Somalia President outlines his vision for growth

    The Somali nation and I thank the world for their sustained support over the past few years. As things have got steadily better, you have worked with us to build on that confidence and maintain the momentum. We appreciate the support of the G8, and the international support confirmed during the Somalia Conference in London…

    Read More

      Meeliishaad Dalxiiseyaal ku laayay Bakistaan

      Islamabad June 24,2013(SDN)-Meliishaad ka mida kuwa Islamiyiinta ah ee dalka Bakistaan ayaa sagaal ruux oo dalxiiseyaal ah ku laayay Woqooyiga dalkaasi. Dalxiiseyaasha ayaa maalinimadii Axada gelinkeedii danbe booqanayay Buuraha dhaadheer ee ku yaal Woqooyiga dalkaasi oo ah degaan aad u nabdoon. Meliishaadka laayay dadkan dalxiiska ku gudo jiray ayaa ku lebiisnaa direyska ciidamada amaanka ee…

      Read More

      Xulka Spain oo 3-0 Ku Samirsiisey Xulka Nigeria Iyo Uruguay oo 8-0 ku Karbaashtey Tahiti. By Jaahuur.

      Fortaleza-Brazil-June-24-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ku turxaamineynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo uu ka socdo koobka Fifa Confederation Cup oo aalaba la dhigo inta aan la bilaabin koobka kubadda cagta ee aduunka Haddaba ciyaar aad u xiiso badneyd kana tirsaneyd koobkan waxaa isku nafbaxay Spain oo koobka Aduunka haysata iyo Nigeria iyana haysata koobka qaaradda…

      Read More

        DAAWO:Aqoonyahan Xasan Sheekh Cali Nuur oo ka Faaloonaya Sababha Hortaagan dib u soo celinta Qarankii Soomaaliya

        Kuala Lumpur June 24,2013(SDN)-Barnaamijka Doorka aqoonyahanka ee Tvga Somalichannel ka baxa ayaa todobaadkan waxa marti ku ah Aqoonyahan Soomalaiyeed oo culuunta xiriirka caalemiga PHD ku diyaarinaya jaamacada Malaya waa Aqoonyahan Xasan Sheekh Cali Nuur. Aqoonyahanka ayaa wariye Axmed Abukar Azhari uga waramay sababha hortaagan in qarankii Soomaaliya dib loo yagleelo,DAAWO

        Read More

          DAAWO:Hees Qiiro iyo Tiiraanyo leh oo loo Tiriryay Halyeyadii Xoriyada Jabuuti,Ereyadii AUN Ibrahim Gadhle,luuqdii Faadumo Axmed

          Jabuuti June 24,2013(SDN)-Abwaankii Reer Jabuuti Ibrahim Gadhle eebe naxariistii jano ha ka waraabiyee ayaa Hees Qiiro iyo Tiiraanyo u tiriyay marxaladihii kala duwanaa ee loo soo maray xoriyada Jamhuuriyada Jabuuti. Abwaanku waxa ii tixda ku hogo tusaaleynayaa Madaxda dalka in ay ka fiirsadaan qorsheyaasha Isticmaarku ku hawlan yahay. Heesta oo ay si la yaab leh…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Ku baraarugay Khatarta Tahriibta Isla markaana Magacaabay Gudi uu u Xilsaaray Soo Afjarida Tahriibta iyo Shaqo abuurka

            Hargaysa 23.June (SDN) Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu caawa Magacaabay Guddida Ka Hor-tagga Tahriibka iyo Shaqo Abuurka, isaga oo ka duulaya sidii loo soo afjari lahaa aafadaasi loona badbaadiyo da’yarta Dalka u soo koraysa. Gudida Madaxweynuhu magacaabay oo ka mid ah Golaha Wasiiradu waxay kala yihiin 1.       Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo…

            Read More

              Dad laga Qabqabtay Huteelada Beledweyn iyo Taliyaha Booliska ee Beledweyn oo ka hadlay {DHAGAYSO}

              Beled Weyn 23 June (SDN) Mas’uuliyiinta amniga ee magaalada Beledweyne ayaa sheegay inay ku qabqabteen dad badan hawlgal ay saaka ka sameeyeen hoteellada magaaladaas. Booliiska ayaa sheegay in ay maamullada hoteellada magaaladu ay iska dhego-tireen amar horey loo siiyey oo ahaa inay soo gudbiyaan martida hoteelk ku Soo Korodh. Col. Cali Dhuux Cabdi Mahad Alla…

              Read More

                Penticton nurse on medical mission to Somaliland

                Kimberly Law, a graduate nurse from Penticton, will head for Somaliland later this summer where she is volunteering her time and nursing skills  as part of Nurses for Edna, in The Edna Adan Maternity Hospital in Hargeisa, Somaliland, Local residents, well-wishers and supporters can join the Penticton nurse next  Saturday, June 29 at The Barley…

                Read More

                  DAAWO Maamulka Gobolka Togdheer oo Shaaciyay 47 Maxbuus oo Xabsiga Burco laga soo daynayo

                  Burco 23.June (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje oo uu Weheliyo Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka  ayaa Maanta Cadeeyay inay Xoriyadoodii u Celiyeen 47 Maxbuus oo uu Madaxweynaha Somaliland Cafis u fidiyay. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer ayaa Sheegay inay In Mudo ah ku Hawlanaayeen Sixitaanka Magacyada Maxaabiistan isla markaana ay Farxad…

                  Read More

                    Masuulka Ugu Da’da Yar Ee Lagu Boqray Digreeto Madaxweyne Oo Ka Hadlay Qorshahood​a Waxqabad, Baaqna U Diray Dhallinyar​ada Hanka Leh

                    Hargaysa 23Jun13(SDN)Maareeye ku-xigeenka Haayadda Korontada Somaliland Md C/Laahi Yuusuf Cilmi oo nasiib u helay inuu noqdo masuulkii ugu da’da yaraa ee xil qaran loogu magacaabo digreeto madaxweyne ayaa wareysi uu saxaafadda siiyay ku faahfaahiyay sooyaalkiisa shaqsi, sidoo kalena kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin sida uu arko shaqada loo igmaday iyo rejadii uu naawilayay…

                    Read More

                      Hogaamiye ka Mida ah Urur Siyaasadeedyada Puntland oo Eedayn u Jeediyay Gudida Doorashooyinka

                      Qardho 23, Juun 2013 (SDN) Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka MIDNIMO ee Puntland, ayaa eedeyn dusha uga tuuray guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland, isagoo sheegay in ay jidkii saxda ahaa ka leexdeen. Dr. Saadiq Eenow – oo xilligan ku sugan degmada Qardho- ayaa maanta mar uu war-baahinta maxalliga ah la hadlayey, wuxuu tilmaamay in guddiga doorashooyinku…

                      Read More

                        Xuska maalinta aduunka ee haweenka carmalka oo lagu qabtay London iyo ururo Somaliland oo ka soo qayb galay

                        London 23Jun13(SDN) Waxa maanta lagu qabtay beerta hyde park corner oo ay bishu tahay 23/06/2013 xaflad lagu xusayo maalinta aduunka ee dumarka saygoodii geeryooday iyo dhibaatooyinka kala duwan ee nolosha ka haysta. Ugu horaynrtii waxaa halkaa ka hadashay marwada ra’isaal wasaarihii hore ee dalkan Britain Cherie Blair oo tibaaxday dhibaatooyinka haysta dumarka ragoodii ka geeryoodeen…

                        Read More