Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Malaaq Yuusuf Cali Seekh Oo Baydhabo Lagu Dilay
Muqdisho Sept 04,2013(SDN)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Malaaq Yuusuf Cali Sheekh oo ka mid ahaa Malaaqyada ugu caansan gobolka Baay kaasi oo ay xalay kooxo dhagarqabeyaal ah ku dileen magaalada Baydhabo. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa yiri “INAA…
