Mayor ku Xigeenka Hargeysa oo la Kulmay Jaaliydayaha iyo Madaxda Bristol, Cardiff, iyo Sheffield(SAWIRO)

    Bristol Dec 19,2013(SDN)-Mayor ku Xigeenka Caasimada Somaliland ee Hargeysa Mudane Cabdi Casiis Maxamed Xaashi “Cagoweyne” oo hawlo shaqo u jooga Dalkan Britain ayaa kulamo aad u balaadhan la yeeshay Maayorrada iyo Madaxda Jaaliyadaha magaalooyinka Bristol, Cardiff, iyo Sheffield ee Dalkan UK. Ugu horrayn Mayor ku xigeenka ayaa waxa uu kulan aad u balaadhan la yeeshay…

    Read More

    Capital One Cup Semi Finals 2013 oo La Isu Miciyolisanayo (By Jaahuur)

    London-19-Dec-2013-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaaiyo Ingiriiska oo la isku feentey (Capital One Cup Semi Finals 2013). Koobkan oo aad looga qadiriyo carigaa Ingiriiska ayaa waxaa isku soo hadhay 4-ta Naadi ee kala ah Man United,Man City,Sunderland iyo West Ham United,laakiin aawey kooxihii kale ee caanka ahaa? Haddaba 4-tan Naadi yeey soo kala…

    Read More

      Madaxweyne Xalinta Cabashada Shaqaalaha Tv-ga ma Xaqa ayaad garabka saari, Mise Dulmiga?

      Waxaa dhawaanahan warbaahinta ku soo noqnoqday wararka sheegaya in khilaaf xoogan oo lagu kala jabay kana dhexeeyay masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta oo ay ugu horeeyaan Wasiirka iyo Maareeyaha, taas oo ay barbar socotay cabasho shaqaalaha Tv-ga qaranku ka tirsanayeen sida ay sheegeen maamul xumo iyo qabyaalad aan gabasho lahayn oo uu ku kacay Maareeyaha Tv-gu ….

      Read More

        WAX YEELADU DABEECADAYDA AYAY KA MID TAHAY ?

        Dabeecadaha dadku way kala duwan yihiin , oo qaarkood waxay leeyihiin , 1-Dabeecadda xayawaanka doogga cuna oo kale , kuwaas hami iyo qamigoodu yahay , wax lacuno -wax lacabo iyo shahwad uun . 2-Dabeecadda xayawaanka hilibka cunana , waa in uu wax dilo – wax burburiyo -wax gaado  colaad -nacayb wax ka baji – hanjabaad…

        Read More

          Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro

          Ilaahow aanaan caqliga waayin. Ilaahow naga kori Cadaabta aduun iyo ta aakhiroba.       Waxaa la yidhi : La hubsayoo, Gorayo haad noqon weydey.       Sideedaba Soomaalidu, siiba ta Federaalka Soomaaliya (een shinkeedu buuxsamin) wali mey Fahmin waxa ay tahay “Dowladnimadu” ama Qaranimadu.       Hadii si walba la isugu dayey…

          Read More

            Somalia: Militants ambush doctors convoy killing 6

            MOGADISHU, Somalia (AP) – Suspected armed Islamic militants on Wednesday ambushed a convoy carrying doctors near the Somali capital, killing six people, three of them Syrian doctors who were in the country giving medical assistance, officials said Wednesday. Capt. Mohamed Hussein, a senior Somali police commander, said the convoy came under attack in a semi-forested…

            Read More

              Hargeisa deputy mayor (Councillor Abulaziz Mohamed Hashi) posses all concepts and successful qualities to become a future Leader

              Hargeisa deputy mayor (Councillor Abulaziz Mohamed Hashi ), who is at present in official visit to UK, has all concepts and successful qualities to become a future Leader. Today December 18, 2013, he will meet and address the Diasporas here in London with regard all the issues in general in Somali-land local governments and in…

              Read More

                Xaflad lagu soo dhawaynayey Mayor ku xigeenka Hargaysa Cabdicasiis Cago wayne oo soo qaban qabiyeen Hablaha Garoodi Uk oo ka dhacday London

                London 19Dec13 (SDN) Xaflad aad iyo aad loo soo agasimay oo ay soo qaban qabiyeen hablaha garoodi ee uk oo lagu soo dhawaynayey maayor ku xigeenka Casimada Somaliland Mudane Cabdi casiis Maxamed Xaashi Cagawayne aya waxay ka dhacday bartamaha caasimada London xafladan oo ka soo qayb galeen dad wayno aad u tiro badan iyo xisbiyada Mucaaradka…

                Read More

                  Madaxweyne C.raxmaan Faroole oo ugu Hanjabay Murashixiinta ka qayb galaya doorashada Madaxtinimo inuu ka qaadi doono talaabo Sharci {DHAGAYSO}

                  Garowe 18.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land C.raxmaan Maxamed Faroole ayaa ugu Hanjabay Murashixiinta kula loolamaya Xilka Madaxtinimo ee Punt land inuu ka qaadi doono Talaabo sharciga Waafaqsan,Hadii ay Joojin Waayaan Sida uu ku dooday Burbur ay la rabaan Maamul Goboleedka uu Hogaamiyo . Madaxweyne Faroole Waxa uu sheegay in Sidii ay hawshu…

                  Read More

                    Guddiga Mashruuca dhismaha Wadada-cad ee Hargeysa iyo Sallaxlay oo beeniyay war laga faafiyay wada-hadal dhexmaray Guddigooda iyo Wasiirka Madaxtooyada

                    Hargeysa December 18, 2013 (SDN)- Guddiga mashruuca dhismaha Wadada-cad ee xidhiidhisa magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley, ayaa beeniyay war laga faafiyay booqasho uu Isniintii doraad Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan ku tegay jidkaas dhismihiisu socdo iyo nuxurka wada-hadal dhexmaray guddiga mashruucaas iyo Wasiirka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soosaaray Xoghayaha Fulinta guddiga mashruuca dhismaha…

                    Read More

                      Afar Dhakhtar oo u kala dhashay Suuriya,iyo Somalia iyo ilaaladoodii oo Maanta lagu khaarajiyay Duleedka Muqdisho

                      Muqdisho 18.Dec 2013 (SDN)- Ugu yaraan 6-qof oo sadex ka mid ah ay ahaayeen Dhakhaatiir sadex ay u dhasheen dalka Suuriya iyo mid Soomaali ah ayaa maanta loogu geystay Fal Khaarajin ah Duleedka Muqdisho, gaar ahaan halka lagu magacaabo Siinka Dheer oo 15-km dhinaca Koofureed kaga beegan Muqdisho. Dhakhaartiirta la dilay ee Ajabiga iyo Somalida…

                      Read More

                        Xuska Maalinta Muhaajiriinta oo Hargaysa lagu qabtay iyo Wasiirka Dibu dejinta oo ka hadlay

                        Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada dib u dajinta JSL Md Axmed Cabdi Kaahin ayaa maanta ka qeyb galay munaasibad  lagu xusayay  maalinta muhaajiriinta   adduunka oo lagu qabtay xarunta la talinta gaarka  ah ee muhaajiriinta MRC ee magaaladda hargaysa. Xafladan oo ay kazoo qeyb galeen madaxa xafiiska MRC hayadaha I O M UNHCR ururada xuquuqul…

                        Read More

                          Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka Somaliland oo Xogwaran Siisay Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 18.Dec 2013 (SDN)-Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa Xogwaran gaar ah oo ay Maanta Siisay Shabakada Qurbejoog.com waxay ku faahfaahisay Qorshaha Waxqabad ee u Suuro galay Sannadkan sii Galbanaya ee 2013-ka. Marwo Nimco Xuseen Qawdhan waxaa kale oo ay Sharaxaad ka bixisay Hawl galada u qoondaysan Wasaaradeeda…

                          Read More

                            Murashixiinta doorashada Punt land oo Isimada ugu baaqay inay soo faro geliyaan Khilaafka iyaga iyo Madaxweyne Faroole

                            Garowe 18.Dec 2013 (SDN)- Musharrixiinta u taagan xilka madaxtinnimo ee maamulka Puntland ayaa codsanaya in isimada, waxgaradka iyo ganacsatada reer Puntland ay soo kala dhex galaan khilaafka u dhaxeeya musharrixiinta iyo madaxweynaha talada haya Cabdiraxmaan Faroole. Cabdullaahi Siciid Samatar oo ah guddoomiyaha musharrixiinta xilka madaxweyne ee maamulka Puntland ayaa sheegay in ay doonayaan doorasho xalaal…

                            Read More