Somali pirates hijacked zero boats this year

    Piracy remains a concern for ships that pass the Horn of Africa, although where piracy was once rampant in the Indian Ocean, the number of incidents have declined since 2011. While the topic of piracy grips the public imagination — the success of the film “Captain Phillips” bears witness to this — not one single…

    Read More

      “Xukuumadu Waxay Musuq Maasuqday Dhaqaalihii Midowga Yurub ugu Deeqeen Balaadhinta Biyaha Hargaysa” Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}

      Hargaysa 28.Dec 2o13 (SDN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta xukuumadda Somaliland ku cambaareeyay inay sabab u tahay surmiga iyo biyo la’aanta soo food saartay shacbiga Caasimadda Hargeysa, ka dib markii siday ay sheegeen inay cashuuro dheeraad ah ku soo rogtay gaadiidlayda Booyadaha ee u dhaamiya xaafadaha magaaladda. C/Rashiid  Riyo-raac oo ka mid ah…

      Read More

        “Dawlada Haatan Jirtaa Waxay Urursanaysaa Lacag uun ee dan kama laha Biyo la’aanta Shacbiga” Mustafe Qodax {DHAGAYSO}

        Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Mustafe Maxamuud Qodax oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ee WADDANI ayaa nasiib darro ku tilmaamay in xukuumaddu ay sababtay biyo la’aanta ba’an ee soo food-saartay Magaaladda Hargeysa. Mustafe Maxamuud Qodax waxa uu xukuumadda ku eedeeyay inaanay danayn shacbiga biyaha beelay, hase yeeshee ay awooda saarayso oo kaliya urursiga cashuuro…

        Read More

          “Waxaa Laygu Yidhi anigu Waan Maqnaaye Sadex Cisho ayuu Mudaharaadkani Socday” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

          Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa Sheegtay in aanay Diyaar u ahayn in Mar kale uu Mudaharaad inagaga Dhintaan Dad inaga Mid ah Waxaa kale oo ay Ka Hadashay Qaabka ay Uga Wada Hadlayaan Booyadaha Biyaha Gaadhsiiya Degsiimooyin ka Mid ah Caasimada kadib markii uu Maanta Kacdoon Biyo la’aaneed ka dhashay arrintan. Wasiirka Daakhiliga…

          Read More

            Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Maanta Soo Kormeeray Fanaanka Bukaanyaalka ah ee Cabdi Tahliil, iyo Dekeda Muqdisho

            Muqdisho 28.Dec 2013 (SDN)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeer ku tegay dekedda magaalada Muqdisho iyo xerada barakacayaasha ee Rajo. Ra’iisul wasaaraha ayaa xarunta dekedda kula kulmay maamulka dekedda, waxayna warbixin ka siiyeen howlaha ka socda iyo kor-u-kaca  dakhliga dekedda ee sanadkan. Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in xukuumadda ay dardargelin…

            Read More

              Guurtida oo dood Wadaag ka Leh Siyaasada Arrimaha Gudaha iyo Dibada ee Somaliland

              Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Golaha Guurtuda ee jsl ayaa fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golahahaasi md saleebaan maxamuud Aadan ,ayaa mudanayaashu waxay kaga doodeen   siyaasadda arrimaha Gudaha iyo Dibadda ee dalka. Mudanayaashii dooda maanta ka qayb qaadanaayey ayaa waxay si gaara u tilmaamayeen inuu maanta dalku nabadyahay , waxaanay xukuumadda u soo jeedinaayeen in…

              Read More

                Xukuumada Somaliland iyo Gaadiidlayda Booyadaha oo Isla Qaatay in Wada hadal ay ka Galaan Korodhka Cashuurta laga Gadooday

                Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland  Mudane Cali Maxamed Waran-cadde Iyo Gaadiidlayda Booyadaha ee Caasimada Qaybo ka mid ah Gaadhsiiya Biyaha ayaa ku Heshiisiyay in Si Wada Jir ah ay uga wada Xaajoon doonaan Korodhka Cashuurta ay Cabashada ka Muujiyeen iyadoo la Isla qaatay in dib ay u hawl galaan Gaadiidka booyaduhu si…

                Read More

                  Mudaharaadyo Lagaga Soo Horjeedo Surmiga Biyo La’aanta oo ka socda degmadda Maxamuud Haybe ee Caasimadda Hargeysa

                  Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Mudaharaadyo lagaga soo horjeedo biyo ;a’aan soo food saartay degmooyinka Maxamuud Haybe, Axmed Dhagax iyo Gacan-libaax ayaa ka socda degmadda Maxamuud Haybe ee Caasimadda Hargeya , waxaana kala xidhan jidka Total, mana jiro wax gaadiid ah oo u gudbaya dhinaca Calaamadaha iyo Sayladda midna. Dadka Mudaharaadaya ayaa walaac ka muujiyay biyo…

                  Read More

                    Kulan lagu darsayo Sidii Macluumaad Sugan looga Heli lahaa Heerka ay Faro Xumaynta Haweenku ka Marayso Somaliland oo Hargaysa ka Furmay

                    Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha bulshada Marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa maanta magaalada hargaysa ka furtay aqoon isweydaarsi ku saabsan sidii xog sugan looga heli lahaa heerka ay Somaliland ka marayaan faro xumaynta haweenka iyo ku taccadiga caruurta. Aqoon is weydaarsigan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka suxufiyiinta ee WIJAayna ka qayb qaadanayaan…

                    Read More

                      Mareykanka oo sheegay in ciidamo uga xiran yihiin Liibiya

                      Washington(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa markii u horeysay shaacisay in Liibiya ayaa xabsiga u taxaabtay tiro ka mida ciidamadeeda ku sugan magaalada Tripoli. Wasaarada Arrimaha Dibbedda ee dalka Mareykanka ayaa soo bandhigtay ismaandhaafka ku xeeran xadhiga ciidamadan. Afhayeenka wasaarada arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka Jen Psaki ayaa sheegtay in aaney dawladeeda u cadeyn sababta ciidamadan loo xidhay….

                      Read More

                        Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Yasay Nairobi iyo Masuuliyiinta Kenya Oo Ka Muquurtay Soo Dhaweyntiisa

                        Nairobi:28-Dec-2013(SDN)-Madaxweynaha Dawladda Federlka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo khamiistii ka Degey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi, ayaan ka Helin wax Soo Dhaweyn ah Dawladda Kenya.   Madaxweynaha ayaanu haba yaraatee Hal masuul oo ka Tirsax Dawladda Kenya kaga Hortegin garoonka uu ka soo degay, waxana kaliya la arkayey iyadoo ay soo dhaweynayaan masuuliyiinta…

                        Read More

                          Dawlada Suudaanta Konnfureed oo Xabad joojin aqbashay madax mucaaridka ka midana sii deysay

                          Nairobi Dec 28,2013(SDN)-Dawlada dalka Koonfurta Suudaan ayaa sheegtay in ay aqbashay xabad joojin ay soo jeediyeen madaxda dawladaha ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD. Dawlada Koonfurta Suudaan ayaa sheegtay in ay hakineyso hawlgal balaaran oo ay dib ugu qabsaneyso gobolka Unity State ee shidaalka qaniga ku ah. Soojeedinta xabad joojinta ee madaxda IGAD oo laga soo…

                          Read More

                            Nabad-doon Xalay La Khaarajiyey iyo Xaaladda Deegaanka Afgoye oo Saaka Kacsan

                            Afgoye:28-Dec-2013(SDN)-Wararka ka soo Baxaya  Deegaanka Afgoye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in halkaas xalay lagu dilay Nabadoon caan ahaa ee Deegaankaas u dhashay.   Shacabka halkaas ku dhaqan ayaa sheegaya inaan si fiican loo aqoonsan cidda ka damabysay dilka Nabaddoonka, waxana  ay sidoo kale tilmaameen inay saaka dhulkaas ka taagan tahay cabsi baahsan oo…

                            Read More

                              Madaxweynaha Djibouti Oo Ku Dhawaaqay Inay Ciidan Dheeraad ah Diri Doonaan Somalia

                              Djibouti:28-Dec-2013 (SDN)-Iyadoo uu kor u kacayo Dagaalka ay ciidanka Djibouti ku hayaan  Kooxaha Al-shabaab ee Somalia ka Dagaalama,  ayuu mar Kale Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle sheegay inuu ciidan dheeraad u diri doono.  Madaxweyne Ismaacil Cumar Geelle oo la hadlay VOA ayaa sheegay in ciidamadaas ay ka ambabixi doonaan dalka Jabuuti laba ama Saddexda toddobaad ee…

                              Read More

                                Caynaanshaha Madaxtooyada Cabdiyada (CMC)

                                Horaantii Sanadkan aynu ku jirno ee 2013 ka. Anigoo arrimo badan tixgalinaya. Anigoo Sifooyin muhiim ah  xeerinaya. Anigoo qaadaa dhig, shaandheyn iyo gorfeyn qoto dheer adeegsanaya. Anigoo baadhitaano iyo daraasado ku soo wada koobay Hogaamiyeyaasha ka arrimiya amaba soo maray Gayiga Soomaalidu dagto ee Geeska Afrika, ayaan gaba-gabadii iyo gunaanadkii waxaan si niyad sami iyo…

                                Read More