Gudoomiye ku xigeenkii Xisbiga Wadani ee Uk Maxamed Yusuf Shaxaari oo iska casilay Xilkii uu u hayey Xisbiga
London 13/5/2013(SDN)Gudoomiye ku Xigeenkii i Xisbiga Wadani ee Uk Maxamed Yusuf Shaxaari oo iska Casilay xilkii uu u hayey xisbiga Wadani isaga oo khilaaf soo kala dhex galay Xubnaha Uk, xubno ka tirsan xisbiga wadani oo aan magacooda sheegin lana soo xiriiray shabakada qurbejoog.com ayaa shegay in dhamaan xubnahii uk ee ka soo jeeday Gobalka…
