10-Xaqiiqo oo ku saabsan Cali Khaliif Galaydh, Balse Aanay Dad Badani Ogayn
Warqad furan oo ku socota Professor Cali Khalif Galleyr. Waayahaan dambe waxaa gayiga Soomaaliyeed saabtay, qaylo-dhaan sheegaysa in Cali Khalif Galleyr noqday siyaasi aan qumanayn. Amar Ilaahay, waxaa Alle igu soo duwey, inaan siyaasiinta haragga weyn ee sumcaddoodii qatarta ku jirto u bidhaamiyo sidii ay shartooda u badbaadin lahaayeen. Qoraalkaanuna arrintaas ayuu ku wajahan yahay….
