Xisbiga UCID Oo Magacaabay Wakiilka Xisbiga U Qaabilsan Socialis-ga Iyo Midawga Yurub

    Hargeysa 11Dec13(SDN) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa magacaabay Wakiilka Midawga Yurub ee Xisbigaasi.     Warsaxafadeed ka soo baxay Xisbiga UCID ayaa u dhignaa sidan:-     Uj: Xil-Magacaabis. “Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Waliilka Socialist International (SI) iyo…

    Read More

      UN: Major Offensives Planned Vs. Somali Militants

      New York, 11 Dec 2013 (SDN) -A United Nations official says plans are being made to restart major offensives in parts of Somalia held by the militant group al-Shabab. Special Representative Nicholas Kay also told the Security Council by videoconference Tuesday that it’s important that the long-chaotic East African country hold democratic elections in 2016…

      Read More

        Somali Government Defends Judiciary over Rape Case

        Mogadishu, 11 Dec 2013 (SDN) -Somalia’s internationally-backed government on Tuesday sprung to the defence of the judiciary following the sentencing of a woman who said she was raped along with the two journalists who broadcast her story. Spokesman Ridwaan Haji said war-torn Somalia’s courts were in their “infancy” and needed to time to improve. “We…

        Read More

          Kulankii balaadhnaa ee ka dhacay Galbeedka London oo lagu soo dhaweynaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade.

          London 11Dec13(SDN) Kulan aad u balaadhan oo lagu soo dhawaynayey wasiirka arimaha gudaha Somaliland  ayaa ka dhacay Galbeedka Magaaladda London  Kulankan oo ahaa kii ugu balaadhnaa ee in dhaweyd ka dhaca London ayaa lagu soo dhaweynaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancad,kulanka oo uu goob-joog ka ahaa Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Cawaale…

          Read More

            Malafsiga Maareeyaha TV-ga Qaranka +Handtida uu ku mamay iyo Mintidnimada Xaq iyo cadaalad raadiska Shaqaalaha ee Miiska u Saaran Madaxweynaha Miidaankee buu Marin

            Waxaa qoraalkan igu Kalifay khilaaf wajiyo badan leh ayaa dhex heehaayay wasaarada warfaafinta somaliland, oo mar lagu sheegay in wasiir cukuse ku gafey maareeye gaas, mar lagu sheegay in kursi ay beeli leedahay beel kale la siinaayo. Ilaa hada ma jirto xal rasmiya ama cad oo laga gaadhay arintaasi iyada oo ay si is daba…

            Read More

              CAWAR XAREED WARKIISII MEE

              Oo malaha ma waxay moodayaan in aynu ilownay mise way inagu dayayaan oo taagta tijaabo ayey ka tahey!. Xassan Guure, mar u shalay la hadlayay wasiirka arrimaha gudaha wuxuu yidhi” Waar intaad iska dayso cadaymaha Xamar yaal  Maad kuwan aan cadaynta u baahnayn ee daahir yaa shamas la wada ogyahay wax ka qabatid. Arrinka Mujaahidku…

              Read More

                Weriye Siciid Maazim Axmed Cawaale Oo Soo bandhigay Sobobta keentay kacdoonka shaqaalaha wasaarada warfaafinta fariinna u diray Madaxweyne Silanyo

                Istanbul Dec 11,2013(SDN)-Waxa dhamaan bulshada Somaliland beryahan dhagahooda ka badatay arinta ka taagan wasaarada warfaafinta somaliland oo gaadhay heer ay shaqaalihii adkaysan kari waayaan dulaynta nafsi ee lagu hayo balse laysku dayay in laga leexiyo dariiqa dhabta ah ee ay lahayd arintu. Marka hore waxan aad u taageerayaa isku duubnida ay sameeyeen shaqaalaha wasaarada warfaafintu,…

                Read More

                  WARAABE HOOYADEY INTEY NOOSHEYNA CAANAHAAN KA CABI ,MARKEY DHIMATANA HILBAHEEDAAN CUNI

                  Maalintii khamiistii ayaa anigoo jooga hadhwanaag ley sheegey xaflad loo qabanaayo KULMIYE oo loo qabanaayey niman sheegtey XAQSOOR waxaana ka mid ahaa Qabo ,hadaba waxa ay isweydiintu tahey waa kuma mr,QABO? Waa ninkii caruurta lalaayey kiciyey kadibna uduuley magaalada London waxaanu isla magaaladaasi ka bilaabey lacag urursi uu ku sheegayo inuu maxkamad ku furayo islamarkaa…

                  Read More

                    Faroole oo dalka ku saalabta ka waramay waxqabadkiisa

                    Garoowe Dec 11,2013(SDN)-Madaxweynaha Dowlada Puntland ahna Musharax u taagan doorashada Madaxtooyada 8 Jan, 2014 Dr. Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa shalay (Talaata 10 December, 2013) si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Garoowe kadib markii uu safar kaga soo laabtay Dalka Ethiopia. Dadweyne tiro badan, Madaxweyne Ku xigeenka, Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, Maamulka Gobolka…

                    Read More

                      Nicholas Kay Oo Ka Hadlay Waddada Lagu Horumarin karo Somalia

                      Nairobi:11-Dec-2013(SDN)-Ergayga Qarmada Midoobay u Qaabilsan Somlalia Nicholas Kay ayaa Tilmaamay in Somalia u Baahan tahay in laga  horuriyo dhinacyada siyaasadd iyo ammaanka oo ah seeska Dawladdnimada. Nicholas Kay, oo muuqaal kaga qeyb galay shirka golaha amaanka ayaa sheegay in hayadaha dowlada Soomaaliya bilihii lasoo dhaafay ay ku abuureen kalsooni dheeraad ah, taasi oo uu sheegay…

                      Read More

                        Shaqadii wasaaradda Warfaafinta Oo Guud ahaanba Istaagtay iyo Guddi Turxaan Bixin ah Oo Maanta Hawlo Ka Bilaabaya.

                        Hargeysa:11-Dec-2013(SDN)-Shaqadii iyo Kala Dambayntii wasaaradda Warfaafinta qaranka oo halbawle u ah dawladnimada, ayaa Guud ahaanba istaagtay tan iyo intii madaxtooyadu soo celisay maareeyihii uu wasiirku shaqada ka joojiyey. Arrintan ayaa ka dhalatay ka dib markii shaqaalaha Telefishanka qaranka iyo kuwa guud ahaan ka shaqeeya wasaaraddu ay la kala safteen labada masuul ee hawsha isku jiidhay,…

                        Read More

                          Urur Siyaasadeedka UDAD oo war ka soo saaray xaalada Puntland

                          Garoowe Dec 11,2013(SDN)-Urur siyaasadeedka UDAD ee Puntland ayaa war ay soo saareen waxa ay uga hadleen xaalada Siyaasadeed ee maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya. Ku: Hogaamiyayaasha dhaqanka Puntland   Rugohooda Ku: Murashaxiinta Xilka Madaxweynaha Puntland  Rugohooda Ku: Beesha Caalamka      Rugohooda Ku: Urur Goboleedka IGAD     Rugtiisa   WARSAXAAFADEED   Ururka siyaasadeedka dadka Puntland ee (UDAD) wuxuu aad uga xun yahay…

                          Read More

                            Wafti sare Oo Xukuumadda Ka Tirsan Oo Saaka Lagu Wado Inay Soo Dhaweeyaan Koox Ka Soo Horjeedda Qaranimada Somaliland

                            Hargeysa:11-Dec-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay saaka Madaarka Hargeysa Ku soo Dhaweyn Doonto Ninka Sheegta inuu Madaxweynaha ka yahay Maamulka Awdal State, kuwaas oo la sheegay inay dhawaan heshiis  ku gaadheen waddanka imaaraadka carabka. Xukuumadda oo aan la fahmin cidda ay hoggaamiyaan kooxdan ay heshiiska aan bannaanka la keenin la gashay, ayaa la sheegayaa inay…

                            Read More

                              Cali-gurey oo Fadqalalooyinka Waddanka ka Taagan Dusha Ka Saaray Wasiir-ku-xigeenka Amniga kuna Gooddiyey in Dib u Xorayn dambe uu Diyaar u yahay

                              Hargeysa:11-Dec-2013(SDN)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Cali Maxamed Yuusuf (Cali gurey) ayaa Eedo kulul dusha ka saaray Wasiir-ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha somaliland. Cali-gurey oo ka hadlayey isu soo bax uu xisbiga ucid shalay ka sameeyey magaalada Hargeysa, ayaa si weyn u naqdiyey tallaabooyinka cabudhinta ah ee uu wasiir ku Xigeenka amnigu…

                              Read More

                                Maalqabeeno uu Wasiirka Arrimaha Dibadu Kulan kula Qaatay Magaalada Dubai Daawo Sawiro

                                Dubai 10.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo ku Sugan dalka Isu taga Imaaraadka Carabta oo uu ku joogo booqasho rasmi ah ayaa  kulamo kala duwan la qaatay Maal-qabeeno daneenaya inay maal-gashadaan Somaliland. Shirkadaha uu Wasiirku Kulanka la qaatay waxaa ka mid ahaa Hay’adaha Samafalka oo ay u horeyso…

                                Read More