GOLAHA MADAXABNAAN : MA JABHAD BAA MISE WAA XISBI?

    Waxa Hargeisa lagaga dhawaaqay “ Golaha Madaxbanaan ee Wadatashiga & Toosinta Qaranaka “ GMWTQ”. Waxa ku dhawaaqay Hogaamiyaal ku hadhay doorashooyinkii deegaanka , Wasiiro laga eryayay dawladda Madawayne Siilaanyo, Guddoomiyaha UCID, iyo qaar kale oo badan. Sida ku qeexan Warsaxaafadeedka ay soo saareen, ujeedada loo asaasay waxay ku koobantahay “ Badbaadinta jiritaanka qaranka Jamhuuriaydda Somaliland”…

    Read More

      Shirkada Isgaarsiinta ee Telesom oo soo bandhigtay Nidaam Qurbejoogu Adeegsan karaan looga Marmayo Xawaaladaha Gabalkoodu sii Dhacayo

      London July 10,2013(SDN)-Shirkada Caalemiga ah ee Telesom ayaa heshiis la gashay shirkadaha eServGlobal iyo BICS waxa ay u saamaxeysaa macaamiishooda Somaliland in ay masaariifta ka helaan eheladooda ku nool dalka Dibediisa. eServGlobal iyo BICS ayaa haatan adeegoodan waxa isticmaala in ka badan 300 oo million oo ruux oo ku nool qaarada Africa. Telesom ayaa macaamiishoodu…

      Read More

        Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo kulan la qaatay Imaamyada Masaajidada iyo Talooyinka Soonka

        Hargaysa 10.July (SDN)   Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh.Khaliil C.laahi Axmed ayaa maanta xarunta Hay’ada Shaqaalaha Dawlada kulan kula qaatay Imaamyada iyo Mu’adiniinta Masaajidada Caasimada hargaysa . Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo kulankaas ka hadlay ayaa imaamyada Masaajidada dareensiiyay Mas’uuliyada balaadhan ee ay u hayaan bulshada isagoo ku booriyay in bisha barakaysan…

        Read More

          Maareeye ku Xigeenka Wakaalada Korontada Hargaysa oo faah faahin ka bixiyay Talaabooyin ay qaadeen

          Hargaysa 10.July (SDN)   Maareeye  ku xigeenka  haya’da korontada  ee magaalada   Hargeysa   ayaa sheegay in adeega ay aa sheegay in ay ku guda jiraan dadaal  ay kor ugu qaadayaan  adeega ay bulshada u hayaan. Mareeye  ku xigeenka  hay’ada korantada  Magalada  Hargeysa  md  C/llaahi Yuusuf  Cilmi ayaa  faahfaahin ka  bixiyey adeega      baladhaan  ee ay  hay’adu   bulshada u…

          Read More

            Dawlada Soomaaliya oo Ciidan Maanta Lacag ugu qeybisay Muqdisho

            Muqdisho July 10,2013(SDN)-Dawlada Soomaaliya ayaa ciddamadeed qaar ka mid ah maanta magaalada Muqdisho ugu qeybisay lacago mushahro ah. Ciidamada maanta loo qebiyay mushaharooyinka ayaa ahaa qaar dhawaan tababr ugu soo xirmay caasimada Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdixakiim Fiqi oo goobjoog ku ahaa madashii mushaharooyinka lagu qeybinayay ayaa sheegay in hada la hirgeliyay nidaam casri ah…

            Read More

              Idaacad Cusub oo FM ah oo Hargaysa ku soo korodhay iyo Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay

                Hargaysa 10.July (SDN) Wasiirka wasaarada warfaafinta md.  C/llaahi Maxamed Daaahir ayaa  sheegay in lagu soo kordhiyay  idaacada Raadyow Hargaysa Idaacad cusub oo ku lamaan taas oo baahin doonta quraanka kariimka   iyo axaadiista nabiga NNKH. Wasiirka oo maanta ka hadlayay xaflada furitaanka Barnaamijka Kasmaal oo Bisha Ramadaan  ka baxa telefishanka qarank ayaa sheegay in ay…

              Read More

                Faadumo Siciid oo ciidamada RRUda Somaliland ku sheegay in ay u shaqeeyaan sidii KKKda Mareykanka

                Hargeysa July 10,2013(SDN)-Marwo Faadumo Siciid oo ka mida madaxda xisbiga mucaaridka ah ee UCID khaasatan dhanka Maaliyada ayaa waxa ay ka warantay hab dhaqanka xukuumada Somaliland. Marwadu waxa ay si gaar ah uga warantay hawlgalada ciidamada RRUda loo yaqaano ee aan la garaneyn cida ay hoos tagaan isla markaana ka mar qaataan. Marwo Faadumo waxa…

                Read More

                  Maxaa isku beegay Joojinta Dalku-galkii Cagaaraa iyo in Hawada Soomaaliya laga Hago Hargeysa?

                  Hargeysa July 10,2013(SDN)-Waxa shirkii Somaliland iyo Soomaaliya ku lahaayeen dalka Turkiga ka soo baaxay qodob quraata oo u baahan in la fahmo ujjeedooyinka ka danbeeya. Qodabka ah in hawada Soomaaliya laga hago magaalada Hargeysa ee xarunta Jamhuuriyada Somaliland. Qodabkaasi kolka u horeysa ee dhegtaadu maqasho micno ayuu yeelanayaa kolka aadse dhawr ilbirqsi aad ka fekerto…

                  Read More

                    Guddida hagida Dimuqraadiyada Puntland oo Warbixin soo saaray

                    Garoowe July 10,2013(SDN)-Guddida hagida nidaamka Dimuqraadiyadeed ee maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu uga hadlayaa xaalada Dimuqradiyadeed e maamulka. Qoralka oo taabanaya dhinacyo faro badan ayaa waxa uu u dhignaa sidan;Deeq Bixiyayaasha Calamaiga ah ee taageera Dadaalka Dimuqraadiyada Puntland waxay dabagal ku hayaan diyaargarowga iyo ololaha doorashooyinka Dawladaha…

                    Read More

                      Cukuse oo Khudbadiisii u horeysay ku muujiyay Ujjeedada loo dalacsiiyay

                      Hargeysa July 10,2013(SDN)-Wasiirka Cusub ee wasaarada warfaafinta Somaliland Somaliland Cabdilaahi Cukuse ayaa khdbadiisii u horeysay ee uu jeediyay ayuu waxa uu ku weeraray Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe. Wasiirka Cusub ee Warfaafinta ayaa sheegay in aaney saxaafudu aheyn in ay faafiyaan dhaliilihii Faysal Cali waraabe u jeediyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo…

                      Read More

                        Xirsiyoow iminkuunbaad ciin daaqday:Faysal Cali Waraabe oo sheegay in uu Oooda ka rogayo Xogo ku saabsan Xirsi iyo Siilaanyo

                        Hargeysa July 10,2013(SDN)-Guddomiyha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyay in uu saxaafada u soo bandhigi doono cadeymo muujinaya in habdhaqanka xukuumada Axmed Siilaanyo ay tahay mid aaney umaddu wax badan kala socon. Guddoomiyuhu waxa sidan uu sheegay sida wararku nagu soo gaarayaan ka dib kolkii Wasiir Xirsi uu dhegeysan waayay…

                        Read More

                          Wasaarada Cadaalada Puntland oo soo saartay awaamiir Ramadaanta ku aadan

                          Garoowe July 10,2013(SDN)-Wasaarada Cadaalada ee Puntland ayaa soo saartay amaro ay maheradaha Maamul-goboleedka ku faray in ay u hogaansamaan awaamiirta bisha barakeysan ee Ramadaan. Meheradaha raashinka ayaa ay tahay in ay xiraadaan xiliyad alagu gudo jiro gudashada Soonka bisha Ramadaan. Wasiirka wasaarada Cadaalada ee Puntland Cabdi Khaliif Ajaayo ayaa ayaa amar ku siiyay dhamaan ciidamada…

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya oo Shuruud ku xiray ka qeybgalka munaasibada madaxbanaanida K.Sudan:Ama Aniga Ama Siilaanyo?

                            Juba July 10,2013(SDN)-Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu shuruud ku xiray ka qeybgalka munaasibada sanad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay madax banaanida Koonfur Sudaan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka war helay in si siman munaasibada loogu casuumay isaga iyo madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo. Ka dibna waxa uu dawlada…

                            Read More

                              Jamaal Cali Xuseen iyo Daandaansigiisa Guddoomiyaha UCID iyo Jawaab La’aanta Faysal Cali Waraabe

                              Hargeysa July 10,2013(SDN)-Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen oo haatan dalka dib ugu soo laabtay ayaa tiroba dhawr jeer jawaabo ka bixiyay hadalo hore ug soo yeeray Guddoomiyaha xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe. Jamaal ayaa jawaabahaa u muuqday san ka taabashada Guddoomiyaha ayaanu Eng Faysal Cali weli mujtamica hortiisa…

                              Read More

                                Cali Warancade oo Dib u Furay Mafrishkiisii Hargeysa isla markaana la soo noqonaya Libaaxyadiisii

                                Hargeysa July 10,2013(SDN)-Siyaasiga Cali Warancade oo ka hore uga mid ahaa wasiiradii ugu cadcadaa ee xusbigii UDUB ayaa intii ka danbeysay magacaabidiisii wasiirnimo ee xukuumada Kulmiye waxa uu dib u bilaabay dhaqdhqaaq siyaasadeed oo uu hore caan ugu ahaa magaalada Hargeysa. Cali Warancade oo xiliyo kala duwan soo ahaa masuul ka tirsanaa xukuumadihii kala danbeeyay…

                                Read More