Xiddigga Reer Ivory Coast Didier Drogba Ayaa 5-an Cusbitaal u Dhisaya Dalkiisa.By Jaahuur.

Ivory Coast-Abdijan-July-14-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireyna xagaa iyo Galbeedka Afrika Ivory Coast oo xiddigoodu Didier Drogba u dhisayo Cisbitaalo (Hospitals). Warkan oo ka soo shaac baxay Abidijan ayaa xiddigan kubadda cagta ee caalimiga ah ee reer Ivory Cost Didier Drogba ayaa waddankiisa ugu deeqey inuu u dhiso 5-an Cusbitaal oo 5-an magaalo…

Read More

    Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo beniyey warar lagu bahiyey websadyada qarkood Fariina u diray tageerayasha Xisbiga Ucid

    Runtii waa wax lagu qoslo tollow maxaan awooda laxaadka leh u geliyey si aan xisbigayaga UCID ee aan musharaxa ka ahay u soo saarno, haddaan shaqo Banki doonayo.Inkastoo aanan markii hore dooneynin inaan ka jawaabo laakiin qaar idinka mid ah ayaa isoo weydiiyey waxa ka jira wararka kutiri ku teenta ah ee ay daabaceen :Qaran…

    Read More

      Ciidamada Puntland iyo Shacab ku dagaalamay Qardho

      Qardho July 14,2013(SDN)-Ciidamada Puntland oo galbinya sanaadiiqda doorashooyinka ayaa xalay gaaray magaalada Qardho oo hore looga diiday in doorashooyin halkaa ka dhacaan. Dadka shacabka oo is abaabulay iyo ciidamada ayaa aroornimadii maanta dagaal ku dhex maray gudaha magaalada Qardho. Hore ayay waxgarad ku nool magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar waxa ay dawlada Puntland uga dalbadeen…

      Read More

        BEESHA AXMED SHEIKH ISXAAQ (TOLJECLE),WAXA AY SOO DHAWAYNAYSAA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA,TAAGEERA BUUXDANA LA GARAB TAAGAN TAHAY

        Dhamaan Qurbjooga,Dhalinyarada,Aqoonyahanka,Odayaasha,Salaadiinta,Cuqaasha beesha Axmed Sheikh Isxaaq (Toljecle);waxa ay go’aansadeen ka dib wada tashi dheer in la garab istaago golaha wada tashiga iyo badbaadinta qaranka,ka dib marka ay eegeen arrimahan hoos ku qoran:   Taladii dalka oo qacanta u gashay koox dano gaar ah leh,taladiina ay qacantiisa ka baxday madaxwayne siillanyo,dalkana aanu ka talin. Hantidii qaranka…

        Read More

          Ma Dhabaa in Marwada Madaxweyne Axmed Siilaanyo Lacago la meereysaneyso Aqalada Wasiiradii dhawaanta Xilka laga qaaday?

          Hargeysa July 14,2013(SDN)Xogo aanu ka helay ilo ku dhaw dhaw madaxtooyada Somaliland ayaa tibaaxaya in maalmihii u danbeeyay ay Marwada Madaxweyne Axmed Siilaanyo isaga goosheysay aqalada masuuliyiintii xilalka dhawaanta ku waayay isku shaandheyntii. Marwo Aamino Weris ayaa waxa caado u ah in ay booqato Masuuliyiinta xilalka laga qaado oo ay guddoonsiiso lacago af-qabasho ah oo…

          Read More

            Guddoomiyaha Kulmiye oo si Dadban u taageeray Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka

            Hargeysa July 14,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi oo la hadlay TVga Qaranka Somaliland ayaa sheegay in ay wadahadli doonaan Siyaasiyiintii dhawaanta ku bahobah Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Guddoomiyaha ayaa hadaadiisii waxa ka mid ahaa:“Horta inay wax dhaliilaan, toosiyaan ama arrimaha siyaasadda ka hadlaan waa waajibaad ay iska leeyihiin xisbiyada mucaaradka oo…

            Read More

              Xubnihii Ikhwaanka ee ka tirsanaa Baarlamaanka Masar oo Dalbaday in Xukunka Dib loogu soo celiyo Madaxweyne Morsi

              Qahira July 14,2013(SDN)-Xubno Baarlamaanka Dalka Masar uga tirsanaa Xisbiga Akhwaanka ayaa soo saaray qoraal ay ku dalbanayaan in xukunka dib loogu celiyo Madaxweyne Maxamed Morsi. Sidoo kale Xildhibaanada ayaa Baarlaanada Dunida ka dalbaday in aaney aqoonsan dawlada ciidanku xukunka xooga ku saareen ee Masar. Ciidamada Masar ee Afganbiyay Madaxweyneha Masar ayaa sidoo kale Xildhibaanadii Ikhwaanka…

              Read More

                Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee ururka Xaqsoor ee London ayaa Taageertey Golaha Toosinta Iyo Wadatashiga Somaliland

                London 14july13(SDN) Guddoomiyaha garabka haweenka ururka xaqsoor ee london marwo Rooda Cusmaan Mustawi ayaa si buuxda utaageertey golihii ay dhawaan ku dhawaaqeen siyaasiyiintii cusleyd ee somaliland ee ahaa Golaha Toosinta Iyo Wadatashiga Somaliland kaas oo ah mid maanta marxaladan lagu jiro dalka iyo dadkaba u ah kii badbaadinlahaa.   Dhanka kalena waxaa siwayn utaageerey haweenka…

                Read More

                  War Deg Deg Ah: Dagaallo Laga Cabsi Qabo Degaannada Badhan Iyo Meelo Kale.

                  Ceerigaabo 14, July 2013 (SDN) Maayarka Degmada badhan Feysal-dheere oo isaghoo kusugan magaalada badhan aannu khadka telefoonka kula xidhiidhnay ayaa ka dayriyey xaaladda nabadgelyo ee degaannada Sanaag-bari, isagoo sidoo kalena sheegay inay jiraan ciidammo ka kala socda Maammulka puntland iyo Xukuumadda Somaliland oo degaannadaas kusoo qul-qulaya, iyo bulshada degaannadaas ku dhaqan oo cabsi weyn ka qaba…

                  Read More

                    Shirwaynihii golaha aduunka ee xeerbeegtida oo Somalia lagu sharfay iyo Mr Hussein Alishaqi oo ka qayb galay

                    London 14/july/13(SDN) Waxa dhawaan lagu qabtay hudheelka Crowne Plaza ee London  xaflad loogu talogalay shirwaynaha golaha aduunka ee xeerbegtida (Jury). Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay in kabadan 16 wasiiro cadaaladeed oo ka kala socday dalalka   Pakistan, Bangladesh,Maldives, Kenya, Tanzania, Hindiya, Ireland, Jordan iyo sidoo kale wasiirka cadaalada  England  & Wales Dominic Grieve, iyo ka Scotland, Lord…

                    Read More

                      Dacwad-oogaha guud ee Masar oo soosaaray go’aan sii hurin kara qalalaasaha ka dhashay afgambiga Milaterigu kula kaceen Madaxweyne Morsi, wiiqaya qorshaha nabada (WARBIXIN)

                      Qaahira 13, July 2013 (SDN)- Xafiiska dacwad-oogaha guud ee Masar ayaa sheegaya inuu baadhayo cabashooyin ka dhan ah Madaxweynaha xilka laga tuuray Maxamed Morsi iyo xubno ka tirsan xisbigiisa IKhwaanu-Muslimiin. Dacwaddahan waxa ku jira; basaasid, buunbuuninta dilka mudaharaadeyaal, weerarka fadhiisimo Milateri iyo dhaawaca dhaqaalaha dalkaas, siday baahisay qaybta dunida la hadasha ee BBC-du. Hase yeeshee,…

                      Read More

                        ‘Turkey is country who helps Somalia the most’- Somali Interior Minister

                        Mogadishu, July 14, 2013 (SDN) —Interior Minister of Somalia Abdikarim Hussein  Guled has said Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan conquered bothSomalia and its people with his official visit to the country which opened the way for the humanitarian aid to reach the needy people.  “We call Erdogan ‘conqueror of Somalia’. He has conquered both Somalia and…

                        Read More