No improvement for Somalia government

    MOGADISHU – Somalia’s displaced people are still struggling despite a government being set up a year ago.   More than one million people have been displaced in Somalia by 22 years of conflict and recent droughts. About 370,000 people have taken shelter in the capital Mogadishu.   Many say they have little to celebrate as…

    Read More

      Mogadishu’s stability under the gun again

      Mogadishu, Somalia – Ahmed Jama is busy picking up the remains after explosions ripped apart his roadside eatery, not far from Somalia’s partially rebuilt parliament. A broken chair here, burnt bones there. To him, this has now become routine. More than a dozen people died in Saturday’s attack in the capital Mogadishu. It was the…

      Read More

        Failing to Learn Somali

        There are 16 ways to form a sentence using the same six words in Somali. The man cuts his beard with a razor. His beard with a razor the man cuts. With a razor the man his beard cuts. With a razor cuts the man his beard. And on and on. It doesn’t work in…

        Read More

          Xisbiga Ucid oo soo Bandhigay Toban Qodob oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay ku fashilantay inay fuliso

          Hargaysa 11.Sep 2013 (SDN)- Xoghayaha warfaafinta xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee Somaliland Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa maanta ka hadlay qodobo la xidhiidha hawlaha xukuumada kuwaas oo ay dhamaantood ka baaqsatay. Xoghaya warfaafinta ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee Ucid Yuusuf Kayse waxa uu soo bandhigay toban qodob oo uu sheegay inay ku fashilantay xukuumada Somaliland…

          Read More

            Shirkii Cullimada oo Muqdisho lagu soo Xidhay iyo Qodobo la isku raacay oo Xambaarsan Fatwo

            Muqdisho 11.Sep 2013 (SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) ayaa maanta  soo xiray shirkii heerka qaran ee latacaalidda mushkiladdaha xagjirnimada ee ka jira Soomaaliya. Shirkaan ayaa ka socday Muqdisho mudo shan maalmood ah, waxaana soo agaasimey Culimada Soomaaliyeed iyagoo taageero ka helaya Dowladda federaalka ee Soomaaliya, shirkaan ayaa waxaa…

            Read More

              Wada hadal dhex maray Madaxweynaha Juba land iyo Madaxda Dawlada Federaalka Somalia

              Muqdisho 11.Sep 2013 (SDN)- Madaxwaynaha mamulka Jubaland Shiikh Axmad Madoobe oo maalmihi ugu danbeeyay ku sugnaa Muqdisho ayaa kulamo la qaatay madaxda dowlada Federaalka iyo qaar ka mid ah Odayaasha gobolka. Dhismaha Maamulka iyo dhamaystirka heshiiskii DF Somalia iyo maamulka KMG Juba ayaa laga Axmed Madoobe wafdiga uu hogaaminayo kala hadleen madaxda Federaalka ee Muqdisho….

              Read More

                Wasiiro Si adag uga Hadlay Dhaliilaha Mucaaridka ee Sahaminta Shiidaalka,& Diyaaradda Itoobiya oo Hakisay Duulimaadyadeedii {DHAGAYSO}

                Hargaysa 11.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo uu weheliyo Wasiirul dawlaha Wasaarada Maaliyada Md. Cisman C/laahi Saxardiid (Cadaani) ayaa shir jaraa’id oo ay maanta si wadajir ah ugu qabteen xarunta Wasaarada Warfafinta waxa ay caddeeyeen in aanay jirin wax nabadgalyo darro ah oo sababi kara in…

                Read More

                  Lacag dhan 124 Milyan oo Euro ah oo Midowga Yurub u Qoondeeyay Ciidamada Nabad ilaalinta ee AMISOM

                  Nairobi 11.Sep 2013 (SDN)-Guddiga Midowga Yurub ayaa maanta sheegay in 124 milyan oo Euro ugu siin doono ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) si loo xoojiyo howlgallada lagu xaqiijinayo ammaanka iyo horumarka Soomaaliya. Madaxa arrimaha siyaasadda ee Midowga Yurub Catherine Ashton ayaa  sheegtay in lacagta loogu deeqayo AMISOM  ay gacan weyn ka geysan doonto…

                  Read More

                    Nabad doon caan ka ahaa Magaalada Beledweyne oo dablay Hubaysani Caawa Toogteen

                    Beledweyne 11.Sep 2013 (SDN)- Rag bastoolado ku hubeysan ayaa caawa  degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dilay nin nabaddoon ah oo degmadaas caan ka ahaa. Taliyaha qeybta booliska ee gobolka Hiiraan Korneyl Isaaq Cali Cabdulle ayaa Warfidiyeenada u xaqiijiyay in labo nin oo dhallinyaro ah oo hubeysan ayaa xilli uu masaajid ka soo baxay toogtay nabaddoonka…

                    Read More

                      Madaxwayne Somalia oo ka qayb galay shir Caalami ah oo looga hadlayo arrimaha burcad badeedda iyo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Imaaraadka oo ka Hadlay

                      Dubai 11.Sep 2013 (SDN)- Shir caalami ah oo looga hadlayo ka hortaga burcad badeeda ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Dubai ee dalka Isku tagga Imaaraadka Carabta. Shirkani oo ay martigelineyso dowlada Imaaradka Carabta ayaa wuxuu yahay  kii seddexaad  oo looga hadlo arrimaha burcad badeeda waxaana diirada lagu saarayaa  ka hortagga burcad-badeedda iyo iska…

                      Read More

                        “Shirka Dib U Heshiisiinta Jubbooyinka Waa Inuu Ka Dhacaa Muqdisho” Cabdi Shire Warsame

                        Muqdisho 11.Sep 2013 (SDN)- Cabdi Shire oo ka mid ah siyaasiyiinta JubBooyinka ayaa sheegay in aysan ku qanceynin in shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka loo wareejiyo magaalada Kismaayo. Sababta ayaa waxa uu ku sheegay inaysan suurta gal ahayn in Kismaayo uu ka dhaco shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka iyada oo aan marka hore lagu heshiin…

                        Read More

                          Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Kulan u qabatay Haweenka Ciidamada ee darajooyinka qaatay

                          Hargaysa 11.Sep 2013 (SDN)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina X Maxamed Jirde (A Weris) ayaa maanta xaflad u samaysay haweenkii ka tirsanaa ciidamada ee helay derejooyinka kuna sugan magaalada caasimadda ah ee hargaysa. Munaasabadaasi oo ka dhacday Hotel Ambassador ee magaalada Hargaysa waxaa ka soo qayb galay wasiir ku xigeenada wasaaradaha shaqada iyo arimaha bulshada…

                          Read More

                            Wasiiro beeniyay in Somaliland aanay ka Jirin Sabab Nabadgalyo daro oo sababi kara in Shirkadaha Maalgashi ka baxaan

                            Hargaysa 11.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta md. c/llaahi maxamed Daahir cukuse oo uu weheliyo wasiiru dawlaha wasaarada maaliyada md.cisman c/laahi saxardiid cadaani ayaa shir jaraa’id oo ay maanta si wadajir ah ugu qabteen xarunta wasaarada warfafinta waxa ay caddeeyeen in aanay jirin wax nabadgalyo daro ah oo sababi kara in ay…

                            Read More

                              Ra’isal Wasaare Cabdi Shirdoon Saacid oo Muqdisho ku soo laabtay

                              Muqdisho 11.Sep 2013 (SDN)- Raisal wasaaraha xukumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon iyo weftigiisi oo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda soomaaliya ee Magaalada Muqdisho,waxaana halkaasi loogu soo dhaweeyey si heer sare ah iyadoo ay soo dhaweyntiisa ka qayb qaateen qaar ka tirsan golaha wasiiradda. Raisalwasaaraha oo masuuliyiintii iyo shacabkii ku…

                              Read More