Wasaarada Qorshaytanta Qaranka oo Shaacisay Cilmi baadhis ay ka sameeyeen Gobolada bari ee Somalilandsoo Bandhigtay daraasado ay ka soo sameeyeen

    Hargaysa 03.Sep 2013 (SDN)- Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa maanta saxaafadda uga warbixisay hawlgalo ay wasaarad ahaan ka soo fuliyeen xog ogaal u noqoshada xaaladda dhabta ah ee ka jirta Gobolada Sool iyo Sanaag Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorshaynta C/rashiid Axmed Guuleed ayaa sheegay in ujeedada ay dhowaan wasaaraddu goboladaa uga hawlgashay ay ahayd in laga…

    Read More

      ‘Maxkamadi Sanaag Waxay Noqotay Saylad Halka Ugu Xumina Waa Xer Ilaalinta” Xildhibaan Jamac Jibriil

      Ceerigaabo 03.Sep 2013(SDN)- Xildhibaan Jaamac Jibriil Jaamac ”JJ” oo kamid xildhibaanada golaha deegaanka degmada ceerigaabo ayaa eedayn kulul dhalada usaaray maxkamada gobolka oo uu sheegay inay noqotay saylad ay joogaa dad uu ku sheegay dilaaliin waxana uu xildhibaan Jaamac farta ku fiiqay in sababata cadaalada gobolka sanaag la dhitinaysa ay tahay xer ilaalinta oo shaqadeedi…

      Read More

        Dowladda Somalia oo ka aamustay dhawaqa Qaylo dhaanta Punt land,Isla markaana bilowday Qorshe Cusub

        Muqdisho 03.Sep 2013 (SDN)- Xog naga soo gaartay qaar ka mid ah saraakiisha dowlada federaalka Soomaaliya ee sida weyn ula socda dhaqdhaqaaqyada Madaxda sare ee Federaalka ayaa waxa ay sheegaysaa in Madaxweynaha, Ra,iisulwasaaraha iyo xubanaha kale ee wasiirada ay bilaaween qorshe cusub oo ay ku soo jeedanayaan gobollada bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya islamarkaasna ay dhegaha…

        Read More

          Gudoomiyaha Gobolka Gebilay oo ka waramay mashaariic Gobolkaas laga Hirgaliyay

          Hargaysa 03.Sep 2013 (SDN)- Maamulka heer gobol ee Gobolka Gebilay ayaa maanta ka Warbixiyay xaaladda guud ee Gobolkaasi gaar ahaan dhinacyada waxbarashada iyo arimo kale.. Gudoomiyaha Gobolka Gebiley Md Yuusuf Ibraahin Geeddi oo maanta ku sugnaa magaalada caasimadda ah ee hargaysa ayaa sheegay inay hadda gacanta ku hayaan dib u furistii gegida diyaaradaha ee Magaalada…

          Read More

            “Korodhka Miisaaniyada 2014 Kuma Jiraan Shaqaale badani inay Galaan ama ka dhex Muuqdaan Balse..” Wasiirka Maaliyada Somaliland {DHAGAYSO}

            Hargaysa 03.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Sheegay In Miisaaniyada Xukuumada ee Sannadkan aynu ku Guda Jirno ee 2013 ay dhamayd 125 Milyan,Waxaanu Xusay inay weli ku Hawlan yihiin sidii ay u dejin lahaayeen Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee sannadkan soo socda. Wasiirka Maaliyadu waxaa kale oo uu…

            Read More

              Gaadhi Demdemis ah oo Shirkada Dahabshiil ku Wareejisay Gobolka Togdheer

              Burco 03.Sep 2013 (SDN)- Shirkadda Dahabshiil ayaa gaadhi dab-damis ah oo deeq ah ku wareejisay dowladda hoose ee degmada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Maxamed Yuusuf oo ah madaxa shirkadda Dahabshiil ee gobolka Togdheer ayaa sheegay in kaddib markii ay arkeen baahida loo qabo adeegga dab-damiska ay go’aansadeen inay ku deeqaan gaariga. Duqa magaalada Burco,…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magaalada Marka Safar dhinaca dhulka ah ku Tegay

                Marka 03.Sep 2013 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar dhinac dhulka ah ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Madaxweyne Xasan ayaa u kuurgalaya xaaladda gobolka Shabeellaha Hoose iyo sidii loo adkeyn lahaa ammaanka, sida uu Bar-kulan u sheegay afhayeenka madaxtooyada, Injineer Cabdiraxmaan Yariisow oo ka mid…

                Read More

                  Masaajid ku yaal Canada oo la weeraray(SAWIRO)

                  Montreal Sept 13.2013(SDN)-Masaajid ku yaal magaalada Montreal  ee dalkan Canada ayaa maalinimadii shalay waxa weeraray dad sheegtay in ay neceb yihiin muslimiinta ah ee magaaladaasi ku nool. Dadkan aan is cadeyn cida ay yihiih ee weeraray masjidka ayaa sidoo kale waxa ay macbadka u direen qoraal karaaajiyo said ah xamaarsanaa iyo faahfaahin ay weerarkooda ka…

                  Read More

                    Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka oo Beeniyey in lagala Goostay Baabuur Tigniko ah

                    Ceerigaabo:3-sep-2013(SDN)-Saraakiil  Sar sare oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa beeniyay warar sheegayay in Gaadiid Tikniko ah iyo Ciidankii watay-ba ay ka goosteen, isla markaana u galeen Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.   Sidoo kale saraakiisha ayaa tilmaamay inuu warkaasi ahaa been abuur ay qaar ka mid ah warbaahintu hubsiimo la’aan ku baahiyeen. Maxamed Cabdiraxmaan Cali …

                    Read More

                      Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay shirka qaran ee Muqdisho ka socda

                      Muqdisho:3-Sep-2013(SDN)-Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweysay shir qaran  oo Maalintii shalay ka furmay Magaalada Muqdisho, kaas looga hadlayo qabashada doorasho xor ah oo 2016-ka ka dhacda Soomaaliya.   Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo hadal ka jeediyay furitaanka shirka ayaa sheegay in Qaramada Midoobay ay dowladda Soomaaliya…

                      Read More

                        Obama oo Gacanta ku Haya tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee Dagaalka Suuriya

                        Washington:3-Sep-2013(SDN)- Madaxweyne Barack Obama ayaa  wali ku hawllan sii wadidda dadaalkiisa uu taageerada kaga raadinayo congresska Maraykanka si uu tallaabo militari uga qaado dawladda Suuriya.   Sharci dejiyeyaasha qaarkood ayaa shaki ka muujiyey qorshihiisa, Dalka Ruushka ayaa isna su’aal ka keenay caddeymaha go’aankan ka dambeeya, waxana uu taageero weyn ka haystaa dalka awoodda badan ee…

                        Read More

                          Roobab Habeennadii ugu dambeeyey ka da’yey Hargeysa oo waxyeello u geystay Jidadka waaweyn ee Magaalada

                          Hargeysa:3-Sep-2013(SDN)-Roobab lexaad leh oo labadii Habeen ee ugu dambeeyey ka da’ayey Magaalada Hargeysa iyo Hareeraheeda ayaa waxyeello kala duwan u geystay jidadka waaweyn ee caasimadda. Waddooyinka Caasimadda Hargeysa, ayaa Guud ahaanba ah kuwo gaboobay oo  dayac badani hadheeyey, iyadoo ay jiraan qaar cusub balse tayadoodu liidato, haddana waxa marka kasta dhibaato badani haysataa dadka iyo…

                          Read More

                            DHEGEYSO:wasiirka duulista iyo hawada oo ka hadlay imaatinka diyaaradii labaad ee soo fadhiisata madaarka caasimada Hargeysa

                            Hargeysa Sept 03,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi ayaa khudbad uu maanta jeediyay waxa uu uga waramay duulimaadkii labaad ee soo gaara madaarka magaalada Hargeysa. Duulimaadyada madaarka caasimada ayaa haatan u muuqda in ay caadi ku so noqonayaan ka dib kolkii uu madaarku dayactir u xiraa mudo dheer,DHEGEYSO [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiiirDaalo2(1).mp3″] HALAKAN MOBILKA…

                            Read More

                              Barack Obama oo Dhabaha u Xaadhaya duulaan ka dhan ah Xukuumada Bashaar Al asad

                              Washington 02.Sep 2013 (SDN)-Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sii wada dadaalkiisa uu taageerada kaga raadinayo congresska Maraykanka si uu talaabo militari uga qaado dawladda Suuriya. Sharci dejiyeyaasha qaarkood ayaa shaki ka muujiyey qorshihiisa. Dalka Ruushka ayaa isna su’aal ka keenay caddeymaha go’aankan ka dambeeya. Mr. Obama ayaa Isniinta maanta Aqalka Cad ku marti galinaya Senator…

                              Read More