War Degdega :Ciidamada Wadanka Masar oo xilkii kala wareegtay Madaxwaynaha Masar Maxamed Mursi iyo isku dhac laga baqayo

    London 03Jul13 (SDN)Ciidamada wadanka Masar aya xilkii kala wareegay madaxwaynaha sharciga ee la soo doortay iyaga oo ku dhawaqay in Gudoomiyaha Maxkamada sare in uu xilka kala wareego , in dastuurka la joojiyo ,in la qabto doorasho dagdega iyada oo hada ay waxa ka bilaabmay gooba badan isu soo bax iyada oo laga baqayo isku…

    Read More

      War Saxafadeed Xisbiga Ucid ee Uk Qadashada Kadhadhka Xisbiga

      London 03Jul13(SDN)Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk waxa lagu war galinayaa in la bilaabay qadasha Kadhadhka Aqooniga Xisbiga Taas oo loogu talagalay Dhamaan Xubanaha Uk  in lagu aqoonsado khadhadhka xisbiga , waxad kala soo xidhidhi doontaa cinwaanka hoos ku qoran.   Xoghayaha Xisbiga ee Uk Mudane :Cabdilaahi Cumar Shaqale Tel:07883090192 Tel:07947827586 Email:shaqale101@hotmail.co.uk Xafiiska Ucid ee…

      Read More

        Ururka Suxufiyiinta Solja oo Cod dheer kaga digay Talaabada Lagu Xukumay Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal

        Hargaysa 03.July (SDN) Warsaxaafadeed ka soo Baxay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Si adaga iyo Cod dheer kaga digay Xukunkii ay Maanta Ku riday Maxkamada Gobolka Hargaysa Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal. Warsaxaafadeedkan oo uu ku Saxeexan yahay Xoghaya Guud ee SOLJA Maxamed-Rashid Muxumed Farax ayaa u dhignaa Sidan:- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu…

        Read More

          UK government to ban herbal stimulant khat

          London, 03 July 2013 (SDN) – The British government said Wednesday it is banning khat, an herbal stimulant, despite advice against such a move by an official advisory body. Khat, also known as cathonine, is popular in parts of the Middle East and Africa, where users chew the leaf to release stimulants that produce a…

          Read More

            Wasiir Xaglo Toosiye oo Xilkii Wasaarada Dibu Dejinta ku Wareejiyay Wasiirkii loo Magacaabay

            Hargaysa 03.July (SDN) Wasiirka Cusub ee wasaarada Dib-u-dejinta  mud,Axmed Cali Kaahin ayaa maanta xilkii  wasaaradaas kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi, ahna wasiirka Wasaarada caafimaadka Mud,Saleebaan Ciise Axmed-Xaglatoosiye. Xafladda Xilwareejinta oo lagu qabtay Xarunta wasaaradaasi, kana soo qayb galeen  Xubno Golaha wasiirada ah iyo shaqaalaha  iyo madaxda kale ee wasaaradaasi, ayaa Agaasimaha Guud ee wasaarada…

            Read More

              “Ilaahaybaa ina Arkaaya Wixii Meesha ka dhacay Cadaalad daro ayuu ahaa,Waxaa la Weeraray Xaruntii Wargayska Hubaal” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

              Hargaysa 03.July (SDN) Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta Si ba’an u Canbaareeyay Xukunkii ay Maxkamada Gobolka Hargaysa ku riday Mas’uuliyiintii Wargayska Hubaal taas oo uu ku sheegay inay tahay arrin Cadaalad daro ah . Mudane Jamaal Cali Xuseen Waxa uu ka digay in Wadanka Tunisa Kacdoonkii…

              Read More

                Madaxweynaha Somalia,Iyo Ra’isal Wasaarihiisa oo Kulan la qaatay Ergayga Midowga Africa ee Somalia

                Muqdisho 03.June (SDN) Ergayga Midowga Afrika ee arrimaha Somalia dajire Maxamed Saalax Anaadiif ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) kaasoo ay kaga hadleen dagaalladii ka dhacay Kismaayo. Intii uu kulanku socday ayaa waxay mas’uuliyiintan si aad ah uga hadleen dhibaatadii ka dhalatay Kismaayo iyo walaaca…

                Read More

                  WASAARAD LA WAREEGA CAKUSE +KA GAADHSIINTA XUKUNKA XAQDARADA AH EE HUBAAL +SIDA UU KA YEELI DOONO CAKUSE+KA HADAL LA,AANTA MAXKAMADA XAQI HUBAAL LABO ISKU BEEGAN!!!!

                  (KampalaSDN)   Waxa maanta maxkamadu xukun iyo ganaax  isku lamaan ku riday  Maareyaha hubaal  Maxamed Axmed Jaamac Calooley oo ay ku riday xukun sanad xariga iyo hal malyan oo ganaax ah.   Halka ay Tafatire Xasan Xuseen Keefkeef  ku riday laba sano oo xadhig ah iyo laba malyan oo ganaax ah.   Halka  hubaal  hore…

                  Read More

                    JOOJINTA JAADKA EE UK: Naruuro Nololeed oo Cusub

                    Dawladda Boqortooyada Britain oo maanta go’aansatay,  si kama dambays ah, in jaadka laga joojiyo dhulkeeda. Wax loo shan-tiriyo  ba, wax laga dhur-sugo ba, wax hooyooyinka Soomaaliyeed ee UK ku dhaqani  ay kor iyo hoos u ooyaan ba, maanta ayaa warkii yimid. Waxa la go’aamiyay  inuu yahay jaadku daroogo darajada ‘C’, ayna tahay in la mamnuuco. …

                    Read More

                      Death threats for lesbian Somali-Norwegian

                      Oslo, 03 July 2013 (SDN) – Somali-Norwegian author Amal Aden has received more than 146 threatening messages after taking part in the Oslo Pride Parade this weekend. Recounting her ordeal, the lesbian activist said many Norwegians could not imagine the perceived tension of being Muslim and gay. “On Sunday morning, I woke up to find…

                      Read More

                        “Siilaanyo isaga ayuu ahaa Kii Idaacada Sharci darada ah Samaystay,Waxaa Maanta la Gawracay Xoriyatul Qawlkii” Xoghayaha Warfaafinta Waddani {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 03.July (SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Ayaa Si adaga u Canbaareeyay Xukunkii ay Maxkamadu maanta ku Riday Maareeyihii iyo Tifaftirihii Wargayska Hubaal Waxaanay Sheegeen in Maanta loo fadhiyo aaska Xoriyatul Qawlka Somaliland. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Maxamed Xasan Dirir oo Markii Xukunka Maxkamadu ku dhawaaqday Warfidiyeenada kula hadlay Wajahada…

                        Read More

                          Afhayeenka Madaxtooyada oo Si Dadban u Sheegay inuu ka Mid ahaa dadkii ay Wasaarada Warfaafintu ka Dagi Weyday {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 03.July (SDN) Afhayeenka Qasriga Madaxtooyada ee Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo ka Mid ahaa Xubnihii Sahayday Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Tibaaxay Maanta in Wasaaradaasi aan lagu Maqal Wax buuq ah tan iyo Mudadii uu Xilkeeda hayay Wasiirkii hore ee Warfaafinta haatanse loo bedelay Warshadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur {Timadcad}…

                          Read More

                            “Madaxweynihii Waxaa ku Soo dhacday uun Waar Ninkan Khabiirka ah ee Warfaafinta Cirkaa Gaynaya Maad u dhiibtid” Bashiir Cabdi Xariir {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 03.July (SDN) Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Somaliland Mudane Bashiir Cabdi Xariir ayaa Sheegay in Wasaaradaha Boosaha iyo Warfaafintu ay Wasaaradaha kale ee dawlada kaga duwan yihiin inay Tartan kula Jiraan Hay’ado Madax banaan oo kale isagoo Tusaale u soo qaatay in Wasaarada Boosaha ay Garab Socdaan Shirkadaha Isgaadhsiinta,Halka Wasaarada Warfaafintuna…

                            Read More

                              Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta oo Hadal Kooban ka Jeediyay Madashii uu Xilka Wasaaradaas kula Wareegay {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 03.July (SDN) Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo wacyigelinta oo Khudbad Kooban ka Jeediyay munaasabadii xilwareejinta  ayaa caddeeyey inuu saaxiib dhow ka dhigan doono  shaqadiisa koobaad-na uu ka dhiganayo habkii ay suxufiga dawladda iyo ka madaxa banaani u wada heli lahaayen xuquuqdooda iyadoo loo marayo qawaaniinta daklka u taalla…

                              Read More

                                “Waxaanu Balanqaadaynaa inaanu Saxaafada Madaxa banaan Xidhiidh Wanaagsan la Yeelano” Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 03.July (SDN) Wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda warfaafinta Md Cabdiwaaxid Cabdiqaadir C/raxmaan  ayaa sheegay in wasaaradani tahay wasaaradaha ugu saameynta badan dhinaca Warbaahinta, isagoo balanqaaday inay xidhiidh wanaagsan la yeelan doonaan warbaahinta kala duwan ee dalka, loogana fadhiyo warbaahinta inay guddo xaqqa ay bulshadu ku leedahay, wasarad ahaana ay diyaar u yihiin inay…

                                Read More

                                  “Afartii Dawladood ee Somaliland soo maray Waxaan ka Noqday Wasiir” Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Abiib Timacad {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 03.July (SDN)  Wasiirkii hore ee Warfaafinta haatana loo bedelay Wasaarada Wershadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur “Abiib Timacad” ayaa Tilmaamay Waaxyaha ay Wasaaradani ka Kooban tahay iyo Waxyaabihii u qabsoomay Mudo Sagaal bilood iyo Dheeraad ah oo uu Xilkeeda hayay waxaanu Tusaale u soo qaatay in Guusha u Weyn ee ay gaadheen ay Tahay in…

                                  Read More

                                    Garsoorihii Xukumay Werfidiyeenadii Hubaal ee Xabsiga loo Taxaabay oo ka hadlay Xukunka Maxkamada .

                                    Hargaysa 03.July (SDN  Garsoore Cismaan Ibraahin Daahir oo ka mida garsoorayaasha maxkamada degmada Hargeysa ayaa  saaka xukun ku riday masuuliyiin ka tirsan wargeysa Hubaal. Garsooraha oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey qodobada loo adeegsaday xukunka Masuuliyiinta wargeysa Hubaal, waxaanu sheegay in danbigii lagu soo eedeeyey uu ku cadaaday waxaana hadaladisii ka mid…

                                    Read More