Ciyaaraha gobollada ,Car waa maantaba qoladii ay ceebtu raacdo
Ciyaartoyda gobolada Somaliland ee ka qayb galaaya tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland oo la filaayo inay ka furmaan Magaaladda Hargaysa 2/6/2013, ayaa ku soo jeeda Caasimadda Somaliland, iyadoo qorshuhu yahay inay ugu danbayn ku soo xeroodaan Magaaladda Hargaysa 31/5/2013. Haddaba waa kuwan sharciyadii Kubadu ee ka faiidayso; Sharciyadda Kubbada Cagta iyo Qoddob kasta wixii uu khuseeyo…
