Soomaaliya iyo Somaliland: Dullimaadka hawada Soomaaliya Yusuf-Garaad
London 13.July (SDN) July 9 keedii ayaa magaalada Istanbul ay mas’uuliyiin sare oo Soomaaliya iyo Somaliland ka socdaa waxay ku heshiiyeen in ay la soo wareegaan maamulka hawada Soomaaliya, in la isla maamulo iyo in Hargeysa laga maamulo. Waxaan qormadan ku soo bandhigayaa wixii laga soo maray in heerkan la soo gaaro, waxyaabo heshiiskan weli…
