Australia oo Haweeney Soomalaiyeed oo caafimaad u tegi laheyd dalkaas u diiday dal ku gal
Melbourne Dec 12,2013(SDN)-Wasiirka Socdaalka ee dalka Australia Scott Morrison ayaa laga codsaday in uu ka noqdo goaan uu hore ugu diiday Haweeney Soomalai ah in dalkaasi ay u tagto qaliin caafimaad. Ayaan Moxamed oo haatan 25 jir ah ayaa waxa weli ku yaal dhaawac rasaas wejiga kaga dhacday tiyoo jirta laba sanadood uun. Waxa ay…
