Warbixin lagu laalay tii kooxda dabagalka ee Qaramada Midoobay iyo dareenka Madaxweynaha Somalia

    Muqdisho 06.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay warbixin ay soo saareen hay’adda ugu sarreysa arrimaha baaritaanka dambiyada xisaabaadka iyo koox garyaqaanno ah, taas oo lagu laalayo warbixintii ay ka qortay Soomaaliya iyo Eritrea kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunaqabateyta hubka ee saaran Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu soo…

    Read More

      “Baadhitaan Caalami ah kadib waxay Dawlada Federaalku beeninaysaa Warbiximaha Qaramada midoobay” Ra’isal wasaare Xigeenka Somalia

      Muqdisho 06.Sep 2013 (SDN)- Ra’isal wasaare Xigeenka Somalia ahna Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia Marwo Fawziya Yusuf  ayaa Maanta si adag uga hadashay Warbixino ay soo saareen Qaramada Midoobay isla markaana ku Tilmaantay beeno aan Sal iyo Raad toona lahayn. Ku simaha Ra’iisal Wasaaraha, ahna Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa…

      Read More

        Ra’isal Wasaare Saacid oo Booqasho Shaqo ku Tagay Dalka Jabuuti

        Muqdisho 06.Sep 2013 (SDN)- Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku gaaray magaaladda Djibouti ee caasimadda dalka jibouti isagoo kasoo duulay magaaladda Jeddah ee Boqortooyadda dalka Sucuudiga. Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya waxaa garoonka dayuuradaha ee Djibouti kusoo dhoweeyay Wasiirka Cadaaladda isla markaasna ah kusimaha Ra’isul Wasaaraha dalka…

        Read More

          Maraykanka iyo Somalia Oo Jawaab ka Bixiyey Hadalkii Al Amriki

            Muqdisho:6-Sep-2013(SDN)- Xukuumadaha Soomaaliya iyo Marayakan ayaa jawaaba ka bixiyey Hadalkii ka soo yeedhay Toddobaadkan Abuu Mansuur Al-amriki oo sheegay inuu ka baxay ururada Al-qaacida iyo Al-shabaab oo uu hore uga mid ahaan jirey. Xukuumadda Washington ayaa sheegtay inaanay waxba iska beddelin mawqifkeedii ku aaddanaa cumar Al-xamaai, islamarkaana wali madixiisu ugu joogo 5-tii milyan ee…

          Read More

            Qaar ka mid Ardayda Jaamacadda Hargeysa oo Hay’adda Caritas ku Eedeeyey Xadhigga Arday xabsiga muddo ku jira

            Hargeysa:6-Sep-2013(SDN)-Qaar ka mid ah Ardayda wax ka barata jaamacadda Hargeysa, si kulul u cambaareeyey xadhig iyo tacaddi lagula kacay Arday ka tirsan jaamacadda Hargeysa oo muddo ku  jira jeelka. Ardaydan oo Maalintii shalay shir jar’aaid ku qabtay Magaalada Hargeysa, sheegay in ardaygaas oo ka mid ahaa ardayda firfircoon ee ra’yigooda cabira uu ku xidhan yahay…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Hab Maamuus Sare loogu qaabilay Imaaraadka(SAWIRO)

              Dubai 06.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasiirka arrimaha dibada Iyo iskaashiga caalamiga ah Mohamed biixi yoonis ayaa habmaamuus sare Laguna qaabilay dalka imaaraadka Carabta,Isagoo Kulan Muhiim ahna la Yeeshay wasiirka xigeenka arrimaha dibada Iyo amniga sheekh faris mohamed Al.masruuci.UAE. Kullankan oo waxa lagaga wadahadlay sii xoojinta xidhiidhka labada dal Iyo Kor u Qaadida kaalmada ay sii…

              Read More

                Mareeyaha Dekedda Berber Oo Xabiga Dhigay Caaqil ay isku Beel Yihiin

                Berbera:6–2013Sep(SDN)_Caaqil Daa’uud Cabdi Jaamac oo  Toddobaadkan horraantiisii calee-saarkiissa muran ka dhashay, ayaa waxa xabsiga u taxaabay Maareeyaha Dekedda Berbera oo ay iskuu beel yihiin, walina ma cadda sababta rasmiga ah ee uu caaqilkaasi u xidhan yahay. Caaqilkan ayaa horraantii Toddobaadkan lagu  waday in lagu caleemo-saaro Degmada Mandheera, gaar ahaan deegaanka Carroweyne oo Beeshu degto ayaanay…

                Read More

                  Mujj. Cali Gurey oo soo bandhigay Wasiirada ugu Musuqa badan xukuumada Somaliland:Mashaariicdooda Mooyee Waabay Inooga Dari

                  Hargeysa Sept 06,2013(SDN)_Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Mujj Cali Gurey ayaa soo bandhigay faalo uu ku eegao wasiirada ugu musuqa badan xukuumada uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wasiiradan ayaa ka siman sida qoraalka Mujj. Cali Gurey lagu xusay in ay isku reer yihiin madaxweyne Axmed Siilaanyo,qoraalkuna sidan ayuu u dhigan yahay:Wasiirada Axmed Silanyo kuwa…

                  Read More

                    “intii yarayd ee la inoo ictiraafsanaa Haddii la yidhaahdo Galbeedkii Nabad maaha Isaag-land Bay Noqonaysaa, waana ta la inala doon-doonayo” Gudd. Faysal cali waraabe.

                    Hargeysa:6-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda  Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inay waddanka ka ridday qas iyo jaah-wareer ba’an. Islamarkaana sabab u noqotay in meelo badan oo dalka ah Nabadgelyo darro ka dhacdo. Eng. Faysal oo maalintii shalay khudbad dheer ka jeediyey madal ay xubno ka tirsan golaha Deegaanka ee…

                    Read More

                      Wadaadka ugu sareeya Mad-habta Catholic-gaoo ka horjeestay weerar lagu qaado Syria,fariina u diray madaxda Ururka G20

                      Vatican Sept 06,2013(SDN)-Wadaadka ugu sareeya Mada mad-habta Catholic-ga ee Pope Francis ayaa qoraal uu u diray madaxda haatan shirku uga socdo Ruushka ee G20 ayaa waxa uu ku sheegay sida uu uga soo horjeedo weerar ciqaab ah oo lagu qaado dalka Syria. Wadaadka ayaa qoraalkiisa ku sheegay in uu hayo qorshe dhexdhexaadin ah oo nabad…

                      Read More

                        Somali Diasporas in Norway Successfully Join Politics

                        Somali Diasporas living in Norway are making a political progress while many of them have joined into national political parties in Norway. Abdullahi Mohamed Alas is a Somali-Norwegian citizen and politician living in Norway’s capital, Oslo for thirty years. Alas who spoke to Radio Dalsan on the phone said he relieved being a Somali-Norwegian politician…

                        Read More

                          Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Oo Hambalyo Iyo Soo Dhawayn U Diraya Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Ee Maanta Ku Soo Biirey Xisbiga UCID‏

                          Hargeysa Sept 06.2013(SDN)-Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID Md Axmed Keyse ayaa dhambaal Hambalyo iyo soo dhaweyn isugu jira u diray Tiro Xildhibaano gollaha degaanka Awdal iyo Selal ka soo gala jeeda. Xoghayaha oo qoraalkan u marayay saxaafada ayaa sidan u qoraa:Waxaanu Hanbalyo kal iyo laab ah u Dirayaa Shirwaynaha lagu soo dhaweeyay Xildhibaanada Cusub Dhamaan…

                          Read More