Tvga Universal oo barnaamij gaara ka sameyey soo dhawayntii iyo kulankii Mayor ku xigeenka casimada Somaliland Cabdi Casiis Cagaweyne kula kulmay Madaxda Wadankan Uk Noqdayna Masuulkii u horeya oo la kulma Moyerka London

    London 22Dec13 Tvga Universal oo baraamij gaara ka sameyey soo dhawayntii iyo kulankii Moyer ku xigeenka casimada Somaliland kula kulmay Madaxda Wadankan Uk Noqdayna Masuulkii u horeya oo la kulma Moyerka London baraamijkan oo uu soo diyaariyey Wariye Cabdi Xafiid Maxmuud oo ka hawlgala Tvga Universal oo mahad gaara iska leh inuu qayb libaax ka…

    Read More

      Madaxweynaha Somaliland oo abaalmarino Gudoonsiiyay Da’a yar Suugaanta ku tartantay Daawo

      Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Waxa uu Maanta xafiiskiisa ku qaabilay shahaadooyina ku gudoonsiiyey Hal-abuurada da’a yar ee dhawaan ku guulaystay tartankii loo qabtay da’a yarta Gobolka maroodi-jeex, kaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo dhiiri gelin lahaa hal abuurada dalka u soo koraya, iyaga oo hal-abuuradani ku tartamay…

      Read More

        UNSOM Steers Somalia into Political Abyss

        On December 2, the UN Secretary General (UNSG) submitted a second three-month report on Somalia to the UN Security Council (UNSC) since the establishment of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) on June 3rd in accordance with resolution 2102 (2013). On December 10, the Special Representative of the UNSG, head of UNSOM, Ambassador Nicholas…

        Read More

          “Ma aha in Shakhsiyaad yar oo dantoodii ka dhex waayay wakiilada la maqlo,Maxkamaduna ma aha mid soo kala dhex geli karta oo awood uma laha” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

          Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii u horaysay maanta ka hadlay Faro gelinta ay Maxkamada Sare ku hayso Golaha Wakiilada isagoo Xusay in arrintaasi ay tahay mid ku khaldan Shuruucda dalka , Gudoomiyaha Xisbiga Ucida waxaaa kale oo uu sheegay in dawladnimada looga wanaagsan yahay…

          Read More

            Wasiirka Duulista Hawada oo Dardaaran Siiyay arday ku Guulaysatay inay ka shaqeeyaan Madaarka {DHAGAYSO}

            Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN) Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland ayaa maanta ku qaabishay Gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Caasimada Hargaysa  Toban arday oo ku Guulaystay  Imtixaan ay u Galeen Hay’ada ECOW Mashruuceeda Kakas . Imtixaankan oo ay Galeen in ka badan Kun arday galay isla markaana lagu baahiyay Warbaahinta ayaa waxaa ka hadlay…

            Read More

              Madasha Wada Tashiga oo sheegtay in Dooda Qaran saldhigeedu noqdo sixida dhaliilaha Dastuurka iyo Xeerarka Dalka

              Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa soo dhawaysay Go’aankii ay Sadexda Xisbi iskula Gaadheen in si wada jir ah looga qayb galo Shirka dooda Qaran waxaa kale oo Madashu soo dhawaysay Go’aanka Geesinimada leh ee Akaademiga Nabada iyo Horumarku ku Marti galinayaan Shirkaas dooda Qaran . Sidaas Waxaa lagu sheegay…

              Read More

                “Goluhu isaga ayaa u madax banaan go’aanadiisa sifo sharciga waafaqsan ayaanu Maxkamada ugu Jawaabaynaa” Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

                Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta Jawaab ka Bixiyay Go’aan ay Maxkamada Sare ee Qaranku ku Hakisay Go’aankii Golaha Wakiiladu ku ansixiyeen Gudi hoosaadyada uu Golahaasi ka kooban yahay waxaanu Gudoomiyuhu ku dooday inaan Maxkamada Sare ka garnaqi karin Khilaafka ka dhasha Xeer hoosaadka Golohodu ku dhaqmo…

                Read More

                  Muqdisho: Banaan bax lagaga soo hor jeedo dilkii lagu khaarajiyay Dhakhaatiirtii Suuriya u dhashay oo maanta dhacay

                  Muqdisho 22.Dec 2013 (SDN)- Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo dilkii dhowaan duleedka magaalada Muqdisho loogu geystay dhaqaatiir u dhashay dalka Syria ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Boqollaal arday ah iyo dadweyne caadi ah ayaa ka qeyb-galay dibadbaxa oo ay ku muujinayeen sida ay uga caraysan yihiin dilka dhaqaatiirta iyo shaqaalaha gargaarka ee aan…

                  Read More

                    Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee UCID oo ka faalooday khilaafka wakiilada

                    Hargeysa Guddoomiye ku-xigeenka sadeexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa ka waramay khilaafka hareeyay gollaha Wakiilada ee Somaliland iyo halka Khilaafkaasi uu salka ku hayo. “Xaqiiqada waxa loogu yeedhayo khilaafka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Sonaliland waxad moodaa in la majare habaabinayo oo aan runta laga sheegayn. Maqaal todobaadkii hore arintan kaga…

                    Read More

                      Somaliland: Government Signs 1.8 Million Deal with Yemeni Owned ANSAN WIKFS (Hadramaut)

                      Hargeisa, 22 Dec 2013 (SDN) -Somaliland government has signed a deal $1.8 Million with ANSAN WIKFS (Hadramaut) Limited (Ansan) a privately held company which provides oil and mineral resources. The Yemeni owned company is engaged in various activities which include exploration, acquisition, development and operation of petroleum and mineral properties in several countries around the…

                      Read More

                        Open letter to President Silanyo: Hubaal Newspaper and Media Freedom in Somaliland

                        London, 22 Dec 2013 (SDN) -Somaliland Focus, a UK based group whose members are individuals with personal and/ or professional interests in Somaliland has written a letter to Somaliland government expressing concerns about ongoing harassment and intimidation of news media members in Somaliland. The letter is addressed to the president Ahmed Mohamed Mohamoud ‘Silanyo’  …

                        Read More

                          XUKUUMADU BULSHADA HAKA QANCISO DHOWR ARIMOOD

                          ANOO KU HADLAAYA AFKA BULSHADA SOMALILAND WAXAAN HALKAN KA CODSANAYAA XUKUUMADU INAAY NAGA QANCISO HESHIISYADAN AY LA GASHO SHIRKADAHA SHIDAALKA AMABA KUWA KALE EE KALA DUWAN. SU’AASHAYDA KOWAAD WAXA WEEYE HADAANU NAHAY BULASHADA DALKA MAXAA AY NOOGA MEEL DHIGTAY DAWLADU? SU’AASHAYDA LABAAD WAXA WEEYE SHIRKADAHA SHAQALAHA AY QAADANAYIIN MAAN LAGALA XAAJOON? SUAASHAYDA SADEXAAD WAXA WEEYE…

                          Read More

                            XUKUUMADANI INDHO ADAKAA!

                            MAAMUL WALBOO DUNIDA KA JIRAA WAXUU ISKA DHOWRAA WAXII SUMAD KU NOQONAYA EE TAARIIKH XUN U REEBAYA. HADABA MARKA AAD EEGTO XUKUMADAN MADAXWEYNE SIILAANYO HOGAAMINAAYO, AYAA WAXAA DHACAY DHOWR ARIMOOD OO AAD U FOOL XUN OO HAB MAAMULKA XUKUMADAN NABAR KU AH. ARIMAHA DHACAY WAXAA KA KOOW AH WEERARKII WARGEYSKA HUBAAL OO DHAMAAN AAD UGA…

                            Read More

                              Daneeyayaasha Caalamka Uga Doodda Dawladnimada Somaliland Oo Warqad Furan U Soo Diray Madaxweyne Siilaanyo, Jariirada HUBAAL iyo Saxaafadda Madaxa Bannaan

                              London: (SDN)- Dr. Steve Kibble oo ah Ku xigeenka Madaxa, Somaliland Focus (UK) ayaa Warqad ku suntan Qaddiyadda Wargeyska HUBAAL iyo Xayiraada la saaray u soo diray   Madaxweynaha Somaliland.   Dr. Steve Kibble  oo warqaddiisa furan cinwaan uga dhigay “ Warqad furan oo ku socota Madaxweyne Siilaanyo: Jariirada HUBAAL iyo Saxaafadda Somaliland”, waxa uu kaga…

                              Read More

                                Muran Madaxtooyada ka soo Aloosmay Oo ka Taagan Tiyaatarka Hargeysa Iyo Gacan-ka-hadal Laga Cabsi qabo inuu Ka Qarxo

                                Hargeysa:22-Dec-2013(SDN)-Waxa kacsan Xaallada Shacabka Reer Hargeysa, kadib muran soo Noqnoqday oo ku saabsan dhismaha Tiyaatarka Hargeysa oo haatan la sheegayo in Koox Xildhibaan Cali Marreexaan u gadh-wadeen yahay lagu wareejiyey dhamaystirkiisa. Sida ay sheegayaan wararka soo gaadhay shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, waxa taagan xaalad adag oo shacabku kaga soo horjeedaan Oggolaansho la sheegay inay Madaxtooyadu…

                                Read More

                                  Dagaal Ballaadhan Oo Haatan Afgoye Ku Dhex Maraya Garabyo Ka Tirsan Ciidanka Militariga Somalia

                                  Afgoye:22-Dec-2013(SDN)-Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa saaka la sheegayaa inuu dagaal cusub ka qarxay.   Dagaalka hadda ka socda degmda Afgooye waxa uu u dhaxeeyaa ciidamo ka wada tirsan dowladda, sida ay sheegayaan dadka deegaankaas deggeni, waxana lagu wadaa inuu dagaalkaasi sii ballaadho,maadaama inta badan dagaalka Ciidanka dhexdiisu keeno dhimasho fara badan. Labadan dhinac…

                                  Read More

                                    Madaxtooyada oo ka Hadashay Shirka dooda Qaran ee Sadexda Xisbi Isla qaateen

                                    Hargaysa 22.Dec 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaaa sheegay inaaan Xisbiyada Qaranku Awood u lahayn inay qabtaan Shir Qaran. Hadalka Afhayeenka ayaa ka danbeeyay kadib markii Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye uu MadMadow geliyay Heshiiskii uu labada Xisbi Mucaarid la gaadhay. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DHUXUL.mp3″]

                                    Read More