Somalia’s Shebab hail ‘courageous’ 9/11 hijackers

    Mogadishu, Sep 12, 2013 (SDN) -Somalia’s Al Qaeda-linked Shebab insurgents on Wednesday celebrated the anniversary of the September 11, 2001 attacks with a Twitter eulogy for the “courageous” hijackers. In a series of posts on Twitter, the Islamists vowed “the mujahideen will continue with their jihad against the West until the world is ruled by…

    Read More

      Somalia president asks for long-term support to beat piracy at UAE conference

      Dubai, Sep 12, 2013 (SDN) -Somalia must build its coastguard, judicial institutions and provide jobs to young people to tackle the root causes of piracy, said the country’s president. Hassan Sheikh Mohamud asked for long-term international support while confirming his nation’s commitment to fight piracy before an audience of government ministers, military personnel and heads…

      Read More

        “Waxa kaliya ee aanu aragnay waa Askar qoryaha keebka haysata oo aanu la yaabanahay, waxa masuuliyiin ah oo aanu ilaa iyo hadda aragnayna ma jiraan” Marwo Canab Cali (mid ka mid ah rakaabka cabanaya)

        Hargeysa:12-Sep-2013(SDN)- Shacab tiro badan oo ilaa iyo Haatan dalka ku caddilan oo rakaab u ahaa Diyaaraddii Ethiopian Airline, ayaa maalintii shalay markii labaad ku mudaharaaday badhtamaha caasimada  Hargeysa. Rakaabkan ay diyaaradda Ethiopian Airline dalka kaga tagtay oo iskugu jira Duulimaadyo kala dambeeyey oo aan dalka ka bixin, ayaa maalintii shalay basas ay  jigjiga u raaceen laga…

        Read More

          Magaalada Laascaanood oo lagu qabtay Kulan lagu Gorfaynayay Qorshaha Maamul ee Heer Gobol

          Laascaanood 12.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Sool ahna Ku Simaha Gudoomiyaha Gobolkaas C.rashiid Xirsi Dalmar ayaa  tababar u soo xidhay qaar ka Mid ah Maayarada Degmooyinka Gobolka Sool, iyo Mas’uuliyiinta Hay’adaha dawlada. Tababarkan oo ku saabsanaa sidii loo taabo gelin lahaa qorshaha Maamulka Hay’adaha dawlada ee degmooyinka Gobolka Sool waxaa hirgalintiisa si wada…

          Read More

            Maayarka Caasimadda Hargeysa oo Ka Hadlay Cidda Xaqa u leh Inay Diiwaangelin Guud Samayso

            Hargeysa:12-Sep-2013(SDN)-Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa Markii ugu horraysay badheedhihiisa ka dhiibta cidda ay tahay inay samayso Diiwaan-gelta Guud(Civil Registeration) ee Shacabka reer Somaliland. Maayar Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo la hadlayey Qaar ka mid ah warbaahinta Dalka, ayaa tilmaamay inay dawladda Hoose tahay ta kaliya ee Xaqa u leh inay samayso diiwaangelinta…

            Read More

              Reer Berbera Oo Surmi, Harraad iyo Kulayl La Sarbacaadsan iyo Badhasaabka Gobolka muquurasho ku jira.

              Berbera:12-Sep-2013(SDN)-Magaalada Berbera ee caasimadda Gobolka Saaxil, waxa in muddo ah shacabka Ku nool soo food-saartay biyo la’aan baahsan oo aanay hore u arag oo ay u raacday Kulayl xad-dhaaf ahi. Guud ahaanba Bulshada ku dhaqan magaalada Berbera ayaa la ildaran kulayl ay biyo la’aani u raacday oo aanay hore u arag, taas oo saamayn xooggan…

              Read More

                Halkan Ka Akhri In ka badan Labaata Shakhsi Oo Madaxweynaha u raacaya Shirka Brusells Iyo Baasaboorrada ay Sitaan

                Muqdisho:12-Sep-2013(SDN)- Shaqaalaha ka Hawlgala Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa buuxiyay Liiska Wafdigii Dowladda Soomaaliya uga qeybgalaya shirka 16 ka bishan ka dhacaya Magaalada Brusells ee dalka Beljamka, iyadoo xubnaha ku qoran Liiska Wafdiga marka laga reebo 5 xubnood inta kale ay wataan baasabooro ajanabi ah. Arrinta Xiisaha leh ee meesha taalla ayaa ah in Haweenayda Madaxweynaha…

                Read More

                  Rakaabkii Diyuurada Ethiopian Airlines ee Hargeysa ku Godoonsanaa oo Gawaari lagu daadgureeyay,xagee la geeyay?

                  Hargeysa Sept 12,2013(SDN)-Rakaab maalmihii u danbeeyay ku godoonsanaa garoonka duyuuradaha ee Hargeysa ayaa haatan gawaari waayen looga daad gureeyay magaalada Hargeysa. Dadkan oo mudaba cabasho u gudbinayay dawlada Somaliland si goobihii ay ka yimaadeen dib loogu celiyo aya augu danbeyntii iminka la daadgureeyay. Warar aanu helay ayaa sheegaya in dadkaasi iminka looqaaday dhanka magaalada Jigjiga…

                  Read More

                    Midowga Reer Yurub Oo Abid lacagtii Ugu Badnayn ugu Deeqay Amisom

                    Brugsels: 12-Sep-2013(SDN)-Guddiga Midowga Reer Yurub ayaa Ku Dhawaaqay inay  124 milyan oo Euro siin doonaan ciidamada howl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) si looga Midho dhaliyo Hawlaha ciidanku ku raadinayo nabadda iyo kala dambaynta soomaaliya.   Catherine Ashton, Madaxa arrimaha siyaasadda ee Midowga Yurub, ayaa  sheegtay in lacagta loogu deeqayo AMISOM  ay gacan weyn ka…

                    Read More

                      DAAWO:Aqoonyahan reer Somaliland ah oo talooyin iyo xogo wax ku oola ka soo saaray arimaha Duulimaadyada iyo Shidaal baadhista Somaliland

                      Hargeysa Sept 12,2013(SDN)-Aqoonyahan Maxamuud Xirsi Cilmi oo Qatala lagu naaneyso ayaa soo bandhigay warbin ka warameysa Marxaladihii kal duwanaa ee ay soo martay dib u dhiskii madaarka Hargeysa iyo xaaladaha ku xeeran shidaal baarida Somaliland. Aqoonyahanku waxa uu soo bandhigay dhaliilo ku saabsan habkii iyo hanaankii loo maareeyay dib u dhiska madaarka Hargeysa. Maxamuud Qatala…

                      Read More

                        Mujj Cali Gurey oo ka hadaly Wasiiro Mucaaridka weeraray:War Jiraa Cakaaruu Iman

                        Hargeysa Sept 12,2013(SDN)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa jawaab ka bixiyay hadalo jawaaba oo ka soo yeeray wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dafirayay eedo mucaaridku u jeediyeen. Mujj Cali Gurey ayaa hadalada uu arinkan k ayiri waxa ka mid ahaa”Xukuumadda oo magaceeda maanta ay ku hadlayeen wasiiro ka tirsani nuxurka…

                        Read More

                          Madaxweynaha Ruushka oo qoraal uu uga hadlayo Xaalada Syria ku daabacay jariirada Mareykanka ugu weyn

                          NY Sept 12,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Ruushka Valadamir Puttin ayaa dhanbaal uu uga hadlayo xaalada dalka Syria iyo khudbadii uu madaxweyne Barack Obama uu xalay u jeediyay caamalka. Madaxweyne Puttin ayaa qoraalkiisan uu ku daabacay The New York Times waxa uu ku soo dhaweeyay dabacsanaanta uu mareykanku ka muujiyay weerar lagu qaado Syria. Waxaanu amaanay sida Madaxweyne…

                          Read More

                            Cali Gurey oo Digniino adag u diray Hay’adaha Tacliinta Somaliland

                            Hargeysa Sept 12,2013(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujj Cali Gurey ayaa si adag u hadlay in la siyaasadeeyo waxbarashada dalka Somaliland. Cali Gurey waxa uu intaa raaciyay in maalin uun lala xisaabtami doono masuuliyiinta sida xun ee siyaasadeysan u maamula tacliinta dalka,hadlkiisiina waxa ka mid ahaa”Dhamaan haya’daha waxbarashada waxa looga digayaa inay dhex galaan…

                            Read More

                              Former University of Minnesota regent Sviggum partners with Somali organization to teach about state government

                              Last legislative session, Fartun Weli authored and lobbied for a bill that would help eliminate Somali women’s reproductive health disparities. The bill would have provided $170,000 to Isuroon, a nonprofit organization that Weli founded that is dedicated primarily to Somali women’s health issues. Her proposal made it into the health omnibus bill but was blocked…

                              Read More