France Extends Official Invite to President Silanyo

    Hargeisa, May, 22 (SDN) -Visiting French envoy to Kenya, Somaliland and Somalia Ambassador Etienne De Poncins has invited President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo to embark on an official visit to France. The invitation came after the in-coming French envoy to Kenya, Somaliland and Somalia Ambassador Etienne De Poncins met president at the presidency in Hargeisa where…

    Read More

      Wasiirka Ciyaaraha oo ka hadlay Tartanka Ciyaaraha Gobolada dalka,Baaqna u diray Shacabka Hargaysa {DHAGAYSO}

      Hargaysa 22.May (SDN)  Wasiirka Wasaarada  Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Md. Cali Siciid Raygal  ayaa sheegay in Tartanka ciyaaraha Gobolada   Dalka ee sanadkan  oo ay ka qayb qaadanayaan dhammaan Gobalada dalku  uu  ka dhici  Doono caasimada dalaka  mudadii hore loogu cayimay ee labada bisha soo socota ee juun . Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku…

      Read More

        Ambassador Cabdillaahi Cabdi Guhaad, ayaa daboolka si rasmi ah uga qaaday in uu gebi ahaanba iska casilay xilkii wakiilnimo ee uu Somaliland uga ahaa dalka Uganda

          (KampalaSDN)  . Ambassador, Cabdillaahi Cabdi Guhaad, oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madashii lagu xusaayay munaasibadda 22-guuradda ka soo wareegtay 18-ka May oo Kampala ka lagu qabtay ,hadabo ambassador abdi laahi abdi guhad oo mar uu khudbad ka jeediyey xafladai 18 may sanad guuradi 22 aad waxa si rasmiya uu shaciyey inu isla cawa…

        Read More

          Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta oo Tababar lagaga hadlayay Xeerka Anshaxa Saxaafada u Soo Gabo gabeeyay Xubno Warfidiyeeno ah

          Hargaysa 22.May (SDN) Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta u soo Gabo gabeeyay in ka badan Sodon Suxufi oo tababar Mudo Sadex Cisho ah uga Socday Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa. Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Akaadimiga Nabada iyo Horumarka ayaa mudadii uu Socday Waxay…

          Read More

            Shir Qaran oo la Xidhiidha Shaqo abuurka oo Hargaysa lagu qabanayo

            Hargaysa 22.May (SDN) War-saxaafadeed uu soo saaray wasiirka wasaaradda   shaqada iyo Arimaha Bulshada Mud,Maxamud Axmed Barre Garaad,ayaa ku sheegay in la qaban doono shir Qorshe Qaran oo la xidhiidha shaqo abuurka,kaasoo ay qaban qaabinayaan Wasaaradaha: Shaqada iyo arimaha Bulshada, Qorshaynta Qaranka, Hay’adda ILO iyo Daladda dhalinyarada ee Sonyo. War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay,in ujeedada shirkani ay…

            Read More

              Aqoon Isweydaarsi lagaga hadlayay Cudurada isaga Gudba Dadka iyo Xoolaha oo Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay

              Hargaysa 22.May (SDN) Agaasimaha Guud ee wasaaradda Xanaanada xoolaha Dr, Maxamuud Axmed Caga-weyne, ayaa maanta  soo gebagebeeyay kulan howleed socday muddo laba maalmood,laguna baranayey Cudurada isaga gud-ba Dadka iyo xoolaha oo ay ka qayb galeen Gudoomiyayaasha deg-mooyinka dalka Qaar-kood,kaasi oo lagu qabtay Huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud oo ka hadlay furitaankii kulan how-leedkaasi…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Faransiiska u fadhiya Nayroobi {DHAGAYSO}

                Hargaysa 22.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Faransiiska u fadhiya Magaalada Nairobi isla markaana u qaabilsan  Somaliland iyo Somaliya Ambassador Etiennce De Poncins, oo maanta Booqasho ku yimid Dalka . Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Sheegay in Safiirka oo ku…

                Read More

                  Khartoum Pledges to Continue Supporting Somalia’s Government

                  Khartoum May 22 2013 (SDN) —Sudanese president Omar Hassan Ahmad Al-Bashir has pledged to continue supporting Somalia’s government. The Sudanese president made those remarks during a meeting today with a visiting Somali ministerial level delegation led by Somalia’s Defense minister in Sudanese capital, Khartoum. During the meeting, Somalia’s defence minister Abdihakin Hajji Mohamud Fiqi presented…

                  Read More

                    Three African Countries Banned From AU Summit

                    21st summit of the African Union (AU) – Central African Republic, Guinea Bissau and Madagascar have been banned from attending the 21st summit of the African Union (AU), to be held from 25 to 27 May in Addis Ababa, Ethiopia. A source close to the African bloc said the three countries were banned because of…

                    Read More

                      R/wasaare Saacid oo Muqdisho kula kulmay Wakiilka AU ee Soomaaliya Anaadiif (Sawirro)

                      Muqdisho May 22 2013 (SDN)—Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi uu hogaaminayay wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Maxamed Saalax Anaadif. Kulanka Ra’iisul wasaare Saacid iyo Ambassador Maxamed Saalax Anaadif ayaa waxaa ku wehliyay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM. Mas’uuliyiintan ayaa kulankooda diirada kusaaray Arrimo…

                      Read More

                        Mowshinkii laga waday Xukuumadda Ra’iisul wasaare Saacid oo fashilmay

                        Muqdisho May 22 2013 (SDN)— Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa maanta kulan ay uga hadlayeen Mowshin laga keenay Xukuumada Ra’iisul wasaare Saacid waxa ay ku yeesheen Xarunta golaha Shacbiga ee Magaalada Muqdisho. Kulanka oo uu shirgudoominyay guddoomiyaha barlamanka Prof Jawaari ayaa waxaa soo xaadiray 200-xildhibaan waxaana laguda galay arrimaha kulanku uu ku saabsanaa ee mowshinka. Prof:…

                        Read More

                          Barlamanka oo maanta kulan xasaasi ah ku yeelan doona golaha Shacbiga Muqdisho

                          Muqdisho May 22 2013 (SDN)— Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta hortageysa Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya si ay ugu sharaxdo wax qabadkii mudada dhawrka bilood ah oo ay jirtay. Xildhibaano ka tirsan barlamanka Soomaaliya oo aan Telfonka kula xiriiray saakay ayaa waxa ay sheegeen in maanta kulanka xildhibaanadu uu yahay mid xasaasi ah islamarkaana Ra’iisul wasaaraha iyo golihiisa…

                          Read More

                            Abwaan Cabdilaahi Good oo Mar Maanso ugu wada Jawaabay Wasiir Xirsi iyo Cadaawe”Axmed Waa Duqoobee anaa(Xirsi) Degelka Maamula”(DHEGEYSO)

                            Ottawa May 22,2013(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Good Muuse ayaa Tix Gabay ah ugu Jawaabay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan iyo nin gabay ku difaacay oo la yidhaahdo Cadaawe oo Burco ka soo galay tixaha la isweydaarsanayay. Hadaba aanu isaga kiin baxo Abwaan Cabdilaahi iyo Tixdiisii   HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO JAWAABTA CABDILAAHI GOOD EE…

                            Read More