Jame Warsame Is a Citizen of Nowhere

    Mogadishu, 10 Dec 2013 (SDN) -Jama Warsame sat in the back of an airplane soaring toward his nightmare. To his right sat two Canadian government escorts, a man and a woman, neither “particularly tough-looking,” Warsame recalls. It was February 2012, shortly after Warsame’s 28th birthday and, despite the efforts of his dogged lawyer, two imaginative…

    Read More

      8, Including 5 Policemen, Killed in Kenya Attack

      Nairobi, 10 Dec 2013 (SDN) -A government official says unknown gunmen killed eight people, including five policemen, in an ambush in eastern Kenya. Samuel Arachi, deputy inspector general of police, said Tuesday the eight died when a police car was sprayed with bullets 9 kilometers (5 miles) from the Kenya-Somalia border. Kenya’s border area with…

      Read More

        Golaha Deegaanka Hargaysa oo Ruqsadii Shaqo kala noqday Labadii Shirkadood ee Qashin Ururinta Caasimada

        Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)- Fadhi aan caadi ahayn oo maanta golaha deegaanka caasimada hargaysi ku yeeshay xarunta dawlada hoose ee hargaysa ayaa  waxa warbixin dheer halkaasi ka soo jeediyay agaasimaha waaxda arimasha bulshada dawlada hoose  oo ku dheeraaday sida shirkadaha qashinka u xil saaran qaarkood ay u dayaceen waajibaadkii loo dhiibay sidaa darted lagala noqonayo ruqasadii…

        Read More

          Xukuumada Somaliland oo Si gaar ah u Xustay Munaasibada Maalinta Xuquuqul Iinsaanka iskana fogaysay inay Madal isugu keento Daneeyeyaasha Xuquuqul Iinsaanka

          Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka jsl mudane cabdiraxmaaan cabdilaahi isamaaciil [ saylici] ayaa maanta ka qeyb galay xuska maalinta caalamiga ah ee  xuquuqal insaanka  oo lagu qabtay magaalada hargaysa Xafladan oo ay kasoo qeyb galeen wasiirka wasaarada cadaalada , xeer ilaaliyaha guud ee qaranka , gudoomiyaha maxakamada sare , ururada xuquuqul insaanka xildhibano qareeno iyo…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo Sheegay in Xukuumadiisa ay ka go’an tahay Horumarinta Xuquuqda aadamaha

            Muqdisho 10.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Talaado ah sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay xaqiijinta xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya, war qoraal ah ayuu ku sheegay oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha. Madaxweyne Xasan ayaa ku celiyay in dowladdiisa ay ka go’an tahay horumarinta xuquuqda aadanaha…

            Read More

              “Waar TV-ga Qaranka Saddex Malyan iyo Badh Dollar ($3.5 Milyan Dollar)weeye Kharashkiisu. Wuxuu ka kharash badan yahay 5 Wasaaradood,waxaana loo haystaa in Dadka laga caayo” Jamaal Cali Xuseen (DHAGAYSO}

              Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)- Musharax Madaxwaynaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen oo Maanta ka hadlayay Banaan bax balaadhan oo ay Xisbigoodu ku qaabileen Maalinta Xuquuqul Iinsaanka Caalamka ayaa si qoto dheer uga hadlay Tacadiyada ka dhanka ah Xuquuqul iinsaanka , Heerka Xun ee ay qabyaalada iyo eexdu marayso . Sidoo kale waxa uu…

              Read More

                “Wasiir ku xigeenka amniga ayaa ka danbeeyey shir’qoolkii la islahaa ku dila xildhibaan qabiile,waad ogtiin waxii ku dhacay wargayskii hubaal oo aad ogtiin in laga soo abaabulay qasriga madaxtooyada iyo guriga madaxwayne siilaanyo” Mujaahid Cali Guray {DHAGAYSO}

                Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)-Guddoomiyaha sadddexaad ee xisbiga ucid Mujaadi Cali Guray ayaa  sheegay inuu wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha somaliland uu saaka ciidanka amar buuxa ku siiyey in xarunta guud ee xisbiga ucid xoog lagu galo kuwaas oo ay ciidanka RRU galeen . Guddoomiyaha sadddexaad ee xisbiga ucid ayaa wasiir ku xigeenka amniga ku…

                Read More

                  Somaliland: Journalists Protest against Government’s Push to Muzzle Them

                  Hargeisa, 10 Dec 2013 (SDN) -Nearly 100 Somaliland journalists, news media workers and their supporters, some covering their mouths with white ribbons, protested Today in Hargeisa against the detention of eight journalists and what they said was a growing push by the country’s government to muzzle them. The journalists protest coincided today with the world-wide…

                  Read More

                    Wafti Ka Socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Dalka Denmark oo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Xafiiskiisa ku qaabilay Daawo

                    Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta xafiiskiisa  ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Denmark. Wafdigan oo uu hogaaminayey Md  Henrik Jespersen, Senior Technical Adviser oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda  waddanka Denmark waxaana ka mid ahaa waftigiisa Marwo Lotte Mindedal oo la…

                    Read More

                      Banaan bax Balaadhan oo Xisbiga Ucid Hargaysa ku Qabtay,Suxufiyiinta oo Afxidhasho ku Qaabilay iyo Ciidamada Amaanka oo Xabsiga u Taxaabay Qaar ka mid ah Mudaharaadayaasha

                      Hargaysa 10.Dec 2013 (SDN)- Xisbiga mucaaradka ah ee ucid ayaa banaan-baxan ay ku dalbanayeen ee xukuumada tacadiga iyo hagar-daamada ka dayso ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xil maanta laga xusya aduunka maalinta Xuquuqul Insaanka. Hadaba hadal kooban uu halkaasi ka jeediyey guddoomiyaha sadddexaad ee xisbiga ucid Mujaadi Cali Guray ayaa waxa uu sheegay inuu wasiir…

                      Read More

                        Markii u Horaysay laga hirgaliyay Deegaanka Carrooley oo dhinaca bari ka xigta Magaalada Laascaanood

                        Laascaanood 10.Dec 2013 (SDN)- Ceel biyoodkii ugu horreeyay ayaa laga hirgeliyay tuulada Carrooley oo 100 km dhinaca bari ka xigta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Hayad laga leeyahay dalka Norway oo lagu magacaabo Gargaarka Dadweynaha Norway (NPA) ayaa maalgelisay hirgelinta ceel-biyoodka laga qoday tuulada, kaas oo qodistiisa ay socotay muddo afar bilood ah, sida…

                        Read More

                          Gollaha Wakiilada Somaliland oo gacanta la isula tegay iyo mudeneyaal ku dhaawacmay

                          Hargeysa Dec10,2013(SDN)-Mudeneyaasha gollaha wakiilada Somaliland ayaa weli aan ku qanacsaneyn isku shaandheyntii dhawaan lagu sameeyay guddi hoosaadyada gollahaasi. Dood ay arinkan ka yeesheena waxa ka dhashay gacan ka hadal ay ku waxyeeloobeen laba ka mida mudeneyaasha gollaha wakiilada ee Somaliland. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cusmaan Caalin iyo Ibrahim Jaamac Reyte ayaa gacan isula tegay maalinimadii Axadii ka…

                          Read More

                            Baroor-diiqa Nelson Mandela oo ay ka qeybgelayaan Madaxdii ugu badaneyd ebid ee goob isugu tagta

                            Johannesburg Dec 10,2013(SDN)-Baroor-diiqa Madaxweynihii u horeeyay ee nidaam dimuqraadiyadeed lagu doorto dalka Konfur Afrika ayaa waxa ay noqoneysaa tii ugu daawasho iyo ka qeybgalka badneynd ee ebid dunida ka dhacda. Maalinta berito ayaa lagu wadaa in baroor-diiq loo sameynayo Nelson Mandela in ay ka qeybgalaan in ka badan Boqol ka mida madaxda dalalka Caalamka ugu…

                            Read More

                              Djibouti-Canadians welcome Hussein Abdourahman Djama Andholeh nomination as USN representative in Canada

                              Ottawa Dec 10,2013(SDN)-On Saturday, December 7th, Djibouti opposition umbrella USN leaders in an unanimous vote decided to nominate Hussein Abdourahman Djama Andholeh as their  representative in Canada. USN militants throughout Canada welcomed this landmark decision with joy since Hussein Andholeh , as he is commonly referred to,  was during the last decade the face of…

                              Read More

                                Boobe Yousuf Duale lacks the vision of neutrality‏

                                Our Islamic region, which universal to ALL mankind and the  international law as well preaches that people are equal under the law and that doctrine was absent at the time of the former administration. Many somaliland politician, which are actively engaged for politics presently were soundless and noiseless when many many somaliland citizens were denied…

                                Read More

                                  Loollanka Jagada Ra’iisal wasaaraha Oo Xiiso Gaar ah Yeelatay Iyo Tiro Kooban Oo Haatan isku Soo Hadhay

                                  Muqdisho:10-Dec-2013(SDN)-Wali waxa Aqalka Somalida looga Taliyo ee Villa Somalia ka socda  Kulamo iyo fadhiyo Qarsoodi ah oo looga gol leeyahay xulashada cidda noqonaysa Ra’iisal wasaaraha Somalia. Tirada Xubnaha u tafo-xaydan inay helaan jagadaas, ayaa aad u badan,waxase Hubaal ah inaanu madaxweynuhu dhammaantood ku wada qanacsanayn oo uu tiro kooban kala xulan doono, balse wali waxa…

                                  Read More

                                    Dhaawac Soo Gaadhay Wiil Soomaaliyeed Oo Arday ka Ahaa Jaamacadda AL-Azhar Ee Dalka Masar

                                    Cairo:10-Dec-2013(SDN)-Wiil Soomaaliyeed Oo Wax ka barta Jaamacadda AL-Azhar ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay Mudaharaadadda ka socda  Waddanka Masar ee ay Ardaydu wadaan. Wiilka dhaawacmay oo lagu magacaabo Cilmi Xaaji Daahir, ayaa ku dhaawacmay rabshado Jaamacadda Azhar ka dhacday oo u dhexeysay ardayda iyo ciidanka booliska, halkaas oo ciidanka ammaankuna ardaydaas kala hor tegay Rasaas…

                                    Read More

                                      Isuduwihii Wasaaradda Qorshaynta Gobolka Sanaag Oo Qori Uu Sitay Isku Qarxiyey

                                      Ceerigaabo:10-Dec-2013 (SDN)-Sida ay sheegayaan wararka ka soo Baxaya Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag, waxa qori AK-47  ah oo uu sitay isku qarxiyey Isuduwaha wasaaradda qorshaynta qaranka ee gobolka sanaag Faysal C/kariim Xirsi (Shalmad). Dhaawaca isu-duwaha  ayaa la sheegay in loola cararay Cisbitaalka Manhal ee magaaladaas ku yaalla si xaaladdiisa wax looga qabto, waxana la sheegayaa…

                                      Read More