Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo ka hadlay casriyaynta dhismayaasha Wasaaradaha {DHAGAYSO}

    Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta Kormeer ku soo maray Xarumaha Todoba iyo Toban ka mid ah Hay’adaha dawlada oo dhismayaal cusub loo bineeyay . Gudida Joogtada ah ayaa Madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyay Waxqabadyada uu ka qabtay Laamaha dawlada iyagoo Xusay inay is barbar dhig ku samaynayaan sidii…

    Read More

      Dib-u-dhis ka socda Xarumaha Dawladda Somaliland iyo Guddida Joogtada Golaha Guurtida oo Kormeer ku soo maray+ Sawirro

      Hargeysa:24-Aug-2013-(SDN)-Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maalintii shalay kormeer ku soo maray badiba Dhismayaasha cusub ee xukuumaddu u hirgelisay Wasaaradaha iyo Hay’adaha kale ee Dalka. Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhkka ah ee Guddida Joogtada ah Xildh. Cabdiraxmaan Cismaan Xasan(shaadh) ayaa hogaaminayey Guddi saddex xubnood ka koobnayd oo Kormeerkaas samaysay. Dhismayaasha Guddidani kormeerka ku soo samaysay  oo…

      Read More

        {DHAGAYSO} Golaha Wakiilada oo Meel Mariyay Ajandaha Kalfadhigooda

        Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha Golhasi Md cabdiraxman Maxamed Cabdilahi ( Cirro) ayaa mudanayaashu waxay ansixiyeen ajendaha kalfdhiga 22-ad ee Golaha. Dood Xildhibaanadu ay ka yeesheen kalfadhiga ayaa keentay in qodobda qaarkood laga saaro, kuwo kalena lagu daro, sida xeerka dib u habaynta shuruucda dalka…

        Read More

          Shirweynihii Afaraad ee Machadka Cilmi baadhista iyo Horumarka ee SORADO oo Hargaysa ka furmay

          Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo dhaqanka ee JSL Md cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta ka furay magaalada Hargaysa shirweynaha afraad ee mac-hadka cilmi baadhista iyo horumarinta ee SORADO, kaasoo lagaga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha soo waajaha saxaafadda. Kulankan oo soconaya muddo labo maalmood ah ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiir ku…

          Read More

            Golaha Wakiilada oo ansixiyay Ajandaha Kalfadhigooda 22aad iyo Baaq ay u direen Beelihii Gacan ka hadalku ku dhexmaray Deegaanka God Heeli

            Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN) -Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha Golhasi Md cabdiraxman Maxamed Cabdilahi ( Cirro) ayaa mudanayaashu waxay ansixiyeen ajendaha kalfdhiga 22-ad ee Golaha. Dood Xildhibaanadu ay ka yeesheen kalfadhiga ayaa keentay in qodobda qaarkood laga saaro, kuwo kalena lagu daro, sida xeerka dib u habaynta shuruucda dalka…

            Read More

              Waxgaradka deegaankii Shaqaaqadu ka dhacday ee God Heeli oo Markii u Horaysay isa soo Horfadhiistay

              Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)-Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee JSL Md Cali Maxamed warancadde iyo weftigii nabadeed ee heer Qaran ee uu hogaaminayey ayaa maanta oo sabti ah kulan balaadhan la yeeshay dhinacyadii ay shaqaaqadu ku dhexmartay deegaanka God-Heeli ee hoos yimaadda  degmada gar’adag ee Gobolka sanaag Wasiirka oo khadka taleefoonka noogu  waramay  ayaa sheegay in…

              Read More

                Faahfaahinta Dil Magaalada Muqdisho Loogu gaystay Nabad-doon Caan ahaa

                Muqdissho:-24-Aug-2013-(SDN)-Waxa Isa soo taraya wararka  la xidhiidha Dilka Allah ha u naxariistee Ammiin Cali Muumin oo Habeenkii Xalay rag Hubaysani ku  khaarajiyeeen Degmada Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir.   Oday dhaqameedkan la dilay ayaa kamid ahaa waxgaradkii soo xulay xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya isla markaana ansixiyay Dastuurka haatan dowladdu ku shaqeyso oo muddo dheer hadalkiisu taagnaa.  …

                Read More

                  QM:Kala bar qaxootiga ka yaacay Syria oo Caruur ah

                  Geneva Aug 24,2013(SDN)-Qaramada midoobey ayaa shaacisay in qaxootiga haatan dalka Suria ka qaxay in ay tiradoodu kor u dhaaftay laba million oo ruux. QM ayaa sidoo kale sheegtay in kala bar dadkaasi ka qaxay colaada dalkaasi ka socday mudada dheer ay yihiin Caruur. “Ma maleyn kareysaa wales oo bilaa caruur ah,Los Angeles oo aan caruuri…

                  Read More

                    Ilaalada Gaarka ah Ee Madaxweyne Faroole Oo Qarxiyey Miino La Soo Dhigay Aqalka Madaxtooyada Agtiisa

                    Garowe:24-Aug-2013-(SDN)-Miino nooca lagu farsameeyo Somalia ee lagu qarxiyo Taleefanka Mobile-ka ayaa gelinkii danbe ee Jimcihii waxa la dhigay Agagaarka Aqalka Madaxweyne Faroole. Miinadan oo aan la garanayn xilliga rasmiga ah ee goobtaas la dhigay, waxase ay dadka deegaankaasi ku wargeliyee ciidana ammaanka inay miino taalo aqalka madaxtooyada agtiisa, iyadoo ciidankuna ku guulaysteen inay qarxiyaan miinadaas…

                    Read More

                      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ugu Baaqday Ajaanibka Dalkeeda Soo Gelaya Inay is Diiwaan-geliyaan

                      Muqdisho:24-Aug-2013-(SDN)- Xukuumadda ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday dadka ajaaniibta ah ee yimaada Soomaaliya in ay isa soo diiwaan galiyaan si amnigooda xukuumada loo Damaanad qaato. Afhayeenka Xukuumada Soomaliya Ridwaan Xaaji Cabdi Wali oo saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho Habeenkii xalay, ayaa sheegay inay tusaale u tahay weerarkii dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho ee…

                      Read More

                        Nin Hubaysan oo Habeenkii xalay Nin kale oo shacab ah ku dilay Badhtamaha Hargeysa.

                        Harveysa:-24-Aug-2013-(SDN)-Marxuum aan ilaa hadda la aqoonsan ayaa habeenkii xalay fiidkii hore lagu dilay Magaalada Hargeysa, iyadoo la sheegay inuu dilkaas geystay nin hubaysan oo markiiba goobtaas ka  baxsaday. Dilkan ayaa ka dhacay  xaafadda Sinaay ee Konfurta Magaalada Hargeysa, gaar ahaan agagaarka Garoonka Hargeysa Studium, iyadoo ay ciidanka Booliskuna ilaa xalay ku hawllanaayeen sidii ay gacanta…

                        Read More

                          Aqoon-yahan Jaamac Jiir oo Xabsi dheer oo Aanu Galabsan Lagu xukumay Si Hoosena Loo Geeyey Jeelka Mandheera

                          Hargeysa:24-Aug-2013-(SDN)-Aqoon Jaamac cilmi jiir oo ah qoraa reer Somaliland oo bulshada qalinkiisa wax ku tusa ayaa ay maxkamada Gobolka Hargeysa ku xukuntay xukun dheer oo Afar sano ah iyo Ganaax lacageed. Aqoonyahanka oo in ka badan bil xukun la’aan ugu xidhnaa Magaalada Hargeysa, ayaa ugu dambayntii la sheegay in xukunkaas  dheeri ku dhacay, iyadoo Goobta…

                          Read More