Qodobada looga doodi Doono Shirka Wada Tashiga Somaliland
Hargeysa July 13,2013(SDN)-Gollaha Watashiga iyo Toosinta Somaliland ee dhawaanta looga dhawaaqay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu qorsheynayaa shir wada tashi ah oo lagu eegayo qaar ka mida qodobada wax ka qabashada u baahan ee dhinacyada Siyaasada,Dhaqaalaha iyo Siyaasada. Hadaba qaar ka mida Qodobada lagu wado in Gollaha Wada Tashigu doonayo in diirada la saaro ayaanu…
