Soo Dhawayntii Madaxweyne Axmed Siilaanyo (Daawasho iyo Dhagaysi)
Hargaysa 05.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay . [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Siilaanyo5(1).mp3″] Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu Sheegay Wadamada Turkiga,Ingiriiska,Maraykanka, iyo Itoobiya oo ay Safar ku soo mareen inay kala hadleen dhamaanba madaxdii dalalkaasi qadiyada Madax banaanida Somaliland iyo Wax kasta oo…
