Xulka Gobolka Maroodi Jeex oo 2 Gool iyo 1 kaga Badiyay Xulka Gobolka Saraar

    Hargaysa 02.June (SDN) Xulka Martigalinaya Tartanka Ciyaaraha ee Gobolada Somaliland ee Maroodijeex ayaa daqiiqadiihii u horeeyay ee bilowga Ciyaarta Gobolada Somaliland oo ay Galabta isku Haleeleen Maroodi Jeex Vs Saraar ayaa Goolkoodii 1aad la Yimid iyadoo Ciyaartoyga Goolkaas Saxeexay  Maxamuud Cabdi Xasan Koofindhe Isla Markaana Nasiib u helay Gaadhi Granda ah,Hasa yeeshee daqiiqado kooban kadib…

    Read More

      President Mohamud says Somalia has no conflict with Kenya

      Yokohama, June 02 2013 (SDN) —Somalia President Sheikh Mohamud has stated that his government had no conflict with Kenya over tackling security issues and restoring peace in the country ravaged by 20 years of civil strife. Mohamud said recent media reports of the alleged conflict between the two countries were not only misleading but malicious…

      Read More

        Qoraaga weyn fuaad abdi obsiiye buugiisa burburka qoyska +soo bandhigii naadiga wax akhriska ee gaadmaal iyo wacdarihi caasimadda ugandha kampala

        (KampalaSDN) Naadiga wax akhriska  ee gaadmaal ayaa waxa uu caasimada dalka ugandha ku soo bandhigay buuga uu qoray qoraaga weyn fuaad abdi obsiiye  kaas oo uu kaga hadlaayo buugan arimo badan uu sabab ah waxyabaha uu ka yimaado burburka qoysku ,buugan oo si aada ay ula dhaceen shacabka somaliland iyo somaliya ee ku dhaqan caasimada…

        Read More

          Howlaha uu qabanayo Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya qaabilsan oo sharaxaad laga bixiyay

          Muqdisho June 02 2013 (SDN)— Warsaxaafadeed lagu faah faahinayo howlaha xafiiska cusub ee qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa maanta la soo saaray. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in howlgalkan cusub ee Soomaaliya UNSOM howlaha uu qaban doono ay ka midnoqon doonaa gacan ka gaysashada iyo bixinta taageero siyaasadeed oo lasiiyo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo howlgalka…

          Read More

            Cadaawadi Ma Taale Koobkaa loo Cartamaya,Cida Guushu raacdaa la Caraabi doontee,Hargaysa iyo Tartanka Ciyaaraha Gobolada

            Hargaysa 02.May (SDN) Tartankii Ciyaaraha Gobolada dalka ayaa Maanta Si rasmi ah uga furmaya Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Stadium . Tartankan waxaa ka qayb qaadanaya Sadex iyo Toban Gobol inkastoo Xulka Gobolka Salal oo hore u shaaciyay inay ka hadheen sababo dhinaca dhaqaalaha ah awgood ay Xalay soo gaadheen Magaalada Boorama,Iyadoo aanay kala cadayn…

            Read More

              Golaha Wakiilada oo Xog Waran ka dhagaystay Wasiirka Wasaarada Beeraha

              Hargaysa 02.May (SDN)  Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa warbixin ka dhegaystay wasiirka wasaaradda Beeraha ee JSL Prof: Faarax Cilmi Maxamud  Geedoole. Wasiirka Beeraha ayaa mudanayasha u faahfaahiyey waaxyaha ay ka kooban tahay wasaaradda Beeruhu, isagoo sheegay in wasaaraddu u qaybsan tahay shan…

              Read More

                Madaxweynaha oo la kulmay Hon Noriko Shirasu oo ka tirsan baarlamaanka Japan isla markaana la hadlay shacabka Japan

                Yokohama, 02 June 2013 – Isla maanta 02da June ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxuu kulan la qaatay Hon Noriko Shirasu oo ah xubin baarlamaanka Japan una qaabilsan xiriirka Africa. Labadan mas’uul ayaa ka wada qeybgalay xaflad oo ay la wada hadleen dadkii Japanese ka ee ka soo qeybgalay. Madaxweynaha ayaa shacabka Japan siiyey warbixin kooban…

                Read More

                  As Somalia rebuilds, regional foundations fracture

                  After decades of war, Somalia is taking small steps toward recovery, but breakaway regions, rival clans and the competing interests of neighbouring nations are threatening its fragile progress, analysts warn. In the past two years, African Union troops have wrested town after town from Al-Qaeda-linked Shebab insurgents, hauling down their black Islamist banners and raising…

                  Read More

                    Mad-madow Soo Kala Dhex Galay Kenya iyo Soomaaliya oo Marwooyin Wasiirro Ahi Xal U Raadiyeen

                    Nairobi June 02,2013(SDN/Hubaal)- Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee dalalka   Soomaaliya iyo Kenya Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo Marwo Aamina Maxamed  ayaa Markiiu horeysay wada yeeshay Kulan, tan iyo markii xilka loo magacaabay Wasiirrada Khaarijiga Kenya. Kulanka Wasiirrada arrimaha dibedd Kenya & Somaliya ayaa ah kii ugu horeyay ee Laba Masuul oo Haween ah oo weliba…

                    Read More

                      Wasaarada Arrimaha Dibadda oo isbadal ku sameyneysa safaaradaha ay caalamka ku leedahay

                      Muqdisho June 02 2013 (SDN)— Wasaarada Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa wada isbadal weyn oo ay ku sameynayso safaaradaha hoostaga. Iyadoo iminka ay wado Wasaarada arimaha dibada dalka Soomaaliya isbedelo lagu sameynayo dhamaan safaaradaha caalamka Soomaaliya ay ku leedahay ayaa masuuliyiinta Wasaarada arimaha dibada waxa ay sheegeen in isbedelka lagu sameynayo safaaradahaasi ay yihiin kuwa sii…

                      Read More

                        Madaxtooyada Somaliland oo la Wareegtay Xaruntii Xisbiga UDUB iyo dhammaan Qalabkii yaalay

                        Hargeysa June 02,2013 (SDN) – Xukuumadda Somaliland ayaa la wareegtay dhismihii iyo  dhammaanba hantidii dhex taallay xaruntii dhexe ee Xisbul-xaakimkii hore ee UDUB, kadib markii ay hore u dalbatay gacan ku haynteeda iyadoo ku sheegtay Hanti qaran. Sida uu shaaca ka qaaday Wasiirk ku xigeenkii Ganacsiga ee xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Md. Cabdixaliim Muuse oo…

                        Read More

                          Maxakamadda Gabiley oo Maanta Bilaabaysa Dacwad Ka Dhan Ah Weriye Caan Ku Ah Sawir Gacmeedka (Political Cartoons)

                          Gabiley June 02,2013 (SDN) – Maxkamadda Gabiley ayaa lagu wadaa inay maanta bilawdo dacwad ka dhan ah Wariye Cabdirashiid Muxumed Qalinle oo caan ku ah sawir gacmeedka (Political Cartoonis). Wariye Cabdirashiid ayaa xalay saqdii dhexe ciidamadda Baadhista danbiyaddu u geeyeen Amar maxkamadeed oo u muuqda in dhowr jeer Taariikhda laga bedelay, kaasoo lagu farayo inuu…

                          Read More

                            Xidhiidhka ka dhexeeya Farxadda iyo Shaqada?

                            Maalmuhu maaha qaar taagan, saacadduna maaha mid joogsanaysa, waxa taas tusaale u ah cadceedda socota ee inta ay subixii soo baxdo casarkii dhacaysa. Miyaad aragtay maalin ay cadceeddu joogsatay oo ay socodkii daysay? Ma se aragtay maalin ay waqtigeedii ka dib dhacday? Su’aalahaasi waxa ay hordhac u yihiin farriin aan jeclaaday in aan kuu soo…

                            Read More

                              Tebinta Ciyaaraha Gobolada Somaliland iyo Qurbejoog.com

                              Hargaysa 02,June (SDN) Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com waxay la Socodsiinaysaa Akhristayaasheeda ku Xidhan, Meel kasta oo ay ka joogaan dunnida dacaladeeda ,gaar ahaan inta danaysa ama Xiisaysa Ciyaaraha inaan Si Joogto ah idiinku soo Gudbinayno Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Axada Maanta ka Furmaya Caasimada Dalka Somaliland ee Hargaysa. Waxaanu idiin balan qaadaynaa in Tartanku …

                              Read More

                                Nimco Ibrahim Wacays oo ka Mida Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk oo waraysi gaara siisay qurbejoog: xisbiga ucid runtii rajo fiican baan ka qabaa wadankayga mustaqbalka waa laga yaabaa in aan Isku soo sharaxo Madaxwayne

                                London 02Jun13 (SDN) Nimco Ibraahin Wacay oo waraysi gaara sii say shabakada qurbejoog.com ayaa waxay  sheegtay sida ay u aragto Xisbiga Ucid oo hada u muuqda xisbiga kaliya ee Mucaaradka ee ka jira Somaliland waxay tiri Waxaan u arkaa in uu yahay mid wax ku oola oo xisbiga ucidna  runtii rajo fiican baan ka qabaa…

                                Read More