DAAWO Gudoomiyaha Gobolka Sanaag iyo Duqa Ceerigaabo oo amaan u soo Jeediyay Boqor Buur Madow oo furdaamiyay Dil ka Dhacay Gobolkaas,iyo Boqorka oo dhaliilay Golaha Wada Tashiga Madaxa Banaan

    Ceerigaabo 16.July (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Sanaag iyo Duqa Magaalada Ceerigaabo  ayaa Maanta  u Mahadceliyay Boqor Cismaan aw Maxamud Buur Madow oo Kaalin Mugleh ka qaatay hawl gal dhinaca amaanka ah iyo soo qabashada mid ka mid ah Gacan ku dhiigle ka Gaystay Gobolkaas  fal dil ah. Maamulka Gobolka Sanaag iyo Ka Degmada Ceerigaabo waxay Boqor…

    Read More

      Pirate attacks shift from Somalia to Gulf of Guinea

      London, July 15, 2013 (SDN) —Well-armed pirates are widening their area of operations and using new strategies in a “worrying surge” of attacks, kidnappings and armed robberies in West Africa’s oil-rich Gulf of Guinea, an international piracy monitoring agency said Monday. The London-based International Maritime Bureau published figures for the first six months of the year indicating…

      Read More

        Kenyan Forces Will Remain in Somalia Until Country Stabilize

        Nairobi, July 15, 2013 (SDN) —Kenya’s government rejected accusations by Somalia that its forces breached their peacekeeping mandate and said the troops will remain there until the Horn of Africa country stabilizes.  Somali President Hassan Sheikh Mohamoud earlier this month asked a group of Kenyan forces to leave the country’s south, accusing them of violating their mandate…

        Read More

          Dalada SSE oo Bilo kadib Canbaaraysay Falkii lagu Weeraray Wargayska Hubaal iyo Xukunkii ku Dhacay Mas’uuliyiintiisa

          London 16.July (SDN) Sida aan saxaafadda kala soconay waxa magaalada Hargeisa ee casimada jamhuuriyada Somaliland ka dhacay laba arimood oo kala ahaa weerar lagu qaaday 24-kii April ee sanadkan xarunta wargayska Hubaal oo dhaawac loogu gaystay laba suxufi, sido kale waxa la xidhay bishan July 3-deedii ee 2013-ka labada suxufi ee Hassan Hussein Abdillahi  iyo…

          Read More

            Google oo soo Bandhigtay Xogta reer dalka iyo dadka Somaliland

            Adeeg cusub oo kuu sahlaya sidlii aad wax uga ogaan lahayd dalka iyo dadka Somaliland, sida; Golayaasha, Dastuurka, Dhulka iwl, ayaa markuu u horaysay laguugu diyaariyey adeega loo yiqaan Applications(APPs ) oo kuugu shaqaynaya telefoonada gacanta ee casriga ah (Smart phones), sida; LG,SAMSUNG,SONY,MOTROLA. Adigoo kasoo dajisanaya MARKET GOOGLE PLAY ama ANDRIOD, Adigoo ku baadhaya ciwaanka…

            Read More

              Maareeyaha Cusub ee Hay’ada Dhawrista Tayada oo Xilkii kala Wareegay Mas’uulkii ka horeeyay

              Hargaysa 16.July (SDN) Mareeyaha Cusub ee Hay’ada Dhawrista Tayada Cali Maxamed Cabdulle (Biikalo) ayaa Si rasmi aha Maanta Xilkii uga lawareegay Guddomiyihii hore ee hay’ada Dhawrista Tayada Siciid Saleeban, Munaasibada Xilwareejinta ah ayaa waxa ka qaybgalay Wasiirudawlaha Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees, Wasiirudawalaha Waxbarshada, Maareyaha WFP, Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga Bashiir Cabdi Xariir iyo Masuuliyiin kale iyo…

              Read More

                Kenya beenisay in Ciidankeeda ku Sugan Kismanyo ay u Sahlaan Soo dhoofinta dhuxusha

                Kismaanyo 16.July (SDN) Dowladda Kenya ayaa beenisay in ciidankeeda Kismayo ku sugan ay fududeyeen dhoofinta sharci daradda ah ee dhuxusha oo ay Qaramada Midoobay maamnuucday February,2012. Reuters ayaa soo daabacday warbixin ay kooxda Qaramada Midoodabay u qaabilsan dabagalka cunaqabadaynta ka diyaarisay ciidanka Kenya oo sheegtay inay fududeyeen dhoofinta dhuxusha horey loo mamnuucay. Dhuxusha Kismayo ayaa…

                Read More

                  Hayada Horn Center for Criminal Justice Advancement Oo Sharci Daro Ku Tilmaantay Golaha Siyaasiga Ah Ee Hargeysa Lagaga Dhawaaqay

                  Washington 16.July (SDN) War saxaafadeed uu ku saxiixan yahay Madaxa Hayada Horn Center for Criminal Justice Advancement ee fadhigeedu yahay dalka maraykanka Mr. Maxamed-Nasir M Dhoore kana faaloota talona ka bixisa arimaha garsoorka iyo cadaalada ayaa gebi ahaanba ku tilmaamay golaha siyaasiga ah ee Hargeysa lagaga dhawaaqay mid baal marsan sharciga iyo qawaaniinta Somaliland. Hadaba…

                  Read More

                    Garabka Haweenka Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Eedayn ay Madax Samafalka Madaxtooyadu U Jeedisay Faadumo Siciid oo ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga mucaaridka ah ee UCID.

                    Hargaysa 16.July (SDN)  Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Jawaab kulul ka Bixiyey eedayn ay dhawaan u jeedisay  Madaxa Samalka Madaxtooyadu Faadumo Siciid oo ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga mucaaridka ah ee UCID. Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Sidaasi Waxay kaga Jawaabeen   Shir Jaraa”id oo ay Caawa ku Qabteen Xarunta dhexe ee…

                    Read More

                      Halkan Ka DHAGAYSO Wasiirka Duulista iyo Hawada iyo Go’aanka uu Xayirada kaga qaaday Duulimaadyadii Qaramada Midoobay

                      Hargaysa 16.July (SDN) Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee JSL Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Magaalada Hargaysa ayaa waxa uu kaga dhawaaqay in hawada Somaliland loo fasaxay diyaaradaha Qaramada Midoobay, halka sidoo kalena uu kaga  hadlay arimo ay ka mid yahiin maamulida hawada Somaliland…

                      Read More

                        Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID ee dalka UK ayaa ku dhaliilay Xukuumada Somaliland in ay TVyada ka dhigtay Qaar ay Xanibtay iyo qaar ay Laaluushtay

                        London July 15,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID laantiisa UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine ayaa warbaahinta muqaalka ah ku eedeeyay in ay noqdeen qaar jeebka u galay xukuumada Somalailand. Guddoomiyuhu waxa uu xukuumada Somaliland ku dhaliilay in ay Hantidii umadda u isticmaashay sidii ay qqarna u caburin laheyd qaarka kalena jeebka u gashan laheyd Saxaafada…

                        Read More

                          Dalada Sonyo oo Kulan u Samaysay Xubno dhalinyaro ah oo ku soo biiray Saaxada Siyaasada

                          Hargaysa 16.July (SDN) Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo ayaa Munaasibad Dhiirigalin iyo Soo Dhawayn iskugu Jirta U Qabatay xubnihii dhalinyarada ahaa ee uu dhawaan madaxwaynaha JSL Xilalka U Magacaabay Munaasibada habeenkii xalay ka Dhacday Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa oo ay Ka soo Qayb galeen wasiirada wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ,ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah  gudoonka…

                          Read More

                            ‘Waxan Leeyahay Ka Noqda Go’aankaas Dareenka Shacabka Kiciyay Qaranka Somaliland Waqtigan Uma Baahna Wax Khal Khal Geliya” Boqor Buur Madoow Oo Ka Hadlay Golaha Hargeysa Lagaga Dhawaaqay

                            Ceerigaabo 16.July (SDN)Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow ayaa ka hadlay golaha loogu magac-daray golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka oo uu sheegay inuu yahay gole shaki geliyay shacabka isla markaana aan loo baahnayn in somaliland maanta khal khal iyo shaki la kala keliyo Boqor Buur-Madow waxa uu sidaasi ku sheegay xili uu ka hadlayay munaasibad…

                            Read More

                              Qurbejooga Reer Somaliland oo bilaabay xiriiro ay ku abaabulayaan Taageero Maaliyadeed iyo mid Siyaasadeed oo ay Siiyaan Gollaha Wada Tashiga

                              London July 15,2013(SDN)-Qurbejooga reer Somaliland ee ku kala nool qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga America ayaa bilaabay xiriiro dhanka Isgaarsiinta ah oo lagu abaabulayo taageero mug leh oo loo fidiyo Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Qurbejooga ayaa ilaa iyo haatan ku guddo jira isku dubarida Guddi arinkan abaabula oo isu keena isbedel doonka Somaliland. Qorshaha…

                              Read More

                                Xukuumada Somaliland oo Xayiraadii ka Qaaday Duulimaadyada Diyaaradaha Q.M ee ay Hore u Xayirtay

                                Hargaysa 16.June (SDN) Xukuumadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u qaaday xayiraaddii ay hore u saartay Duulimaadada Diyaaradaha Qaramada midoobay una fasaxday inay soo fadhiisan karaan Gegooyinka Diyaaradaha ee Dalka JSL. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee JSL Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee…

                                Read More

                                  Somaliland iyo Hawadeeda sare ? Q.1aad

                                  Sida aynu la wada socono, waxa dhowaan lagu soo gebogebeeyey dalka Turkiga wareegii 4aad ee wada hadaladii u dhexeeyey Somaliland iyo Somaliya. Arimaha lagu heshiiyey waxa ka mid ah, qodob qeexaya in Maamulka hawada sare ee dalkii Somalia lagala soo wareego hayadaha kala duwan ee gacanta ku haya (UN/UNDP/ICAO/CASCAS), la abuuro hay`ad wadaag/wadajir ah (Somaliland/Somalia)…

                                  Read More

                                  (DHEGEYSO)Jawaab Denleydii Wasiir Xirsi:Ninka Duubka(xilka) kuuxiray Darajaba Derajaba kumuu Siin,Debi buu ku geliyee Derejaba xaq uma lihid. Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaciil

                                  Toronto July 15,2013(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil ayaa Jawaab ka bixiyay tixdii Denleyda aheyd ee uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mucaaridkiisa u tiriyay. Abwaan Cabdilaahi ayaa sidoo kale Jawaab ka bixiyay eed uu dhawaan Wasiir Xirsi u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhexyar.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD UDHEGEYSATO JAWAABTA DENLEYDII…

                                  Read More