Siyaasadda Kor U Qaadista Musuqa ee Madaxwayne Silanyo: ( Nin Qadhaab Hela, Nin qataabsada, Nin iskaba qada, Ha la qalabsado)
Hargeysa Sept 10,2013(SDN)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga UCID Cali Gurey ayaa faallo ka warameysa musuqa xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo Bulshada u soo bandhigay. “Kal hore bishii March ayaa urur goboleedka IGAD ku dhawaaqay in EU ay maalgelinayso mashruuca Wadada Berbera/Tog Wajaale si ku loogu qaado isku xidhka gobolka loona fududeeyo hawlaha ganacsiga iyo gaadiidka. Markii la…
