Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa Koofur Afrika Jakab Zuuma

    Yokohama June 03 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa wuxuu kulan gaar ah magaalada Yokohama ee dalka Jaban uu kula qaatay,madaxweynaha koonfur Africa Jakab Zuuma. Engneer C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow, Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya ayaa war baahinta kaga war bixiyay kulanka labada Madaxweyne iyo wax yaabaha diiradda lagu saaray kulankaasi, isagoo sheegay in madaxweynuhu…

    Read More

      Maxkamada Gobolka Sanaag oo Xukuno Dil,Xadhig iyo Xoriyad u Soo Celin ah ku dhawaaqday

      Ceel Afweyne 03.June (SDN) Maxkamada Gobolka Sanaag ee fadhigeeda Ceel afweyn waxay  Xukuno dil iyo Xadhig ah ku riday Sadex danbiile,halka ay Xoriyadoodii dib ugu soo Celisay laba eedaysane. Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sanaag Aadan Jaamac Saleebaan oo isaga oo ku Sugan Magaalada Ceel Afweyn Khadka Telefoonka Ugu Waramayay Shabakada Qurbejoog.com ayaa  Xukunadan ay Maxkamadu riday…

      Read More

        In kabadan 1,000 (Kun) Ruux oo lagu qabqabtay Mudaharaadyada Rabshadaha wata ee ka soconaya dalka Turkiga

        Istanbul June 03 2013 (SDN)— Saraakiisha booliska dalka Turkiga ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen 1,700 ruux oo kamid ahaa dadkii ka qeybqaadanayay Mudaharaadyada Rabshadaha wata ee ka dhacay dalkaasi Turkiga. Dadka la soo qabqabtay ayaa ka qeybqaadanaya mudaharaadyo dowladda looga soo horjeeday oo ka dhacayay in kabadan 67 goobood oo kuyaalla magaalooyin…

        Read More

          DAAWO Barnaamijka Aqoonta:Suxuufiyad Zahuura Xaaji Muxumad Kaahin oo Qoraalo ku saabsan Soomaaliya iyo Somaliland

          Kualalanbur June 03,2013(SDN)-Barnaamijka Aqoonta ee Somali Channell ayaa Todobaadkaan waxa marti ku ah aqoon yahanada Zahuura Xaaji Muxumad oo ah suxuufiyad wax ku qorta afka Carabiga isla markaana ka faaloota siyaasadaha Somaliland iyo Soomaaliya. Zuhra waxa ay si weyn wax uga qortaa isbedelka hogaan ee Somaliland ku yimi intii uu xilka la wareegay madaxweyne Axmed…

          Read More

            Doorka Dhalinyaradu ku leedahay Bulshada, By Suleiman Bashir Omar

            Dhalinyaranimadu wa xiliga ugu wanagsan ee qofka bini’admiga ah soo mara, waqtigaa qofku wuxuu kulansadaa fursado uusan markale heleynin. dhalinyaranimada ayaa lagu tilmaama in ay tahay  xiliga qofku uu haysto fursada ugu qaalisan ee noloshiisa, waa tan koowaade in uu yahay xiliga uu ugu caafimaad badan yahay, uguna caqli iyo cudud wanagsan yahay haystana waqti ku filan,…

            Read More

              Republic of Somaliland seeks stronger ties with Kenya

              KENYA: The Republic of Somaliland is turning to creating strong economic and trade ties with its neighbouring and friendly neighbour as it heightens its quest for recognition. With an impending application at the African Union (AU) for recognition of sovereignty, the semi-autonomous country has embarked on a charm offensive with its neighbours and other international…

              Read More

                Ogaysiis: Wajigii Labaad (Phase 2) ee Somaliland Business Fund oo kafurmayaa North America

                Wajigii Labaad (Phase 2) ee Somaliland Business Fund oo kafurmayaa North America Waxaa Dhamaan Qurbojoogta reer Somaliland ee degan Cariga North America la’ogeysiinayaa in kazoo qaybgalaan Wajigii Labaad  (Phase 2) ee Somaliland Business Fund (SBF).  Mashruucan oo dhiirigalinayaa in lamaalgashado  dalka Somaliland, Waxaa bixiniya World Bank,  waxaana fulinaysa   Haayadda Layidhaa Landell Mills.  Mashruucan ayaa faa’iido badan u leh Dalka Somaliland taas…

                Read More

                  Somaliland’s Center for Human Rights Demands the Immediate Release of Detained Cartoonist

                  Hargeisa June 02 2013 (SDN) — in a shocking news coming from Gabiley, Somaliland’s most celebrated cartoonist Abdirashid Muhumed Qalinle has been arrested today on charges of insulting Gabiley region governor after drawing a cartoon that depicted Gabiley region governor mismanaging Turkish food aid. The cartoon was reportedly drawn in last month with the intent…

                  Read More

                    Welcome back Prof Ahmed! Veteran Politician Prof Ahmed Samatar receives hero’s welcome on Somaliland return (Video)

                    Hargeisa, June 02 2013 (SDN) — after more than twenty years in self-imposed exile the Somaliland born veteran politician and a long time pro unionist has returned on Sunday to his homeland to a rousing reception. Prof Ahmed Ismael Samatar, co-founder and dean of the Institute for Global Citizenship at Macalester College who has been…

                    Read More

                      Magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera oo Si Weyn loogu soo dhaweeyay Prof Axmed Ismaaciil Samatar,Muxuu Socdaalkiisa ku Sheegay {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 02.June (SDN)  Shirgudoonka Golaha Wakiilada,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,Madax dhaqameedyo iyo dadweyne Tiro badan ayaa maanta si diiran ugu soo dhaweeyay Madaarada Magaalooyinka Berbera iyo Hargaysa Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland. Aqoonyahanka ayaa markii uu    diyaarada ka soo degay uu ku dhunkaday Dhulkiisa Hooyo ee uu mudada dheer…

                      Read More

                        DAAWO Madashii Galabta ee Furitaanka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland & Garoonka Hargeysa Stadium

                        Hargaysa 02.June (SDN) Tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland ayaa galabta ka furmay garoonka Hargeysa Stadium ee magaaladda Hargeysa, waxaana ciyaartii u horeysay oo aad u xiiso badan lagu furay Gobolka Maroodijeex ee difaacanaya horyaalnimadda ciyaaraha gobolka iyo xulka gobolka Saraar. Xafladii furitaanka tartankan waxa kale oo ka soo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Xubno ka tirsan…

                        Read More

                          Khudbadii Furitaanka Tartanka Ciyaaraha Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Ciyaaraha {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 02.June (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta si ramsi ah uga furay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo ay ka qayb qaadanayaan markii u horeysay 13-ka gobol ee Somaliland ka kooban tahay. Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo hadal kooban ka jeediyay munaasibaddan…

                          Read More

                            Xiqdigii I haystiyo ka xoroobay ciilkii

                              (KampalaSDN)  Ma xusnaa dadkaygoow Maalin qaranku xoogiyo Loo xulay cuduudoo Xurmadii la kawsaday Waa may xisaabtiye Waxa laguu xigsiiyaa Sideedyo toban xalaala   Xiqdigii I haystiyo Xanuun waxaan ilooboo Xaasidkii darnaa iyo Ka xoroobay duulkii Waa may xisaabtiye Waxa laguu xigsiiyaa Sideedyo toban xalaala   Waxaa lagu xidhi jiray Xero ii ahaan jiray Xabsigiyo…

                            Read More

                              Madaxweynaha Somalia oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’ada Xiriirka Caalamiga ee Japan (JICA)

                              Yokohama, 02 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Akihiko TANAKA oo ah Guddoomiyaha Hay’ada Xiriirka Caalamiga ee Japan (Japan Internatioanal Cooperation Agency (JICA)). Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay go’aankii Ra’iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe ee ahaa in Somalia si toos ah kaalmada Japan loo siinayo…

                              Read More