Wasiirka Warfaafinta Somalia oo soo Saaray Go’aamo la Xidhiidha Shirkadaha Diyaaradaha

    Muqdisho 25.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo saaka xafiiskiisa kula shiray dhamaan shirkadaha diyaaradaha ee dalka ka hawlgala ayaa soo saaray go’aamo ay soo dhaweeyeen dhamaan shirkadaha diyaaradaha dalka ka shaqeeeya. Shirkan oo qaatay saacado ayuu wasiirku ugu horeyn uga mahadceliyay adeegga ay shirkadahani u hayaan shacabka…

    Read More

      Baladweyne oo uu ka Bilaabmay Mashruuc lagu magacaabo Tiro koobka Dadweynaha

      Beledweyne 25.Aug 2013 (SDN)-Mashruuc loogu magacdaray darisaynta iyo tirakoobka dadweynaha ayaa galinkii dambe ee shalay ka billowday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Guddoomiye ku xigeenka maaliyadda gobolka Hiiraan Bashiir Xuseen Dhoorre oo hadal ka jeediyay xaflad lagu soo xiray tababar labo maalmood u socday howl-wadeennada, laguna furayay tirakoobka iyo darisaynta ayaa sheegay in daraasad…

      Read More

        Shir looga hadlayo Doorka Saxafiyiinta Qurbejooga ay uga qayb qadan lahayeen saxafada xorta ayaa lagu qabtay Hargaysa si toosna uga daawo qurbejoog.com

        Hargaysa 25Augst13(SDN)waxa imika si toosa uga socda caasimada somalilnd ee hargaysa shir looga hadlayo doorka saxafiiyiintu qurbejooga uga qadan lahayeen dib u soo celinta saxafada xorta iyo sidii layska ka shan lahaa saxafiiyinta ku sugan dalka gudahiisa shirkan oo so qaban qabisay Social Research and Development institute (SORADI)ayaa waxa ka qayb galay saxafiiyinta ku sugan…

        Read More

          Mas’uuliyiinta Degmada Laascaanood oo Kulan ay ku darsayaan Horumarinta degmadasi uu furmay

          Laascaanood 25.Aug 2013 (SDN) Agaasimaha guud ee wasaradda Qorshaynta iyo horumarinta ee JSL Md cabdirashiid Axmed Guuleed ayaa  kulan u furay Mayor-ada Degmooyinka Gobolka Sool iyo isu duwayasha Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda ee Gobolkasi. Kulankan oo lagu daraasadaynayo dejinta qorshaha horumarineed ee Gobolka Sool ayaa lagu soo bandhigi doonaa baahiyaha aasaasiga ah ee degmooyinka Gobolka, iyadoo…

          Read More

            Laba Dumar ah Oo Walaalo ah Oo Lagu dilay Deegaan Bacaadweyn

            Galkacyo:25-Aug-2013-(SDN)-Guddoomiye-ku-xigeenka Degmada Bacaadweyn ee Gobolka Mudug Cabdi Nuur Mire Guuleed  ayaa xaqiijiyay in ruux hubaysani uu Habeenkii xalay laba haween oo walaalo ah oo ku dilay deegaankaasi. Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in ruuxa falkaasi geystay horeu dil uu u ugu geystay islamarkaana uu xidhnaa, iyadoo mar qudha uusoo baxsaday falkaasi kale ee naxdinta lehna…

            Read More

              Maleeshiyooyin ka tirsan Labada Beelood ee Dirirtu ku dhex martay Deegaanka Oog oo Xalay Goob cidlla ah iska Helay iyo Ciidanka Ammaanka oo Tallaabo Adag ka qaaday

              Oog:25-Aug-2013-(SDN)-Laba maleeshiyo Beeleed oo ka  soo jeeda Beelihii dhawaan dirirtu ku dhex martay Deegaanka Oog ee Gobolka Sanaag, ayaa habeenkii xalay is rasaasayn toos ahi ku dhex martay Aaggaas. Israsaasayntaas oo in muddo ah socotay, ayaan la soo sheegin  cid wax ku noqotay, waxana isla markii arrintani dhacdayba weerarro xooggan qaaday ciidanka amaanka iyo kuwa…

              Read More

                Ciidanka Ammaanka Somaliland Oo Shalay Goor Hore Gaadiidka Caasimadda Maraya Baadhitaanno ku Bilaabay

                Hargeysa:25-Aug-2013-(SDN)-Ciidamada amaanka Somaliland ayaa  casarkii dheeraa ee shalay baadhitaano ku bilaabay gaadiidka maraya wadooyinka caasimada Magaalada Hargeysa, iyadoon si rasmi ah loo garanayn sababta keentay Baadhitaankan cusub.    Baadhitaanka Gaadiidka ayaa saamayn ku yeesha saxmada jidadka cidhiidhiga ah ee dayacan oo burbur badani ka muuqdo iyo gaadiidka oo inta badan waddooyinka magaalada gudeheedu xidhmaan,Maadaama uu…

                Read More

                  Muqdisho:Hooyo Gabadh ay Dhayshay oo 8-jir ah Gawracday, Ka dibna Qarisay Maydkeedii

                  Muqdisho:25-Aug-2013-(SDN)-Hooyo degan degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir ayaa gowracday Gabadh 8-sano jir ah oo ay dhashay, iyadoo maydkeediina qarisay. Arintan oo dhacday Isniintii lasoo dhaafay Toddobaadkii hore, ayaa la ogaaday Sabtidii shalay, kadib markii haweeney deris la ah hooyada gowracday gabadheeda ay booqatay, taasoo sheegtay in ay dareentay ur kasoo baxaya guriga. Haweeneyda deriska la…

                  Read More

                    Xaaladda waan-waaneed ee laga dhex wado Beelaha Deegaanka Oog Oo Gaabis ku Socota iyo Wararkii ugu dambeeyey

                    Oog: 25-Aug-2013-(SDN)-Wali waxa sii qulqulaya wufuudda Nabadda ka dhex wadda labada Beelood ee dhawaan shaqaaqadu ku dhex martay Deegaanka Oog ee Gobolka Sanaag, iyadoon wali la gaadhin wax heshiis ah oo rasmi ah. Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey ee  Shabakadda Qurjejoog  ka helayo xaaladda Deegaankaas, ma jiraan wax heshiis oo rasmi ah oo la…

                    Read More

                      Prominent Outspoken Critic Receives 4-year Sentence and a Fine for Publishing Articles ‘Against Government’

                      Hargeisa, Aug 24 2013 (SDN) – Hargeisa regional court has secretly sentenced prominent prominent outspoken critic of president Silanyo’s administration Jama Elmi to four years in prison, and a fine of a one million Somaliland Shilling in last Tuesday, Human rights activists said. Jama Elmi was secretly detained in July 2013 for publishing articles defaming…

                      Read More

                        ”Waa wax lala yaabo in madaxweyne Xassan Sheekh Max’uud iyo mas’uuliyiinta dowladda la fariistaan jabhada Kambooniyiinta” Ehlu Suna Waljameeca

                        Muqdisho 24.Aug 2013 (SDN) Mas’uuliyiinta maamulka Ahlu Sunna Waljameeca ee gobollada Koonfurta Soomaaliya ayaa si kulul uga hadllay wada hadallada u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo horjoogeyaasha maleeshiyo beeleedka Raaskambooni oo la sheegay in leysku mari la’yahay. Mas’uuliyiinta maamulka Ahlu Sunna waxaa ay siweyn u cambaareeyeen wada hadallada dowladda federalka Soomaaliya kula jirto horjoogeyaasha maleeshiyo…

                        Read More

                          “Xukuumada waxa looga fadhiyaa inay wax ka qabato Dooxyada Berbera iyo Hargeysa u dhaxeeya oo dhameeyey hal-doorkii reer Somaliland,”Jamaal Cali Xuseen

                          Hargeysa 24.Aug 2013 (SDN):-Murrashaxa madaxweynanimada Xisbiga UCID Md.Jamaal Cali Xuseen ayaa ugu baaqay xukuumada madaxweyne Siilaanyo inay si deg-dega u keento qorshe wax lagaga qabanayo  Dooxyada u dhaxeeya Hargeysa Iyo Berbera, oo uu ku tilmaamay inay dhameeyeen hal-doorkii Somaliland oo ay maalin-ba qof qaadayaan, isla markaana waxa uu baaq nabadeed u direy labada beelood ee…

                          Read More

                            Somaliland: Ready to Build a Nation- Prof Samatar

                            This report was compiled from the lectures of Professor Ahmed I. Samatar in Somaliland universities during his visit to Somaliland from June 2 through July 2013. He received a rock star welcome and his ideas struck a chord with the public. Professor Ahmed Ismail Samatar toured various regions of Somaliland in June-July of 2013 to gather…

                            Read More

                              Daahfurka Mashruuca Kobcinta Waxbarashada Hablaha oo Hargaysa ka Furmay

                              Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta iyo Maaliyada ayaa maanta ka qayb galay Kulan lagu daahfurayay Mashruuca Kobcinta Waxbarashada Hablaha oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa . Mashruucan oo ay Maalgalisay Waaxda Horumarinta Caalamiga ah ee Dawlada Ingiriiska ,Waxaa Fulintiisa iska kaashanaya Wasaaradaha Waxbarashada, iyo Hay’adaha ay hormoodka ka tahay Care international,…

                              Read More

                                Shirkad biyo gelin ah oo laga furay Kismaayo

                                Kismaayo 24.Aug 2013 (SDN)-Shirkad biyo gelin ah oo lagu magacaabo Kismayo Water Supply ayaa laga furay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Xafladda furitaanka shirkadda waxaa ka qeyb-galay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, maamulka shirkadda cusub iyo marti sharaf badan. Guddoomiyaha shirkadda Kismayo Water Supply, Shaafi Raafi Kaahin ayaa…

                                Read More

                                  Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay Sida Wargayska Hubaal Xayiraada looga qaaday,Tilmaamayna inaan laga Maarmayn Xeer Cusub oo Saxaafadeed {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo dhaqanka ee JSL Md cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta ka furay magaalada Hargaysa shirweynaha afraad ee mac-hadka cilmi baadhista iyo horumarinta ee SORADO, kaasoo lagaga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha soo waajaha saxaafadda. Wasiirka wasaaradda warfaafinta oo hadal halkaa ka jeediyey ayaa bahda saxaafadda ku boorriyey in…

                                  Read More