Garabka Haweenka Ucid ee London oo qabtay xaflad loogu magac daray Habeenka Haweenka Ucid oo lagu qabtay London Dawo Sawirad xaflad

    London 08Dec13(SDN)Xaflad aad u baaladhan oo lagu qabtay Galbeedka London magaaladda London xaflad aad u balaadhan oo ay soo abaabuleen garabka Haweenka ee Xisbiga UCID  taas oo loogu magac daray Haweenka iyo Habeenkii Ucid ,Kulankan oo aad u baalaadhnaa oo ka  soo qaybgaleen Haween aad u tiro badan  oo isaga kala yimid daafaha Cariga Ingiriiska…

    Read More

      Maareeyaha Tv oo Kulan dhagaraysan doonayay inuu u Maleego Madax qaybeedyada Telefishanka Qaranka ,Iyo Mas’uuliyiinta oo ku Gacan Saydhay

      Hargaysa 08.Dec 2013 (SDN)Madax qaybeedyada Telefishanka Qaranka ayaa maanta ku gacan saydhay Kulan uu rabay inuu Maareeyaha Telefishanku la yeesho isla markaana ay ka wada hadlaan Xurguftii u dhaxaysay . Qoraal ay soo gaadhsiiyeen Warbaahinta ayay kaga hadleen Sababta ay ku qaadaceen Kulankaas kaas oo u dhignaa Sidan- “Anagoo ah Madax qaybeedyada Telefishanka Qaranka waxaanu…

      Read More

        Gudidad Dhismaha Dawga Cad Oo Saaka Bilaabay Qaybtii Labaad Ee Dawga Cad iyo Baaq Taageero Ahna U Diray Qurba Joogta Dalka DAAWO

        Hargeisa 08.Dec 2013 (SDN)Gudida Isku Xilqaantay Dhismaha Dawga Cad Ee Isku Xidha Dawladaha Somaliland iyo Jabouti ayaa Safar Ugu Baxay Jidkaasi oo In Mudo Ah Uu Dhismihiisu Socday ,Iyagoo Dhamaystiray Qaybtii Koowaad Isla Markaana dhameeyay Sadexdii Km Ee Ugu Dhibta Badnaa isku Xidhka Dadwaynaha Labada Dal. Jidkan Ayaa Ahaa Mid ay Ku Soo Halaagmeen Dadbadan…

        Read More

          Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Qaadacday Banaan bax Salmi ah oo ay ka dalbadeen Xisbiga Ucid iyo Sababta ay u daliishadeen

          Hargaysa 08.Dec 2013 (SDN)- Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, ayaa war ka soo saartay Mudaharaad uu shalay ku baaqay xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, kaasi oo war-saxaafadeed ay shalay soo saareen ku sheegeen inay qabanayaan Salaasada Toddobaadkan. Wasiir ku xigeenka Aminga Ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Cabdilaahi Abokor Cismaan, oo deba socda qoraal codsi ah oo…

          Read More

            Xukuumadda Somaliland Oo Mabnuucday inay Madaaradda dalka Adeegsadaan dadka aan sidan Baasaabooro.

            Hargaysa 08.Dec 2013 (SDN)- -War ka soo baxay Wasaarada Duulista iyo Hawada kuna Saxeexan yahay Afhayeenka Wasaaradaasi Saddam Maxamed Axmed Ayaa  u dhignaa Sidan;-  “ Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka cirka Somaliland waxay dhamaan dadweynaha isaga goosha madaarada Somaliland ee ka soo dega ama ka dhoofa ku wargalinaynsaa inay waajib ku tahay inay sitaan baasaabooro…

            Read More

              Support Message to Somali-land Minister of Information, Abdullahi Mohamed Dahir‏

              Taken into consideration your dedication, enthusiasm, sincerity, honesty and the manner, which you have handled the recent case of Somali-land National TV manger, which committed the worst corruption ever noticed in Somali-land, the majority of Somali-land Diasporas here in UK fully support the heroic acts, which you have administered the corruption scandal no matter the…

              Read More

                Cabashooyinkii Axmed Siilaanyo ee xiligii uu Jebhadka iyo Mucaaridkaba ahaa waxa ay ku saleysnaayeen Hinaase uun

                London Dec 08,2013(SDN)-Madaxweynaha haatan ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa waxa uu soo maray xiliyo aad u dheeraa oo uu Jabhad iyo Mucaaridba ku ahaa madaxdii kala duwaneyd ee soo qabatay xilalka madxweyne ee Soomaaliya iyo Somaliland. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa beryahaa dad badani ugu soo joogsadeen ka hadalka,dhaliisha iyo muujinta isbedel uu sheegi jiray…

                Read More

                  Ciidan Xooggan Oo Ethiopian ah Oo Kusii Qulqulaya Deegaanka Ceerbarde Iyo Dagaal Laga Cabsiqabo inuu Qarxo

                  Bayrdhaba:08-Dec-2013(SDN)-Ciidamo Xooggan oo ka tirsan kuwa Dalka Ethiopia, ayaa gaadhay Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, halkaas oo ay durba ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo, iyadoo aan la ogeyn ujeedadooda dhabta ah. Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Bakool ayaa maalmo ka hor warbaahinta u sheegay inay wadaan qorshayaal ay ku doonayaan inay Kooxda Al-shabaab kaga saaraan Degmooyinka ay gobolkaas kaga…

                  Read More

                    Magacyada Iyo Beelaha ay Ka Soo Jeedaan Wasiirrada Loo Magacaabay Maamulka Jubba-land

                      Kismayo:08-Dec-2013(SDN)-Waxa lagu dhawaaqay tiro ka mid ah wasiirrada  uu yeelan doono maamulka dhawaan laga dhisay magaalada Kismayo ee jibaland, iyadoo sidoo kale la magacaabay madaxweyne ku-xigeen labaad sida uu heshiiskii hore ahaa. Halkan waxanu idiinku haynaa magacyada iyo reeraha ay ka soo jeedaan wasiirada la magacaabay iyo madaxweyne-ku-xeenka 2-aad, waana kuwan.   1-Madaxweyne ku…

                    Read More

                      Dareenada Ku Xeeran Safarka Shariif Xasan Ee Magaalada Baydhabo

                      Hargeysa:08-Dec-2013(SDN)-Safarka uu Guddoomiyihii hore ee Baarkamaanka dawladii ku Meel-gaadhka ahayd ee Soomaalia, shariif xasan sheikh aadan ku tegay magaalada Baydhabo, ayaa dareeno kala duwan muujinaya. Shariifka ayaa haatan kaalin weyn ka qaadanaya dhismaha maamulka loo alkumaya Gobolada Bay iyo Bakool, waxana ay haatan u muuqataa inuu halkaas ka wado Olole la xidhiidha arrinta dhismaha maamulkaas…

                      Read More

                        Haweenka Madaxtooyada Oo Ku Guulaystay Soo Celintii Maareeye Gaas iyo Wasiir Cukuse Oo Laga Baajiyey Is Casilaad

                        Hargeysa:08-Dec-2013(SDN)-Murankii muddooyinkii ugu dambeeyey dhex yaallay Wasiir Cukuse iyo Maareeyaha Telefishanka qaranka Somaliland, ayaa keenay in shalay subixii hore shir albaabadu u xidhan yihiin uu madaxweynuhu labadan masuul isku hor fadhiisiyo. Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhay aqalka madaxtooyada Somaliland, wasiir cukuse ayaa  halkaas keenay daliillo cad cad iyo  caddaymo keenay inuu shaqada ka…

                        Read More

                          Safarka Madaxweyne Siilaanyo Ku Tegey Jigjiga Oo Hoos U Dhigay Maqaamkii Somaliland

                          Hargeysa:08-Dec-2013(SDN)-Ka qayb-galka Madaxweyne Siilaanyo Kaga Qayb-gelayo Xuska  Maalinta Qoomiyadaha iyo Shucuubta Ethiopia, ayaa   u muuqda mid Hoos u dhac ku ah Maqaamkii Jamhuuriyadda Somaliland ku sheeganaysay Waddan madax Bannaan. Sidoo kale waxa safarkan siyaabo kala duwan uga hadlay shacab badan oo ku dhaqan magaalada Hargeysa, waxana ay intooda badani aaminsan yihiin inaanay ku haboonayn madaxweynaha…

                          Read More

                          Xiddigaha Ciyaaraha u Caansan oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadley Geerida Nelson Mandela.(By Jaahuur)

                          South Africa Johannesburg-07-Dec-2013-(SDN) Ahyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadadeynaa xiddigaha caanka ah maxay iclaamiyeen geerida Mandela? Mandela oo xabsiga ku waabariistey 27-an sannadood wakhtigii midabtakoorku South Africa ka talinayey,ayaa noqdey madaxweynihii si dimuqaradiyaad loogu soo durtey,isla markiina ku dhawaaqay inuu isboortigu hal mid ah noqdo isaga oo gashan funaanadda xulka qaranka,markaas oo uu socdey…

                          Read More

                            Machad hab Online ah ku bixinaya duruusta Quraanka Kariimka ah oo bushaaro u haya Qurbejoogta Soomaalida iyo kuwa kale ee waxbarashada danaynaya

                            Hargeysa Dec, 8, 2013 (SDN)- Machadka Caalamul-Quraan ayaa daahfuray hab casri ah oo uu ku bixinayo duruusta barashada Quraanka Kariimka ah, taasoo ah fursad dadweynaha Soomaaliyeed siinaysa inay si fudud hab online ah ugu soo xidhmaan dugsigaas. Dugsiga oo xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa, waxa uu u shaqaynayaa hab Soomaalidu meel kasta oo ay joogto u…

                            Read More