Xafladii Xalay ee Xarunta Madaxtooyada Somaliland”DAAWO SAWIRO”

    Hargeysa 19.May (SDN) Xarunta Madaxtooyada Jsl ayaa lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu xusayey munaasabadda 18-ka may ee sanadguuradii 22-aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland madaxbanaanideeda la soo noqotay sanadkii 1991-kii Xafladda oo ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiinta ugu saraysa Qaranka sida Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Mxamed Maxamuud (Siilaanyo), Gudoomiyaha Golaha Guurtida…

    Read More

      Xoghayaha Fulinta Gobolka Maroodijeex Oo Bogaadin u diray Shacabka Gobolka Maroodijeex ee ka qayb galay Xuskii 18 May

      Hargeysa 19.May (SDN): -Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Md. Xamse Ciise Cabdi ayaa ku bogaadiyey guud ahaan shacabka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan, gaar ahaana shacbi-weynaha Gobolka Maroodi-jeex sidii qiimaha iyo maamuska weynayd ee ay ugu dabaal-dageen Xuska sanad-guurada 22aad ee ka soo wareegtey markii Somaliland xornimada dib ula soo noqotey 18 May, iyo sidii…

      Read More

        Somalia’s Foreign Minister Returns to Country after Kenya Visit

        Mogadishu May 19 2013 (SDN) -Somalia’s foreign minister Fawziya Yusuf Haji Adam has returned to the country from an official working visit in neighbouring Kenya. Government officials received minister fawziya at Adancade International Airport in Mogadishu and she told the media that the foreign ministry is working hard to re-establish foreign diplomacy with the international…

        Read More

          Fowziyo Yuusuf Xaaji oo dalka dib ugu soo laabtay, lana kulantay wafdi ka socday Jaamacada Carabta

          Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqasho ay ku joogtay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadadn oo warbaahinta Afka dowladda kula hadashay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee Aadan Cade ayaa waxa ay sheegtay in Mas’uuliyiinta Kenya…

          Read More

            Banaabax Looga soo horjeedo Maamuladii looga dhawaaqay Kismaayo oo halkaasi maanta ka dhacay

            Kismaayo May 19 2013 (SDN)– Banaabax looga soo horjeeday doorashadii dhawaan ka dhacaday Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa maanta waxa uu ka dhacay xaafado katirsan Magaaladaasi. Banaabaxan oo ay ka qeybqaadanayeen qeybaha bulshada sida Ardayda, haweenka, dhaliyarada iyo waxgaradka ayaa ahaa mid looga soo horjeedo doorashadii dhawaan logu doortay Axmed Madoobe oo ahaa…

            Read More

              Xafladii May 18 ee Adis Ababa oo Somaliland iyo Soomaaliya la isku laayay iyo qolamaa Xabsiga loo dhaadhicyay?

              Adis Ababa May 18,2013(SDN)-Xafladii lagu weyneynayay sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashadii madaxbanaanida Somaliland ee dalka Itoobiya ayaa waxa gacata isku saaray Jaaliyadaha Somaliland iyo Soomaaliya ee kuwada nool dalkaasi. Xaflada oo ka dhacday xaafada Bole ee ku taal magaalada Adis ayaa waxa dagaal koobani uu ku dhexmaray Jaaliyada reer…

              Read More

                Xuskii 18May 2013 ee Dabaal-Degii 22aad ee Ka-soo wareegtey Gooni-Isu-taagii-Qaranimada Somaliland iyo London

                London May 19,2013(SDN)-Waxa Maanta oo Taariikhdu tahay 18/5/2013 oo loo dabaal degaayey 22 Guuradii ka soo wareegtey Gooni-isu taaga Qadiyada  Qaranka Somaliland Xaflada ah Dabaal-deg balaadhan oo  Ilyartu is-qabatey loogu qabtey    Garoon ka mid ah Garoomada Waa-weyn ee kubada Cagta lagu ciyaaro oo ku-yaala Waqooyiga magaalada London. Waxaa Fagaaraha Xaflada  Kudbad Qiiro iyo Qiimo leh…

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Nidaamka Federaaliisimka Ah

                  Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed,_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha Midnimada Soomaaliya, arrimaha Federaalka iyo arrimaha Jubbooyinka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada ummadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas, loona baahanyahay si kasta oo lagu raadin karo in lagu raadiyo. Madaxweyanaha ayaa…

                  Read More

                    DAAWO SAWIRO: Dowladda Turkiga oo Xarun Waxbarasho ka furtay Magaalada Muqdisho

                    Muqdisho May 19 2013 (SDN)– Daawo Sawirrada Xarun Waxbarasho oo dowlada Turkigu ka hirgalisay Magaalada Muqdisho.   Xarun Waxbarasho Oo Turkiga Uu Ka Hirgeliyay Magaalada Muqdisho Awr Lagu Soo Bandhigay Xafladii Furintaanka Ee Xarunta Waxbarasho Barbaarta Gaashaaman Oo Fadhiya Afaafka Hore Xarunta Cusub Ee Waxbarasho Barbaarta Gaashaaman Oo Ciyaaraya Madaxweynaha Oo Lagu Soo Dhaweynayo Xarunta…

                    Read More