Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muuse

    Muqdisho, 25, June, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan tacsi tiiranyo leh  uga dirayaa qaraabadii, ehelkii iyo dhamaan Salaadiinta Soomaaliyeed isagoo ku hadlaya magaciisa, kan xukuumadda iyo kan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse Boqor Yuusuf oo galabta ku geeriyoday…

    Read More

    Laacibkii Reer Spain Rafeal Nadal oo wareegii Hore (First Round) Lagu Feentey. By Jaahuur.

    London-June-24-2013-qurbejoog.news.com-Ottawa- Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaaiyo cariga Ingiriiska oo uu manta ka furmey Wimbledon Grand Slam. Saaxiibayaal koobabkan lagu magacaabo Grand Slam ayaa mid kastaaba wataa magacyo kala gooni ah sida Wimbledon,Usa Open,France Open,Australian Open, iyo wixii soo raaca oo kale,waxaana ka soo qaybgala ciyaarto badan oo ka kala yimaadda aduunka daafihiisa Gabdho…

    Read More

      War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Mugleh Isku Shaandhayn Ugu Sameeyey Golahiisa Wasiiradda, Wasaaradda Arrimaha Dibadda U Magacaabay Diblomaasi Ruug Cadaa Ah Maxamed Biixi Yoonis, Eryayna Wasiiro Kale Akhriso Liiska

      Hargeysa25/Jun/2013(SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa wareegto xil magacaabis, eryis,iyo isku bedelid uu ku sameeyey golahiisa wasiiradda waxay u dhignayd sidani: Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1820/062013 uu ku magacaabay wasiiro cusub, wasiiro xilal kale loo bedelay, iyo…

      Read More

        Ra’iisul Wasaaraha Ayaa Tababar U Soo Xiray Ciidankaii Ugu Horeeyey oo Saraakiil Soomaaliyeed Ku Tababaraan Dalka Gudihiisa(SAWIRO)

          Muqdisho, 24,Juun,2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, Wasiirka Wasarada kheyraadka C/risaq Cumar Maxamed  iyo Wasiirka Warfaafinta C/laahi Cilmooge Xirsi ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira taba-bar ugu soo xiray ciidamo  gaaraya ilaa 880 Askari, ciidankaan ayaa goobta kusoo…

        Read More

          Britain’s Foreign and Commonwealth Office (FCO) advise against all travel to Somalia, including Somaliland.

          The Foreign and Commonwealth Office (FCO) advise against all travel to Somalia, including Somaliland. Any British nationals in Somalia should leave. There is a high threat from terrorism, including kidnapping, throughout Somalia, including Somaliland. Terrorist groups have made threats against westerners and those working for western organisations. The FCO believes that there is a constant…

          Read More

            “Madaxwaynahana dhawr jeer ayay la kulmeen Xildhibaanada Guurtida iyo Wakiilada ee Gobolada Awdal iyo Salal” Gudoomiye ku Xigeenka Waddani {DHAGAYSO}

            Hargaysa 24.(SDN)   Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inaan Gobolka Awdal ee uu ka soo jeedo Saami qaybsigii uu xaqa ugu lahaa Somaliland aanu ka helin intii xukumada hadda talada haysaa jirtay. Waxaa kale oo uu Mudane Seed ka hadlay Dilalkii ka dhacay Deegaanka Degmada Xariirad oo uu…

            Read More

              Agaasimaha Guud ee Caafimaadka oo furay tababar lagaga hadlayo Maaraynta Hab raaca Caafimaadka

              Hargaysa 24.(SDN)   Agaasimaha Guud  ee wasaarada Caafimaadka Dr,Cabdi Axmed Nuur, ayaa maanta ka furay  Magaalada Hargeysa Kulan howleed  ku saabsan   xoojinta Maaraynta Hab-raaca caafimaadka. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Dhakhaatiir iyo saraakiil ka tirsan wasaarada Caafimaadka hadal uu halkaa ka jeediyey Agaasimaha Guud  Ee wasaarada caafimaadka Dr, Cabdi Axmed  Nuur, waxa uu sheegay…

              Read More

                “Xukumaddan maanta jirta waxaa aad loogu dhaliilaa inaanay Saamigii ay xaqa u lahaayeen ka helin Reer Awdal . Madaxwaynahana dhawr jeer” Gudoomiye ku xigeenka Waddani

                Hargaysa 24.(SDN)   Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa sheegay inaan Gobolka Awdal ee uu ka soo jeedo Saami qaybsigii uu xaqa ugu lahaa Somaliland aanu ka helin intii xukumada hadda talada haysaa jirtay. “Awdal waxa ka mid ahayd meelihii Gooni isku taaga Somaliland lagu Aas-aasay .waxay ka mid ahaayeen…

                Read More

                  Golaha Wakiilada oo dib u dhigay Ansixinta Xeerka Booliska isla markaana Galay Fasax

                  Hargaysa 24.(SDN)   Kalfadhigii 21aad ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta la soo gabo gabeeyay Iyadoo Mudanayaashu isla qaateen in Dib loo dhigo Xeerka Booliska oo loo balansanaa in maanta Meel mariyo. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoominayay  Gudoomiyaha Golaha Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa qaar ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladu ay dood ka keeneen…

                  Read More

                    “Waxaan arkay in Dadka reer Somaliland Xoriyad dhab ah u haystaan dhiibashada Fikirka oo ay omali ah fikirkooda u dhiiban karaan” Prof Samatar {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 24.(SDN)  Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si qoto dheer uga waramay waxyaabihii uu kula kulmay Somaliland intii uu ku sugnaa, ka dib socdaal todobaadyo qaatay oo uu ku gala-bixiyay goboladda waddanka. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa shalay mar kale isa soo hortaagay Boqolaal qof oo isugu jira Ardayda ,Maamulka, Macalimiinta Jaamacadda Hargeysa iyo Masuuliyiin ka…

                    Read More

                      Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo Da’a Yarta u Soo Jeediyay inay isu taagaan Kobcinta Ciyaaraha (DHAGAYSO}

                      Hargaysa 24.(SDN) Madaxweyne ku xigeenka jsl Md. C/raxmaan C/laahi ismaaciil (saylici) ayaa maanta ka qaybgalay xaflad balaadhan oo magaalada Hargaysa  loogu sameeyay xidhitaanka tartankii  ciyaaraha Gobolada   isla markaana shahaado sharafyo iyo abaalmarino kala duwan lagu Gudoonsiiyay  ciyaaryahanadii ka dhexmuuqday tartankaas , shirkadihii ,warbaahintii iyo wasaaradihii ka qaybqaatay  ciyaaraha Gobolada dalka ee dhawaanta la soo gaba…

                      Read More

                        Muuse Biixi oo Si faahfaahsan uga hadlay Siyaasada Arrimaha Dibada iyo Cawaaqib Xumida Qabyaalada {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 24.(SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dheeraaday Horumar uu Sheegay inay Samaysay Siyaasada Arrimaha Dibada, Waxaa kale oo Gudoomiyuhu Tilmaamay Sida ay Qabyaaladu dhaxal Xumo ugu horseedo ummada wada dhalatay ee Somaliland. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu hadalkan ka Jeediyay Madal ay Wasaarada Ciyaaruhu u samaysay abaal marino inay…

                        Read More

                          Nelson Mandela’s still critical in hospital, says Zuma

                          Pretoria, Jun 24, 2013 (SDN) –Former South African President Nelson Mandela remains in a critical condition in hospital, President Jacob Zuma says. Mr Zuma said the doctors were doing everything they could to make the former leader comfortable, but he could not give any more medical details. South Africa’s first black president, 94, was taken…

                          Read More