Suldaanka Beelweynta Irir Samaale oo Hambalyeeyay Shacabka Reer Somaliland
Edmonton May 20,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa shacabka reer Somaliland ka hambalyeeyay Sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax banaanidii Somaliland. Suldaanka ayaa sidoo kale ku bogaadiyay shacabka iyo dawlada Somaliland sida nabad gelyada leh ee ay munaasibaadaasi u xuseen. Suldaanka Guud ee Beesha Irir…
