Qormadii 5aad oo ku-saabsan Dhaqaalihii Somaliland oo Waayey Sadexdii TA ( Tashiil-Taxliil-iyo Turuq )

    Dakhliga Miisaaniyadu Sidiisaba  waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan Qiyaas (projections) kuna saleysan Mar-kasta xaalada dhaqaale ee wadanka taal.Taas oo ku saleysan Xaalada taagan markaa  iyo ta-soo-socota  . Marka la isla meel-dhigo  dakhliga ayaa dabeetana laga fuudh-yeelaa baahiyaha markaas jira iyada oo mud-naanta loo siinaayo sida ay kolba u-kala mu-hiimsan yihiin una kala…

    Read More

      Howlgallo Balaaran oo saakay ka soconaya Degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir

      Muqdisho May 21 2013 (SDN)— Howlgallo balaaran ayaa saakay ka soconaya xaafado kamid ah degmooyinka Wardhiigley iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Howlgallada ayaa waxaa siwada jir ah u fulinaya Ciidama dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM waxaaana xaafada sida weyn ay uga soconayaan kamid ah, xaafada Xamarjadiid, wadada warshadaha, Suuqa Bakaaraha iyo meelo kale. Isku socodka…

      Read More

        Somalia: What happened to Pirates?

        ON MAY 10th pirate-busters celebrated the fact that one year had passed since a ship was successfully seized by Somali hijackers. Pirates have been attacking vessels passing the Horn of Africa since at least 2005, when they received a $315,000 ransom for Feisty Gas, a ship owned by a company in Hong Kong. Since then,…

        Read More

          “Ciidamadda Ethiopia Diyaar Ayey U Yihiin Inay Taakulo Iyo Gacanba Siiyaan Ciidamadda S/Land, Hadii Loo Baahdana Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Somaliland Ka Difaacno Khatar Kasta Oo Kooxaha Xagjirka Ah Ama Meelkaleba Kaga Timaada” Hailemerium Desagne

          Addis Ababa, May 21, 2013 (SDN) – Ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemeriam Desalgne oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Baarlamaanka Wadankiisa si qoto dheer uga hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Ethiopia oo uu ku tilmaamay mid aad u muhiim ah oo ay ka go’antahay inay dawladiisu xoojiso, isla markaana Xildhibaanadiisa uga warbixiyey danaha ka dhaxeeya…

          Read More

            “We will defend Somaliland,” Ethiopian PM Hailemariam Desalegn

            Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn declared bi-partisan support for Somaliland in the case of military action against the threat from neighboring Somalia and other external militants such as al Shabab. The Prime Minister delivered the keynote speech this weekend in the Ethiopian Parliament in front of Ethiopian legislators. Mr. Desalegn specified that Ethiopia is ready…

            Read More

              Mudanayaasha Golaha Guurtida oo loo Qaybiyay Wax ka bedelka Xeerka Qareenada iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo hortagaya Guurtida

              Hargaysa 20.May (SDN) Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Jamhuriyadda Somaliland oo uu shir- Guddoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Mud, Saleebaan Maxamuud aadan, ayaa  mudanayaasha waxa loo qaybiyey Wax-ka-bedelka iyo kaabista  Xeerka Qareenada ee Xeer Lam,30/2004.si ay uga soo baaraan degaan mudanayaashu ka hor inta aanu Goluhu guda gelin meelmarintiisa. Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Qareenada  Lambar 30/2004 waxa…

              Read More

                Gudoomiye Cirro oo Sheegay in Madaxweynaha Somalia uu Jebiyay Qodob ka Mid ah Go’aamadii Shirkii Turkiga {DHAGAYSO}

                Hargaysa 20.May (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalkii ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Sh.Maxamud ee uu aadanaa inuu ka soo hor jeedo Madax banaanida Somaliland . Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Waxaa kale oo uu Mahadnaq u diray…

                Read More

                  Doorashada Maamulka Ximan & Xeeb oo la shaaciyay waqtiga laqabana doono

                  Cadaado May 20 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi “Dhage Cade” oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado ayaa waxa uu shaaciyay xiliga ay bilaabaneyso araaji qabashada musharixiinta u tartamaya madaxtinimada maamulkaasi. Maxamed Cabdullaahi “Dhage Cade” ayaa sheegay in gudiga doorashooyinka madaxtinimada Maamulka Ximan Iyo Xeen ay isla garteen in…

                  Read More

                    Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya oo gaaray Khartoum lana kulmay dhigiisa wadanka Sudan (Sawirro)

                    Khartoum May 20 2013 (SDN)– Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa gaaray Magaalada Khartoum ee dalka Suudaan,markii ay casuumaad ka heleen dhigiisa dalkaasi. Wasiirka Gaashaandhiga ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya Saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliya iyo sidoo kale Guddoomiyaha maxkamada Darajada Koowaad ee ciidanka qalabka sida Col Muungaab….

                    Read More

                      DHEGEYSO Siyaasi Cabdulaahi Sheekh oo Somaliland ka Raali geliyay Hadaladii Madaxweynaha Soomaaliya

                      Muqdisho May 2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Dimuqraadiyada Soomaaliya Md Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa Shacabka reer Somaliland ka Raali geliyay Hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya shalay ka soo yeeray. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Doraad oo ku beegneyd sanad guuradii 22aad ee la soo noqoshada madax banaanidii Somaliland mar uu saxaafada la hadlay waxa uu ugu baaqay shacabka reer Somaliland…

                      Read More