Xukuumada oo Shaacisay Qorshe albaabada loogu laabayo Jaamacado aan buuxin Shuruudihii aasaaska u ahaa.

    Hargaysa 12.May (SDN) Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa ku dhawaaqday in Gudida Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashadu ay wadaan qorshe dib u habayn loogu samaynayo Jaamacadaha dalka ka jira isla markaana albaabada loogu laabayo Jaamacadaha aan buuxin Shuruudihii Waajibka ku ahaa si ay u shaqeeyaan. Wasiirka Waxbarashadu…

    Read More

      Dhibaato laga soo sheegayo wadada isku xirta Marka iyo Muqdisho.

      Muqdisho May 12,2013(SDN)-Shacabka ku socdaalada inta u dhaxeysa wadada dheer ee isku xirta magaalada Marka ee G-shabeelaha Hoose iyo Casimada Muqdisho ayaa ka cabanaya dad ku labisan dareeska ciidamada milateriga Somalia oo iyaga dhac dadkaasi ku haya. Shacabkaasi qaarkod ayaa waxa ay lahadleen warbaahinta caasimada ku taala iyagoona shegay in marka marayaan wadadaasi ay dhac…

      Read More

        Taliyaha booliska Somalia oo shegay in cabsi darted aan loo xiro doonin wadooyinka magaalada Muqdisho.

        Muqdisho May 12,2013(SDN)-Talaiye Cabdi Xakiin Dahir Saascid o ah taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya ayaa sheegay in aysan u dul qaadan doonin amaan dari kale oo ka soo muuqata magaalada Muqdisho. Waxana taliyaha uu carabaabay in aysan jiri doonin in cabsi laga qabo Al-shabaab darted aan loo xiri doonin wadooyinka magaalada Muqdisho. Taliyaha oo maalinti shalay…

        Read More

          DAAWO Gabay ka hadlaya Xaalada Somaliland Filashada ay Shacabku ka rajaynayeen inuu Madaxweyne Siilaanyo Qabto iyo arrimo kale

          Hargaysa 12.May (SDN) Gabaygan oo lagu magacaabo  Iswaydaar,Waxaa Curiyay Abwaan C.raxmaan Cumar Cashuur “Baadi Doon” isagoo soo baxay 27.July.2012 oo ahayd Maalintii uu Madaxweyne Axmed Sillaanyo Talada Dalka kala Wareegay Madaxweynihii Hore Daahir Riyaale Kaahin. Wuxuu Abwaanku si farshaxnimo leh Gabaygiisa ugu Suntayaa Waajibaadka uu Madaxweyne Siilaanyo Qaaday ,Hogaanka laga sugayo iyo Weliba sida Shacbigu…

          Read More

            Libiya:Meliishaad dalbanaya in xilalka laga qaado Masuuliyiin la soo shaqeeyay Qadaafi

            Tripoli May 12,2013(SDN)-Meliishaad gadood sameeyay ayaa qabsaday laba ka mida wasaaradaha dalka Libiya iyaga oo dalbanaya in xilalka laga qaado masuuliyiin ka tirsan xukuumada dalka. Meliishaadkan oo ka mid ahaa kooxihii la dagaalamay xukuumadii Libiya ee Mucamar Al Qadaafi iyo qeybo ka mida Shacabka dalkaas ayaa dalabkan ka siman. Baarlamaanka dalka Libiya ayaa ansixiyay sharci…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya oo la hadlay Soomaalida ku nool magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska (SAWIRRO)

              am Birmingham May 11, 2013(SDN)Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo maalmahan booqasho ku joogay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu caawa la hadlay Soomaalida ku nool magaalada Birmingham oo isugu yimid in ay dhegeystaan khudbadda madaxweynaha Soomaaliya Munaasabadda oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad aad u badan…

              Read More

                Wasiirka Madaxtooyada iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo Socdaal ku tagay Gobolka Awdal

                Boorama 11.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay Magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal. Wasiirka Madaxtooyadda oo ay safarkiisa ku weheliyaan Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Maxamuud Axmed Garaad iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada warfaafinta iyo wacyi-galinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir…

                Read More

                  Kulan lagaga Hadlayo Xalinta Khilaafaadka iyo Kobcinta Nabada oo Laascaanood ka furmay

                  Laas Caanood 11.May (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Sool Md.Maxamed Faarax Aadan,ayaa Maanta Magaalada Laas-canood uga Furay Kulan Ku saabsan Xalinta Khilaafaadka iyo Kobcinta Nabada,Madax-dhaqameed iyo  waxgarad kalae oo ka kala socda Degmooyinka Gobolka. Kulankan oo uu soo Qabanqaabiyay Ururka Wadaniga ah ee Xaqsoor, oo ay ka qayb qaadanayaan  cuqaal, culimaa’udiin iyo waxgarad kale oo ka kala…

                  Read More

                  Ciyaarihii Xagaaga ee Ottawa oo La Soo Gabagabeeyey(SAWIRO) By Jaahuur.

                  Ottawa-May-11-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jiheyneyna manta ciyaarihii xagaaga oo lagu soo gabagabeeyey ee magaalo madada Kanada Ottaawa. Haddaba xaflad weyn oo lagu soo afjarey ciyaarahan si fiicana loo soo agaasimey ayaa xalay waxay ka dhacdey Islaamik Iskuulka ee magaaladan Ottawa,waxaana ka soo qeybgaley waalidiin iyo marti sharaf kale. Ciyaarahan oo sannad kasta ay soo…

                  Read More

                    Dawlada Hoose ee Hargaysa oo maanta bilowday dib u habayn lagu samaynayo 10KM oo ka Mid ah Jidka Halbawlaha ah ee Caasimada

                    Hargaysa 11.May (SDN)  Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa maanta si rasmi ah u Shaaciyay dib u habayn casri ah oo lagu samayn doono Jidka Halbawlaha u ah Caasimada hargaysa oo hagaajintiisu bilaabantay. Maayarka Caasimada oo ay Weheliyaan Xoghayaha fulinta dawlada hoose ,Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka ee Caasimada, iyo Engineero ajaanib ah…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada oo Maanta la Horgeeyay Mooshin ku Saabsan Xeerka Caasimada {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 11.May (SDN)   Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Mudanayaasha Waxa ay Dhagaysteen Mooshin ay Golaha Hor Keeneen Qaar ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada kaas oo Ujeedadiisu la xidhiidho Xeerka Maamulka Caasimada oo Mudo badan hor yaalay Aqalka Golaha Wakiilada . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiye ku…

                      Read More

                        Khubaro ka Socota Company-ga Laga Soo Iibsaday Idaacada Radio Hargaysa oo dalka Yimid,Kuna Guulaystay inay Hawada dib ugu soo Celiyaan Maqalkii Idaacada oo Mudo hawada ka Maqnaa

                        Hargaysa 11.May (SDN) Iyadoo ay Maalintii Kow iyo Tobnaad hawada uu  ka Maqan yahay War laliyihii Weynaa ee Idaacada Radio Hargaysa ayaa Waxaa Shalay Galab Caasimada Hargaysa soo Gaadhay Laba Engineer oo ka Socda Companiga laga soo Iibsaday Cod baahiyahan oo laga leeyahay Wadanka China laguna magacaabo Beijing BBEF Science & Technology Com LTD,Waxaanay isla…

                        Read More