Shirkii Somali Economic Forum ee Maalgashiga Soomaaliya 2013ka oo lagu soo Gabagabeeyay Nairobi“SAWIRRO”
Nairobi, 15, july 2013.(SDN)-Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa maalmihii 11-12 July 2013 waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya,waxaana ka soo qaybgalay shirkado ajnabi iyo Soomaali isugu jira. Shirka waxaa soo qaban qaabiyay Somali Economic Forum waxaana maalgashadaayasha ajnabiga iyo Soomaalida isugu jiray lagu tusaaleeyay fursadaha ka banaan Soomaaliya xilligan oo…
