Telesom Adds Three Digits to Mobile Numbers

    Hargeisa 08.May (SDN) -Somaliland’s largest telecom company Telesom has added three digits to mobile numbers, making it ten digits. The move, which came into effects on early morning of today 8 May, affects all Telesom subscribers in the country. It’s not clear whether the measure was aimed to expand number resources to meet growing demand…

    Read More

      Ururka Qareenada Somaliland oo Canbaareeyay Fal lagu dhaawacay Mid ka mid ah Qareenada Gobolka Sanaag

      Hargaysa 08.May (SDN) Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Garaqaan Fowsi sh.Yoonis Hassanayaa Qoraal uu Soo saaray Waxa uu ku Canbaareeyay Falkii Maalintii Shalay lagu dhaawacay Garyaqaan Cali Siciid Jaamac kaas oo ka dhacay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Qoraalka uu Soo Saaray Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland ayaa u dhignaa Sidan:- Anigoo ku hadlaaya afka Ururka…

      Read More

        Hollywoodka Mareeykanka ayaa si karaamo iyo xushmad ku dheehantahay u sharfay magaca suubanaheena Naxariis iyo Nabgalyo korkiisa Ha haatee.!!!! WAA MAXAY SABABTU

        (KampalaSDN)Sida caadada ah xidigaha ugu caansan Mareeykana waxaa lagu qora magacooda dhulka ama laamiga meelaha shirgada Hollywoodka lakiin waxaa jira hal nin oo wata magaca Muxammad oo aan magaciisa loogu qorin dhulka lana saaray meel dabaq. Toloow waa kee ninkaas, waa xidiga caanka ah ee ciyaari jiray ciyaaraha feerka waa Muhammad Ali.     Hollywoodka…

        Read More

          Hargaysa oo lagu soo Gabo Gabeeyay Kulan lagaga Hadlayay Mashruuca Horumarinta Dawladaha hoose iyo Qodobo la isla qaatay

          Hargaysa 08.May (SDN) Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee Ka Shaqeeya Mashruuca Horumarinta Degmooyinka ee loo soo Gaabiyo JPLG ayaa maanta Waxa uu Shir ugu Soo Gabo Gaboobay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargasya. Kulan hawleedkan Waxaa ka soo Qayb galay Xidhitaankiisii Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta,Agaasimayaha Guud ee Wasaarada Arrimaha…

          Read More

            Vice President Zaylici Embarks on Overseas Trip

            Berbera 08.May (SDN) Somaliland Vice President Abdirahaman Ismail Zaylici has departed to the United Kingdom today to participate 18th May independence celebrations in the United Kingdom. During his stay in UK, Vice President Zaylici will celebrate with Somaliland diaspora in the UK for the 22nd Sovereignty Anniversary celebrations in the UK. The delegation led by…

            Read More

              Qaban qabada xuska 18 may oo si wayn looga dareemayo wadanka Turkiga oo ay ku hawlanyihiin Ardayda Somaliland ee wadanka Turkiga iyo Jaaliyada ku dhaqan wadankaas

              Turki 08/5/2013 (SDN) waxa ka socota caasimada wadanka Turkiga ee Istanbul Qaban qabada xuska 18 may Taas oo  si wayn looga dareemayo wadanka Turkiga oo ay ku hawlanyihiin  Ardayda Somaliland ee wadanka Turkiga iyo Jaaliyada ku dhaqan wadankaas Marwo Farduus Cige oo ka Tirsan Xisbiga Cadalada iyo Daryeelka oo Hawl Shaqo ku Joogta ayaa waxay uga…

              Read More

                Waxaa la Ogaysiinay​aa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Turkiga in la qabanayo Munsabada Xuska18 May oo markii u horaysay lagu qabanayo Dalka Turkiga

                  Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Wadanka Turkiga in la qabanayo Munsabada xuska 18 May oo markii horaysay lagu  qabanayo Caasimada wadanka Turkiga ee  Istanbul waxana  marti ku ah madax ka socota somaliland iyo sadexda xisbi qaran. cinwaanka iyo goobtu waa ta hoos ku qoran. Goobtu waa NO 11 (METRO BASLANGICI)AKSARAY/IST. ISTANBUL…

                Read More

                  Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ka hadlaya Safarka uu ugu Kicitimay Qaarada Yurub

                  Berbera 08.May (SDN)  Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta u kicitimay Qaarada Yurub,Gaar ahaan Wadanka Ingiriiska  oo uu kaga qayb gali doono Xuska 18 May ee 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Madax banaanideeda la soo Noqotay . Madaxweyne ku Xigeenka Waxaa Safarkan ku Wehelinaya Wasiirada Maaliyada,iyo…

                  Read More

                    Kenya oo ka dalbatay dowladda UK in ay ku gacan siiso dib u celinta qaxootiga Soomaalida

                    Kadib shirka arimaha Soomalida markii uu ku soo gabagaboobay Guriga Lakastar ee Magaalada London ku yaala ayaa si gaar ah waxaa u kulmay Qaar kamid ah hogaamiyaasha Africa iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Britain David Cameron,iyagoona ka arinsaday arimo ay ka mid yihiin xaalada Soomaaliya. Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyata ayaa isagoo ka faa’ideysanaya fursad kulanka…

                    Read More

                      Madaxweynaha Soomaaliya oo London kula kulmay Ganacsato kala duwan

                      London May 08 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud oo khudbad ka jeediyey shirka Ganacsatada iyo Maalgeliyeyaasha oo maanta ka dhacay London ayaa yiri “Soomaaliya waxaan rabnaa in aan ka dhigno dal ku dhisan technologiyadda cusub oo Wadooyinka, dekedaha, airportka, iyo guryaha waa in ay ahaadaan kuwa aan ku dhisneyn cilmigii…

                      Read More

                        AMISOM iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay degaan hoostaga magaalada Baydhaba.

                        Baydhaba May 08,2013(SDN)-Sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah ciidamada ka tirsan Xarakada Al-shabaab iyo ciidamada AMISOM ay la socdeen ciidamada Soomaaliya uu dagaal ku dhex maray degaanka Bohoraar.   Wararka kazoo baxaya weerarkaasi ayaa sheegaya in ay jiraan qasaare labada dhinac kala soon gaartay,saraakisha ciidamadas Dowladda Soomaaliya ayaa shegay in 4-kamid ah dagaal yahanada…

                        Read More