AU Envoy Appeals for Somalia

    The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif has asked members of the Somali community living in the United Kingdom to contribute to the reconstruction of their country. Opening the two day meeting organized by AMISOM with the Somali Diaspora in London, ambassador Annadif said…

    Read More

      Maraykanka oo amaanka ka taageeraya dawlada Soomaaliya

      Washington May 10,2013 (SDN)-War kooban oo ka soo baxay waaxda arrimaha dibbadda dawlada Maraykanka ayaa  lagu sheegay in dawlada Maraykanka ay dawlada Soomaaliya ka gacan siinayso sugida amaanka wadanka iyo ka hor tagista weeraro kaga yimaada dawlada dhanka Al-Shabab. Warkaan oo ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu…

      Read More

        Soomaaliya oo Cad quudheed kala huleeshay shirkii London iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadhadii kula dul Kufay Somaliland

        London May 10,2013(SDN)-Dawlada Dalka Soomaaliya ayaa ka helin shirkii London taageeradii ay caalamka ka fileysay si ay u meel mariso qorsheheeda ku wejahan sidii dib loogu habeyn lahaa hay’adaha dawladed ee dalka. Dawladaha Denmark,Qadar,Britain,Mareykan iyo midawga Yurub ayaa  lacago aad uga yar kuwii la filayay ugu yaboohay dawlada Soomaaliya. Denmark ayaa ku yaboohday $70 million,UK…

        Read More

          Olole lagu Talaalayo Xoolaha oo ka Socda Deegaano ka Tirsan Kililka Shanaad ee Itoobiya

          Jig Jiga 10.May (SDN) Olole balaadhan oo ah talaalka xoolaha iyo dawayntooda oo ay si wadajir ah uga Socda Dhamaanba Tuulooyinka Hoos yimaada Maamulka Degmada Gunagado Xirfadlayaasha caafimaadka Xoolaha ee xafiiska xoolaha beeraha iyo horumarinta reer miyiga Dawlad Deegaaneedka Somaalida Itoobiya (DDSI) iyo xirfadlayaasha caafimaadka xoolaha ee ciidamada gaarka ah ee liyuu booliska DDSI. Bulshada…

          Read More

            cutubyo ka tirsanaa jabhadda mucaaradka Suudaan ee Gobolka Kordufan ay ka soo baxsadeen jabhadaasi

            Khartuum May 10,2013(SDN)-Wargayska ka soo baxa dalka Sudan ee lagu magacaabo Aakhiru-Laxda ayaa baahiyey in cutubyo ka tirsanaa jabhadda mucaaradka ah ee Gobolka Kordufan ay ka soo baxsadeen jabhadaasi. wargaysku waxa uu maalintii arbacada ee todobaadkan  daabacay in xoogagan ka soo baxay jabhadda oo ka hor yimid hogaankoodii ay warbaahinta u sheegeen in sababta ay…

            Read More

              Islaamiyiinta Masar oo xoojinaya gacan ku hayntooda Dalka Masar

              Qahira May 10,2013(SDN)-Wargayska Wall streat Journal ee ka soo baxa dalka maraykanka ayaa todobaadkan dhamaadkiisii warbixin ka qoray wax uu wargaysku ku tilmaamay in kooxaha  islaamiyiinta ahi ay sii xoojinayaan gacan ku haynta xukunka dawladda dalka masar, isla markaana madaxweyne Maxamed Mursi uu doonayo inuu dusha ka maamulo garsoorka wadanka. wargayska oo ka hadlayey isku…

              Read More

                wargayska yuoum saabic ee ka soo baxa magaalada Qaahira ayaa maalintii arbacad ee Todobaadkan waxa uu daabacay daraasad uu sameeyey ku sheegay in Carabtu ku badaneyso Qudus

                Qahira May 10,2013(SDN)-Machad dhinaca daraasadaha ah oo lagu magacaabo OORSHILAM kuna yaalla dalka Israa’iil kaasoo daraasadiisan cusub ku sheegay in sanad walba ay sii yaraanayso Tirada dadka yuhuudda ah ee ku nool magaalada Qudus, xilli ay soo kordhayaan dadka carabta ah ee magaaladaas deegaanka u ah. Daraasadu waxay iftiiminaysaa in xiligan ay yuhuuddu  64% ka…

                Read More

                  Film lagu soo bandhigay Dhacdo Burcad Badeed ku afduubatay Markab Mareykan laga leeyahay:Captain Phillips(DAAWO)

                  Hollywood May 10,2013(SDN)-Film laga sameeyay afduubkii loo geystay markab ku wa xamuulka ah oo la yidhaahdo Alabama ayaa dhawaan la soo bandhigi doonaa Jilaaga caanka ah ee Tom Hanks ayaa metelaya Captanka Markabkan la afduubtay sanadii 2009kii,waxaana laga yabaa in uu ku helo abaal marinta Oscarka loo yaaqaano ee la gudoonsiiyo jileyaasha oo uu hore…

                  Read More

                    Wargayska Guardian oo Daabacay Maqaal uu Ciwaan uga dhigay “Bariga Dhexe oo Maraya isbedelkiisii siyaasadeed ee ugu muhiimsanaa”

                    Qahira May 10,2013(SDN)-Wargayska Guardian ee dalka ingiriiska ayaa maalinimadii salaasada  ee todobaadkan waxa uu daabacay maqaal uu kaga hadlay sida ay mandaqadda bariga dhexe xiligan u marayso isbedeladeedii siyaasadeed ee ugu muhiimsanaa tan iyo intii la sameeyey map=ka mandaqadaasi badhtamahii qarnigii labaatanaad ee milaadiga. Wargaysku waxa uu leeyahay dhacdooyinkii todobaadkii ina dhaafay ka jiray gobolkaasi…

                    Read More

                      Dawlada Qadar oo Aduun Faro badan ugu deeqday Soomaaliya

                      London May 10,2013(SDN)-Dawlada Qadar oo ka qeyb gashay shirkii Soomaaliya ee lagu qabtay dalka Britain ayaa yaboh lacageed ka sheegtay gunaandkii shirka. Wasiiru dawlaha arrimaha dibedda ee dalka Qadar Dr. Khalid Bin Mohamed Al Attiyah ayaa khudbad uu shirka ka jeediyay waxa uu ku sheegay in dawladiisu ay Soomaaliya ugu deeqday Aduun dhan $180 million….

                      Read More

                        Laanta Socdaalka Somaliland oo Sheegtay inaan Basaboorka Somaliland loo diri karin Qof dalka ka baxsan {DHAGAYSO}

                        Hargeysa 09.May (SDN)- Taliye ku xigeenka Hay’adda Socdaalka Somaliland Maxamed saleebaan Xasan ayaa maanta ka hadlay warar ay warbaahinta qaarkeed wax ka qoreen oo ku saabsan in Baasaboorka Somaliland loo diray dad dalka dibadiisa ku sugan oo tahriibayaal ah. Md Saleebaan waxa uu sheegay in baasaboorka Somaliland bixintiisu ay leedahay shuruudo iyo talaabooyin adag oo…

                        Read More

                          “Lambarka cusub ee 063 ma aha mid aynu la wadaagno Xamar” Agaasimaha Guud ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta

                          Hargeysa 09.May (SDN)-Wasaaradda Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa tafaasiil ka bixisay lambaradda  fureyaasha cusub ee shirkadda TELESOM ku soo kordhisay Mobile-keeda gacanta. Agaasimaha Guud ee wasaaradda Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Mudane Xasan Cumar Hoorri, ayaa galabta soo saaray war-saxaafadeed uu ku sharxayo fureyaasha cusub ee ay soo kordhisay shirkadda TELESOM. War-saxaafadeedkaasi oo dhamaystirani waxa uu…

                          Read More

                            Maayarka Balli Gubadle oo Baaq u Jeediyay Bulshada Ku Nool Magaaladaas iyo Jiidaha Hoostaga

                            Balli Gubadle 09.May (SDN) Maayirka  Degmada Bali-Gubadle Mud, Cabdi Iimaan Jaamac, ayaa  ugu baaqay  dadweynaha ku dhaqan  Degmada  Bali/gubadle iyo Guud ahaan Gobolka Hawd inay  si weyn  ugu diyaar garoobaan ka qayb qaadashada  Xuska maalinta la soo noqoshada  Xorriyada  Somaliland ee 18Ka May ee  ay maalmaha yari inaga xigaan. Maayarka Degmada Bali/gubadle Mud, Cabdi Iimaan…

                            Read More

                              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tacsi u diray Mudane ka Geeriyooday Golaha Wakiilada

                              Hargaysa 09.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa labada Golle ee wakiilada iyo Guurtida Jamhuuriyada Somaliland gaar ahaan Golaha wakiilada Somaliland oo uu ka ka tacsiyadaynaayo geeria ku timid ALLE ha u naxariistee Xildhibaan Axmed Maxamed Maxamuud (Afweyne) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa laguna aasay maanta, Marxuumka…

                              Read More

                                Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom oo ka hadashay numberada cusub ee lagu soo kordhiyay telefoonadeeda Moobilada

                                Hargaysa May, 09 2013 (SDN)- Shirkadda Isgaadhsiinta gobolka Geeska Afrika ugu wayn ee Telesom, ayaa faahfaahin ka bixisay numbero cusub oo lagu kordhiyay telefoonadeeda Moobilada, taasoo ay Arbacaddii shalay shirkaddu hirgelisay. Qoraal uu soosaaray xafiiska Suuq-geynta iyo xidhiidhka dadweynaha ee Telesom, waxay shirkaddu ku ku caddaysay in qorshahan wax-ka-bedelka lagu sameeyay khaanadaha [digits] nambarada telefoonada…

                                Read More