jira meel ha oga soo wada jeestaan, dhagar-qabayaashu…

              Read More

                Golaha Wasiirada oo maanta ka dooday qodobo ay ka mid yihiin go’aanada shirkii Culimada

                Muqdisho, September 12, 2013-(SDN)Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin qodobadii ka soo baxay kulankii Culimada Soomaaliyeed ee looga hadlay sida looga hortagi karo ku talax tagga Diinta “Xagjirnimada”….

                Read More

                  Madaxweynaha Juba land oo Ka Hadlay Kulamadii dhex maray Weftigiisa iyo Dawlada Federaalka {DHAGAYSO}

                  Kismaayo 12.Sep 2013 (SDN)- Hoggaamiyaha maamulka Ku Meelgaadhka ah  ee Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day la-doonayey in lugu qaarajiyo, uuna nabadqabo.. Axmed Madoobe ayaa fara cididood waxa uu kaga badbaaday  weerarka loo adeegsadey miino waddada dhinaceeda la dhigay,iyadoo la sheegey in dad ka badan 7 Qof ay…

                  Read More

                    War laliyihii Weynaa ee Radio Hargaysa oo Maalintii 6aad Hawada ka Maqan

                    Hargaysa 12.Sep 2013 (SDN)- Warlaliyihii Cusbaa ee Idaacada Radio Hargaysa ayaa Maalintii 6aad  hawada ka maqan kadib markii ay la soo deristay Ciladi. Warlaliyahan oo uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Xadhiga ka jaray 18.10.2012 ayaa si toos ah Mar kaliya hawada uga baxay Maalinimadii Jimcihii ee Todobaadkii Tegay Wakhtigaas oo ay idaacadu ku guda jirtay baahinteedii…

                    Read More

                      Somaliland oo sheegtay inay Garba duuban yihiin Wixii ku Salaysan la dagaalanka Budhcad baddeeda, ictiraaf la’aan darteed

                      Dubai 12.Sep 2013 (SDN) Wasiirka Arrimaha Dibada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Uga Mahad celiyay Daneeyayaasha la dagaalanka Budhcad badeedu Kaalinta ay ku Leeyihiin in Somaliland noqoto Goob ka nabdoon hawlaha Budhcad badeeda. Wasiirka Arrimaha Dibada ayaa hadalkan ka Sheegay Xidhitaankii shirweynihii Caalamiga ahaa ee ka hortaga Budhcad Baddeeda ee lagu qabtay…

                      Read More

                        Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land oo Madax kala duwan Kulamo kula qaatay Magaalada Dubai

                        Dubai 12.Sep 2013 (SDN)- Magaalada Dubai ee dalka Imaraadka ayaa maalinkii labaad waxa ka socda shirweynaha saddexaad ee la-dagaalanka burcad badeeda kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Arrimaha dibadda ee dalkaasi. Wafdi Madaxweyne Cabdiraxman Farole hogaaminayo ayaa ku sugan shirka, waxana si wayn dhinacyadu usoo dhoweyeen dadaalka Puntland u gasahay soo afjarida kooxaha burcada ah…

                        Read More

                          Axmed Madoobe oo fara Cididood kaga badbaaday Weerar ismiidaamin ah oo lagu bartilmaameedsaday

                          Kismaayo 12.Sep 2013 (SDN)-Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba, Axmed  Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta oo Khamiis ah ka badbaaday isku day la rabay in lagu dilo kaddib markii qof isa soo miidaamiyay oo watay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa uu ku dhuftay gaari uu saarnaa hoggaamiyaha. Wafdi uu hoggaaminayo Axmed Madoobe ayaa…

                          Read More

                            Al-Amriiki iyo al-Britani oo Kooxda Alshabaab ee uu Hogaamiyo Axmed Cabdi Godane ku dileen Deegaanka Diinsoor ee Somalia

                            Muqdisho 12.Sep (SDN)- Labo ka mid ahaa hor-joogayaasha shisheeye ee kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya kaddib markii ay isku dhaceen hor-joogaha ugu weyn Al-Shabaab, Axmed Cabdi Godane. Omar Hammami oo sidoo kale loo yaqaanno Abu Mansur Al-Amriki oo Mareykan ah iyo Osama al-Britani oo British ah ayaa la sheegay in aroortii hore ee…

                            Read More

                              “Ma Aqoonsani Dowladda Ka Jirta Soomaaliya” Madaxweynaha Wadanka Eritrea

                              Asmara 12.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dalka Eritrea Isias Afaweki ayaa sheegay in horay looga faafiyay warar been abuur ah oo lagu sheegay in uu aqoonsaday dowladda Soomaaliya ee aqoonsiga ka heysata Qaramada Midoobay iyo beesha caalanka. Madaxweynaha Eritrea ayaa sheegay in dowladda haatan ka jirta Soomaaliya eysan waxba ka duwaneyn kuwii horay dalkaasi u soo maray…

                              Read More

                                Haweenay loo Magacaabay Guddoomiyihii Bandhiga dhexe ee Soomaaliya iyo Xil ka qaadis lagu sameeyay Gudoomiyihii Hore ee Baanka Dhexe ee Somalia

                                Muqdisho 12.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyihii Bankiga Dhexe C/salaan Cumar Hadliye ayaa lagu sameeyay xil ka qaadis, iyadoo xilkaas loo magacaabay Haweeneydii u horeeysay oo madax looga dhigay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. 0Wararka ayaa sheegaya in kulan maanta uu leeyahay Golaha Wasiirada lagu shaacin doono magacaabista Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo loo magacaabay Haweeney horay…

                                Read More