Ethiopia: State Minister Ambassador Berhane Held Talks With U.S. Special Representative to Somalia

    Addis Ababa, 20 Dec 2013 (SDN) -State Minister Ambassador Berhane Gebre-Christos received a US delegation led by James Mc Anulty , US Special Representative to Somalia at his offices. The Special Envoy expressed his appreciation to Ethiopia’s continued commitment to stability in Somalia and the region as a whole and for its support in hosting huge number of war…

    Read More

      Ra’iisul Wasaare Saacid oo ugu hambalyeeyay Booliska Soomaaliyeed munaasabadda sanadguuradooda 70-aad

      Muqdisho, December 20, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka Booliska Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada aas aaska ciidanka Booliska oo ku beegan maanta oo kale 1943, wuxuuna u rajeeyay caafimaad qab saraakiisha, saraakiil xigeenada, Alifley, Dabley iyo qoyaskoodaba. Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa sheegay in isaga oo ka faa’iideysanaya…

      Read More

        Uhure Kenyata Oo Ku Diirsaday War uu Ka Helay Maxkamadda Caalamiga ah Ee Dembiyada

        Haegue:20-Dec-2013(SDN)-Iyadoo ay taagan tahay Hadal-haynta Dacwadda ka dhanka ah Madaxweynaha Dalka Kenya, ayaa uu Dacwad Oogaha arrintantan gacanta ku hayaa haatan war kale soo saaray.  Dacwad soo oogaha maxkamada caalamiga ah ee dambiyada dagaalka Fatou Bensouda ayaa codsatay in dib loo dhigo dhagaysiga dacwada ka dhanka ah madaxweynaha  dalka Kenya Uhuru Kenyatta kadib markii ay…

        Read More

          Ugaandha oo Dumarka laga mamnuucay dharka gaagaaban

          Kampala Dec 20,2013(SDN)-Xildhibaanada dalka Ugaandha ayaa cod aqlebiyad ah ku ansixiyay sharci iska hortaagaya Dumarka dalkaasi in ay xirtaan dharka gaagaaban isla markaana xakamaneynayaa waxyaabaha anshax xumada horseeda. Wasiirka anshaxa ee dalkaasi Simon Lokodo ayaa baarlamaanka u gudbiyay horaantii sanadkan sharci oranaya dumarka xirta dhar ka gaaban jilbahooda in xabsiga la dhigo. Sharcigan xakameynaya anshax…

          Read More

            Xohyihii Guud ee Hore Ee Xisbiga Ucid Oo Cambaareeyey Hadallo dhawaan Ka Soo Yeedhay Nicholas Kay

            Hargeysa:20-Dec-2013(SDN)-Wasiir Kuxigeenkii hore ee Wasaarada Arimaha Dabada ee Xukuumada Madaxweyne Rayale, isla-markaana muddo gaaban ka hor iska casilay xilkii Xoghayaha guud ee Xisbiga Ucid Md Axmed Aaden Ismaaciil (Axmed Kayse), oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in cadowga Somaliland xoogeystay, waxaanu ku baaqay in loo midoobo.   Axmed Kayse,  ayaa xusay in…

            Read More

              Maalinta Ciidanka Boliska Soomaaliyeed Oo La Filayo In Si Weyn Waddanka Looga Xuso Maanta

              Muqdisho:20-Dec-2013(SDN)-Waxa Maanta Oo Bishu Tahay La Filayaa In Dalka Laga Xuso Sanad-guuradii 74-aad ee Ka soo Wareegta Maalintii la Aasaasay Ciidanka Booliska Somaliyeed. Qiimaha Maalintan darteed ayaa lagu wadaa in meelo kala duwan oo dalka ka mid ah lagu qabto munaasibado waaweyn oo maalintan lagu weynaynayo, iyadoo si weyn looga filayo meelaha ay xukuumaddu gacanta…

              Read More

                Ciidamo dalka Africada dhexe kun ruux ku dilay laba maal mood gudahood

                Bangui Dec 20,2013(SDN)-Hay’ada Amnesty International ayaa warbixin ay shaacisay ku sheegtay in denbiyo dagaal ay ka dhacayaan dalka Africada Dhexe oo ay bilihii u danbeeyay ka socdeen dagaalo sokeeye. Ciidamo u badan Muslimiinta dalkaas oo la yiraahdo Seleka ayaa xilka ka tuuray dawladii uu hogaaminayay madaxweyne Francios Bozize oo u baxsaday dalka Cameron. Xilka Madaxweynenimona…

                Read More

                  Cuba oo markii u horeysay la fasaxay in Gawaarida casriga ah shicibku iibsan karaan

                  Havana Dec 20,2013(SDN)-Dawlada dalka Cuba ayaa golleheeda wasiiradu waxa ay ansixiyeen in shicibka dalkaasi aaney iminka wixii ka danbeeya u baahneyn ogolaasho ay ka helan dawlada si ay u iibsadaan gawaarida casriga ah. Shacabka Cuba ayaan intii ka danbeysay afganbigii ay talada kula wareegeen jebhadii uu hogaaminayay Fidel Castro. Ilaa iyo sanadii afgenbiga ee 1959kii…

                  Read More

                    XUKUUMADDU WAY KU MERGATAY GUDOOMIYIHII WAKIILADA (Qaybtii 3aad)

                    Hargeysa Dec 20,2013(SDN)-iyaasadaha qaladka iyo qardoofada badan ee xukuumaddu ay mucaaridka kula soo dhaqmaysay intii ay xilka haysay waxa barbar socday cabudhinta xoriyadda hadalka iyo burburinta saxaafadda madaxabanaan. Musuq maasuqa ayaa gaadhay heerkii ugu xumaa tan iyo intii ay Somaliland dib ula soo noqotay madaxbanaani deeda taas oo keentay in ay fashilaan mashaariicda ugu muhiim…

                    Read More

                      Ethiopia arrests five for bomb plot

                      Dec 19 (Reuters) – Ethiopian police have arrested five more people suspected of plotting suicide bombings during Ethiopia’s World Cup qualifying match against Nigeria in October, security officials said on Thursday. The planned attack failed when two Somali accidentally blew themselves up a few kilometres (miles) from Addis Ababa Stadium where soccer fans were gathering….

                      Read More

                        UN Envoy Denounces Attack On Medical Convoy In Somalia

                        The top United Nations envoy in Somalia has strongly condemned the attack on a medical convoy outside Mogadishu on Wednesday, killing at least six people. “Somalia, still struggling to build up its health services, relies on the goodwill of NGOs [non-governmental organizations] and medical personnel who work in incredibly difficult conditions to save Somali lives,”…

                        Read More

                          500 killed in violent clashes

                          At least 500 people, most of them soldiers, have been killed in South Sudan since Sunday, a senior government official said, as an ethnic rivalry threatened to tear apart the world’s newest country. The clashes apparently are pitting soldiers from the majority Dinka tribe of President Salva Kiir against those from ousted vice president Riek…

                          Read More

                            War Deg Deg ah:Rag Hubaysan oo dhaawacyo Khatar ah Gaadhsiiyay Madaxii Shaqaalaha ee Shirkada Korontada ee Ilyaas ee Hargaysa

                            Hargeisa 19.Dec 2013 (SDN)-Maddaxii shaqaalah Hayada Korontada oo Lagu magacaabo Ilyaas Daa’uud Ibraahin, ayaa laba nin oo hubaysani dhaawac halis ah soo gaadhsiiyeen wakhti uu ku sii jeeday gurigiisa,Ragan Hubaysan oo Gaadhigiisa ku jaray baabuur ay wateen ayaa waxa Goobtaasi ku dhex maray is Af dhaaf Ay doonayeen Inuu ka soo dego ,Kadib markii uu…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaare Saacid oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Sokorlin

                              Muqdisho, 19 December 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Xildhibaan Xasan Muxumed Cali (Sokorlin) oo maalmihii ugu dameeyey ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa tacsi u diray Guddoonka Baarlamanka, Xubnaha Golaha Shacabka, Ehelkii iyo Qaraabadii uu xildhibaanku ka geeriyooday…

                              Read More