Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo soo dhaweeyay Wefti ka Socda dalka Sucuudiga
Hargaysa 21,Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo awqaafta ee JSL Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradiisa ayaa maanta dalka ku soo dhoweeyey wefti ka kooban lix xubnood oo ka socday Boqortooyada Sucuudi Arabia, weftigaas oo socdaalkoodu ku saabsan yahay ka qayb qaadashada fursadaha maalgashi iyo kuwo taageero ee caalamku ka wado…
