Guddoomiye Cirro Oo Labadiisa Ku-xigeen Cod Dheer Ugu Sheegay Inaanu Goluhu Ahayn Balloodh La Isku Haysto Oo Maxkamadda Lala Galo
Hargeysa:22-Dec-2013(SDN)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Dareenka ay kala Fadhigii shalay ee Golahaas ka muujiyeen labadiisa ku xigeen. Guddoomiye Cirro waxa tilmaamay in wax kasta oo aqlabiyadda Golaha Baarlamaanku isku raacaan ay sharci tahay, isla-markaana hadallada meelahaas laga tuurayaa aanay waxba yeelayn go’aanada ay…
