“Somalia waxaa Faro gelin ba’an ku haya Dawladaha deriska la ah” Siyaaasi Jaamac Cali Jaamac
Muqdisho 05.Sep 2013 (SDN)- Siyaasi Jaamac Cali Jaamac ayaa sheegay in dowladaha deriska la ah Soomaaliya ay fara galin ba’an ku hayaan Siyaasadda gudaha ee Soomaaliya gaar ahaan Dastuurka ku meelgaarka ah ee lagu muran san yahay oo uu sheegay iney ku lug leeyihiin. Jaamac Cali Jaamac oo khudbad ka jeedinayey shir weynaha ka tashiga aayaha…
