Somaliland oo ka mid noqotay wadamada ugu nabada badan caalamka, caana ku noqotay ilaalinta nabada iyo ka hortaga argagaxisada

    Hargeysa May 22,2013(SDN)-Somaliland waxay caalamku u aqoonsadeen inay tahay wadamada kaliya ee maanta nabad lagu sheegi karo. Caalamkuna uu ogaaday in somaliland ay tahay wadan nabadiisu tahay lama taabtaan. Cidkasta oo nabadiisa ka hor timaadana ay gacan bira ku qabtaan. Hadaba maxaa sababay in somaliland ka mid noqoto wadamada ugu nabada wanaagsan caalamka. Waxa nabada…

    Read More

      UCID Party Condemns Somalia President for Foul-mouthing Somaliland

      Hargeisa, May 21, 2013 (SDN) – Somaliland’s Justice and Welfare opposition party UCID has strongly condemned “irresponsible and misleading” political rhetoric against Somalia President Hassan Sheikh Mohamoud over his remarks on Somaliland independence during the opening ceremony of a new center for orphans in Mogadishu which coincided with celebrations in Somaliland and elsewhere in the…

      Read More

        Gobolka Awdal Iyo Xuska 22 Guurada Madax banaanida S.land {DHAGAYSO}

        Boorama 21.May (SDN).  Magaalada Boorama Waa Halkii Lagu aasaasay Hanaanka Dawladnimo ee Somaliland ka hano qaaday,Waa Degelkii u Horeeyay ee laba Madaxweyne oo Somaliland ahi ay Xilka Hogaaminta Qaranka kula Kala Wareegeen Waana Magaaladii Marti galisay Shirweynihii beelaha Somaliland uga qabsoomay Sannadkii 1993kii Isla markaana Ergooyinkii isugu yimid ay ugu doorteen Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin…

        Read More

          M.Weyne ku Xigeenka Somaliland iyo Weftigiisii oo Kulan la qaatay Xubno ka Tirsan Baarlamanka UK,iyo Wasaarada Arrimaha Dibada

          London 21.May (SDN) Madaxweyneku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici iyo wefdigii ballaadhan oo uu hoggaamineyey ayaa maanta sii diirran loogu soo dhoweeyey guriga Baarlamaanka Britain ee West Minister, London. Madaxweyne ku  xigeenka waxa ku wehelineyey kulankan Wasiirrada Maaliyadda Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, Ganacisiga Mudane Cabdirazzaaq Khaliif Axmed, Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye…

          Read More

            Xisbiga UCID:‘Waxaanu leenahay Dawlada uu Hogaamiyo Xasan Sheekh Waanu garanay ula jeedada aad ka lahaydeen Wadahadaladii inoo socday’

              Hargeysa May 21,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID EE Jamhuuriyada Somaliland ayaa war saxaafada loogu talo galay oo uu maanta soo saaray ku canbaareeyay hadalo dhawaan ka soo yeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Qoraalka UCID oo uu ku saxeexan yahay ku-xigeenka Xoghayaha ee Arrimaha Guddaha Md Xuseen Xasan Badmaax ayaa sidan u qoraa;” Xisbiga caddaalada…

            Read More

              Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Warbaahinta Gudaha iyo Ta Caalamiga ah ku Bogaadiyay Tebintii Xuska 18 May

              Hargaysa 21.May (SDN)  Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland C.rashiid Jibriil Yuusuf ayaa maanta Saxaafada dalka iyo ta Caalamiga ahba ku bogaadiyay doorkii ay ka qaateen Xuskii 22 Guuradii ka soo Wareegtay dib ula soo noqoshada Madax banaanida Somaliland. Warsaxaafadeed uu Soo Saaray Agaasimaha Guud ayaa u dhignaa Sidan :-Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo…

              Read More

                The Shining Somaliland: Those Who Think Somaliland is Crumbling or Uniting with Somalia Should Swallow their Saliva

                Those who think Somaliland is crumbling or uniting with Somalia should swallow their saliva and watch the festive mood of Somalilanders and their well-wishers around the world. Those who are dilly dallying and wavering from the idea of independent Somaliland should act swiftly and take note of the progress, the peace, the co-existence and the…

                Read More

                  Puntland Leader hosts Australia ambassador to Kenya

                  Garowe, May 21, 2013 (SDN) – The president of Somalia’s northeastern region of Puntland has hosted Australian ambassador to Kenya in Garowe on Monday, marking the first high-level visit by an Australian diplomat to Puntland. President Abdirahman Mohamed Farole welcomed the Australian High Commissioner to Kenya, Ambassador Geoff Tooth, at State House in Garowe for…

                  Read More

                    President Silanyo Meets EU Envoy to Somaliland and Somalia

                    Hargeisa, May 21, 2013 (SDN) – Somaliland president Ahmed Mohamed Silanyo has today cordially received the European Union’s Special Representative to Somaliland and Somalia Ambassador Michele Cervone in presidential palace Hargeisa. President Silanyo and the EU ambassador discussed issues of mutual interest between Somaliland and EU member states. After the meeting, Somaliland’s foreign minister, Dr….

                    Read More

                      Madaxweyne Faroole oo la kulmay Safiirka Australia u qaabilsan Somalia iyo Kenya

                      Garoowe May 21 2013 (SDN)— C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole, Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta Magaalada Garoowe ee xarunta maamulkiisa kula kulmau Safiirka Australia u qaabilsan Kenya iyo Somalia Geoff Tooth. Madaxweyne Faroole oo ka hadlay kulan uu la qaatay Geoff Tooth ayaa sheegay in dowladda Australia ay garabtaagantahay Soomaaliya si ay u xaliso arrimaha Soomaaliya….

                      Read More

                        Fight For Somalia Turns Town To Dust

                        Elasha Biyaha, May 21 2013 (SDN) —In a town not far from Mogadishu, vehicles slow to a crawl to negotiate the potholes that dot the town’s only tarmac road; ownerless donkeys wander about, scavenging for food; once-elegant villas with shining rooftops are now abandoned, with overgrown vegetation taking over their compounds. This is Elasha Biyaha…

                        Read More

                          Banaabax lagu taageerayo Ra’iisul wasaare Saacid oo maanta ka dhacay Muqdisho

                          Muqdisho May 21 2013 (SDN)— Banaabax lagu taageerayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, islamarkaana looga soo horjeeday Mowshinka laga geynayo R/wasaare Saacid ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Banaanaxayaasha oo gaarayay Boqolaal Ruux oo isugu jiray hablo,dhalinyaro, Arday iyo dad kale ayaa waxa uu ka dhacay baxada Sayidka ee u dhaw dhismaha Barlamaanka ee xarunta…

                          Read More

                            Odayaashii soo xulay Barlamanka Soomaaliyeed oo ku baaqay in la joojiyo Mowshinka laga wado R/wasaare

                            Muqdisho May 21 2013 (SDN)— Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka oo kulan ku yeshay maanta magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay mudanayaasha mowshika ka keenay xukuumada iney ka noqdaan,  iyagoo ku taliyay in wixii qaldan la saxo. Kulan ay odayaashi dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ay ku yeesheen Muqdisho ayaa looga hadlay xaalada…

                            Read More

                              Safiir ka Socda Midowga Yurub oo Socdaal ku Yimid Somaliland iyo Waxyaabihii ay ka Wada hadleen Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 21.May (SDN) Wakiilka Midowga Yurub ee Qaarada Africa mbassador Michele Cervone d’Urso ayaa maanta Socdaal ku Yimid Caasimada dalka ee Hargaysa isagoo Kulamo la Yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Ambassador mbassador Michele Cervone d’Urso iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxay Kulankoodaas kaga Wada hadleen Iskaashiga ka dhexeeya Ururka Midowga Yurub iyo…

                              Read More

                                Puntland iyo Qaramada Midoobey oo isku dhacay,maxey tahay sababtu

                                Garoowe May 21,2013(SDN)-Xiisad ka dhalatay habka ay Qaramada Midoobey u qorato hay’adaha adeega fidiye ee Soomaalida oo u dhexeeya maamul Goboleedka Puntland iyo Qaramada Midoobey. Maamulka Puntland ayaa ka carooday isku bedelka labba hay’adood oo hawl fududeyn guddaha ah u sameeya QM. Xiisadaas ayaa haatn cunryaamisay hawlihii ay QM ka waday Puntland,iminkana QM waxa ay…

                                Read More

                                  Madaxweyne Faroole oo si kulul uga hadlay Arrimaha Dastuurka, Jubaland iyo dowladda Somaliya

                                  Garoowe May 21 2013 (SDN)— Hogaamiyaha Maamulka Punltand C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo shalay saxaafada kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa si kulul u weeraray dowladda Federalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud. C/raxmaan Faroole ayaa ka hadlay arrimaha Dastuurka Soomaaliya iyo hirgalintiisa, Maamul goboleedyada iyo Maamulka Jubaland ee dhawaan iyadoo la isku khilaafsanyahay looga…

                                  Read More

                                    Dhamaan Inta Khayrka Jecel:CAAWIN DHISID MASJID

                                    Waxaa si sharaf xishmad iyo tixgalin mudan ayaa waxaan ka codsanaynaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba leh, iyo Aqoonyahannada, Culamaa’ Uddiinka, Ganacsatada, Dhallinyarada, Aqoonyahannada iyo Haweenka Soomaaliyeed oo idilba in ay gacan naxariis leh ka gaystaan kuna tabarucaan wixii karaankooda ah dhisida masaajidka xaafada shacabka, kaasi oo baahi aad u badan loo…

                                    Read More