SULDANKA GUUD OO SI XARIIRA OO BILAA XAAJINA UGA HADLEY XAALADA GUUD EE DALKA IYO XAQA KA MAQAN BEESHA CIIDAGALE
Salaan diiran ka dib. Marka aad dhegaysto waraysi uu qof masuul ahi bixinayo waxaa kugu waajiba inaad si fiiri dheeri ku jirto ugu fiirsato waxaa uu qofka masuulka ahi ka hadlayo. Waxyaalaha xaasaasiga ah mudan inaad wareysigaa ka dhex baadho waxaa ka mida bal iney meela kaga jirto wareysigaa wax yar oo dan shaqsi ah…
