Somaliland: Tipper Lorries Drivers Protest Clashes in Buroa Leave One Person Dead

    Buroa May 13, 2013 (SDN) –At least one person has been killed in clashes between security forces and angry demonstrators in Somaliland’s second largets city Buroa Togdheer region, officials say. Violence erupted when most-feared anti- demonstrations police squad known as RRU (Rapid Reaction Unit) attempted to quell angry demonstrators outside Buroa local municipality. The death follows…

    Read More

      Wasiirka Warfaafinta oo Dhaliil Xoogan u Soo Jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid kana hadlay Kulankii uu la yeeshay Madaxweynaha Somalia {DHAGAYSO}

      Hargaysa 13.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur ayaa ka hadlay Maanta Nasiib Daro ku tilmaamay Kulankii Ingiriiska ku dhex maray Madaxweynaha Somalia iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid . Wasiirka oo Xafiiskiisa Warbaahinta kula hadlayay ayaa Sheegay in inkasta oo faysal Cali Waraabe uu ku adag yahay hadana waxa uu sheegay in…

      Read More

        Bilawgii Labaad ee wadada Cad ee isku Xirta Hargaysa iyo Sallaxley oo la dhagax dhigay Daawo Sawiro

        Hargaysa 13May13(SDN) Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa maanta dhagax dhigay wadada cad ee isku xirta Hargaysa iyo Sallaxley.Munaasabadan oo aad loo soo agasimay ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka Cafimaadka ,wasiir ku xigeenka warfaafinta, Taliyaha Ilaalada Ciidanka Bada ,Xildhibaan Xaaji Cabdi Xuseen Cabdi waraabe,iyo marti sharaf kale . Munasabadan dhagax dhiga…

        Read More

          Sarkalka ugu Sareeya Police-ka Haysta Xaflada Penge Bromley ayaa la kulmey Dadweynahada ku Dhaqan Xafadaas Tiiyow uu kala Hadlayey Dhacdadii Foosha Xumeed ee Loo Geystey Wiil Dhalin yaro ah oo lagu Diley Xafadan Marxuun Khadar Xasan Xuseen

          London 13may13 (SDN)Sarkalka  ugu Sareeya Police-ka Haysta Xaflada Penge Bromley ayaa la kulmey Dadweynahada ku Dhaqan Xafadaas Tiiyow uu kala Hadlayey Dhacdadii Foosha Xumeed ee Loo Geystey  Wiil  Dhalin yaro ah oo lagu Diley Xafadan  Marxuun Khadar Xasan Xuseen, Isaga oo Dadka ka Codsadey in ay is Dejiyaan . qurbejoog.com London

          Read More

            Kooxo hubeysan oo Sarkaal Booliiska Kenya ka tirsanaa ku dilay Magaalada Mandheera

            Mandhera May 13 2013 (SDN)— Sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Kenya ayaa la dilay 4-kalana waa la dhaawacay kaddib markii ay koox hubeysan weerartay saldhig booliis oo ku yaalla Magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Taliyaha Ciidanka booliska gobolka Charlton Mureithi ayaa xaqiijiyay in sarkaalkaasi uu geeriyooday 4-kalana ay dhawacmeen, waxaana uu intaasi ku…

            Read More

              Al Shabaab: Xirnaanshiyaha Wadooyinka Muqdisho Nagama Joojinayaan In aan qaraxyo Funino

              Muqdisho May 13 2013 (SDN)— Cali Maxamuud Raage Cali Dheere, Afhayeenka Kooxda Shabaab oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xiritaanka wadooyin Magaalada Muqdisho aysan hakin doonin weerarada kooxdooda ay ka fulinayaan Mudisho. Cali Dheere ayaa tilmaamay in wadooyinka la xiray aysan wax udhimeyn ciidanka Shabaabna meel waliba oo Muqdisho ka tirsan oo u qorsheysan…

              Read More

                Maamulka Punland oo diiday in hub sharci daro ah lagu dhex wato Magaalada Garoowe

                Garoowe May 13 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Amaanka Maamulka Puntland ayaa soo saaray Awaamir ku aadan Amaanka iyo nabada galyada caasimada maamulkaasi.  C/raxmaan Abshir Faarax, Taliyaha qeybta Booliiska Gobalka Nugaal ayaa sheegay in hub aan lagu dhexwadan karin gudaha Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland, waxaana uu Amar ku siiyay Ciidamada maamulkasi in ay soo qabtaan…

                Read More

                  Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska Oo Booqanaya dalka Maraykanka

                  London May 13 2013 (SDN)— Dived Cameron Ra’iisul wasaarhaa dalka Ingiriiska ayaa gaaraya Magaalada Washington ee dalka Maraykanka halkaasi oo uu kulan kula leeyahay Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama. Labada hogaamiye ayaa kawada hadli doona Arrimaha dalka Syria iyo sidii wax looga qabana lahaa colaada ka tagaan dalkaasi oo hada u muuqata in ay ku…

                  Read More

                    Hogaamiyaal badan oo u hanbalyeeyay Nawaz Sharif oo ku guuleystay doorasha Pakistan

                    Islamabad May 13 2013 (SDN)— Hogaamiyaal badan oo caalamka ah ayaa u hanbalyeeyay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Pakistan Nawaz Sharif oo xisbigiisu uu ku guuleystay doorashadii Barlamaaniga aheyd ee ka dhacday dalkaasi. Ra’iisul wasaaraha dalka India Manmohan Singh ayaa u hanbalyeeyay xisbiga Muslim League ee uu hogaamiyo Nawaz Sharif waxaana u sheegay in uu…

                    Read More

                      Barnaamij Lagu Magacaabo Xogaha Dugsiyada Sare oo Sadex Gobol uga furmay Hargaysa & Nuxurka looga dan leeyahay

                      Hargaysa 13.May {SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Maxamed Xasan ayaa tababar Mudo afar cisho Soconaya u furay Sideed iyo Lixdan ka Mid ah Maamulayaasha Dugsiyada Sare ee Sadex gobol oo dalka. Tababarkan oo la Xidhiidha Xogo laga soo Uruurinayo dugsiyada Sare ee Gobolada Maroodi Jeex,Saaxil iyo Awdal, Waxaana furitaankisii ka qayb…

                      Read More

                        Canshuur bixiyeyaasha Britain oo ka Careysan Kharaashaadkii ku baxay Booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya ee London(DAAWO SAWIRADA HOTELKA)

                        London May 13,2013(SDN)-Waxa Caro ay ka Kharashaadkii ku baxay Booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya uu dhawaanta ku tegay dalka Britain si uu uga qeyb galo Shirkii London Soomaaliya loogu qabtay. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hogaaminayay wefdi ka kooban 5 wasiir iyo 14 kalkaaliyeyaal. Sida ay daabacday jariirada The Sun oo ka soo baxda Britain  wefdiga madaxweynuhu…

                        Read More

                          DAAWO Wasiirka Dib u Denjita Somaliland oo ka warbixinaya Safar uu Jabuuti ku tagay isla Markaana Beeninaya in uu iscasilayo

                          May 13,2013(SDN)-Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Md Saleebaan Xaglotoosiya ayaa mar uu safar uu Jabuuti dhawaan ku tegay ka soo noqday waxa uu Saxaafada uga waramay safarkaasi waxa uu daaranaa. Sidoo Kale Wasiir Xaglotoosiye waxa uu ka jawaabay hadalo saxaafadu ay beryahan daabaceysay oo lagu sheegay in uu xilka iska casilay ka dib xurguf siyaasadeed…

                          Read More

                            UK-Somalia conference: the good, bad and ugly

                            On May the 7, 2013 the UK held its second ‘UK- Somalia Conference.’ Attendees included British Prime Minister David Cameron, Somali President Hassan Sheikh Mohamud, President Museveni and recently- elected Kenyan President Uhuru Kenyatta, along with representatives from numerous international organisations and foreign governments. Having undergone a 20-year-long civil war, Somalia is now being led…

                            Read More