Akhriso Qaar Kamid ah Qodobadii ku jiray Warmurtiyeedkii laga soo saaray Shirkii London
Muqdisho May 08,2013(SDN)-War Murtiyeedkii ka soo baxay Shirka London lagu soo gaba gabeeyay oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa waxaa uu Taabanayay Arimo dhowr ah Sida Amaanka, La Dagaalanka Burcad Badeeda iyo Taageero la siiyo Dowladda . Waxaana Qodobadii ka soo baxay Shirka London Kamid ahaa: 1-Bogaadin loo jeediyey Guullaha siyaasadeed ee dowladdu gaartay dhinacyada…
