Marwada Madaxweyaha Somalia oo deeq gaarsiisay xarun wax lagu baro gabdhaha agoonta ah
Muqdisho 04.July (SDN) Marwada Madaxweyaha Somalia Qamar Cali Cumar ayaa ka qeyb gashay sanadguuradii 1aad ee ka soo wareegatay aas-aaskii xarunta waxbarashada gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere. Sidoo kale marwada madaxweynaha ayaa dharka loogu talo galay labiska iskuulka iyo go’yaasha sariiraha loogu talo galay gaarsiisay xaruntaas ay gabdhaha agoonta ah wax ku bartaan. Goobta xafladan ka…
