Xukuumadda Soomaaliya oo wada qorshe ay kula wareegeyso Magaalada Diinsoor, Bay

    Dhuusamareeb March 05 2013 (SDN)— Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday inay wadaan qorshooyin ku aadan la wareegida Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay. Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in inta badan Degmooyinka Gobalka Baay ay gacanta ku hayaan ciidamada xooga dalka Soomaliyeed deeganada iminka harsan ay gacanta kusoo dhigayaan….

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Amiirka Qadar

      Warsaxaafadeed, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta la kulmay Amiirka Qadar Amiir Hamad bin Khalifah Al Thani. Madaxweynaha safarkiisa ayaa muhiimadiisu tahay iskaashi guud oo dhan walba ah oo dhex mara Soomaaliya iyo Qadar. Kulanka maanta ayaa waxaa qeyb ka ahaa Raisul Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiika…

      Read More

        Rights group urges U.N. not to lift Somalia arms embargo

        UNITED NATIONS (Reuters) – The human rights group Amnesty International warned the U.N. Security Council on Monday not to lift the 21-year-old arms embargo in place for Somalia as called for by a draft resolution, describing the idea as premature. The 15-nation council is considering lifting the U.N. arms embargo on Somalia’s government for one…

        Read More

          HADAAD ARAKTO SHEEKH MAR WALBA LA XIDHAYO RUN BUU SHEEGAY,HADAAD ARAKTA SHEEKH DADKOO DHAMI RAALI KA YAHAY WALI RUNTII MUU SHEEGIN

          Waan idin salaamayaa dhamaantiin asclwrxwbrktuh Ku socota dawlada  hadalka toosan ee xaqa ah dood iyo muran iyo xadhig waad kala hortimaadaana  maantana sheikh maxamuud geele  ma waxaad ku xidheen waxaad dhamaantiin is wada tiraahdaan uun buu yidhi ee ma wax kale ayuu yidhi. Waligeedba xaqa iyo baadilku waa col dadka runta sheega iyo dadka beenta…

          Read More

            Haween Tababr Booliis Somaliland ku qaatay oo maanta qalin jebiyay(DHEGEYSO HADALADII MASUULIYIINTA)

            Mandheera Mar 04,2013(SDN)-Dhegeysteyaal waa Barnaamij gaara ah oo ku Saabsan Dufcadii Lix iyo Labaatanaad ee Ka Tirsan Ciidamada Booliska ayaa Maanta  Tababar u socday Mudo lix bilood ah loogu soo gabo gabeeyay Dugsiga Tababarka Lixle ee Degmada Mandheera,Taas oo ay ka qayb galeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,iyo Talisyada Ciidamada Booliska iyo Asluubta.   [peckplayer…

            Read More

              Daawo Video: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo La Kulmay Amiirka Dalka Qatar Sheikh Hamad bin Khalifa al-Thani

              Qatar 05/2013–(SDN)Amiirka dalka Qatar Sheikh Hamad bin Khalifa al-Thani ayaa si weyn usoo dhaweeyey madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, labada hogaamiye ayaa waxay yeesheen kulan ay joogeen wasiiradda labada dal waxaana kulanka la tumay callanka labada dal, muuqaalka waxaa goor dhawayd shabakaddani caalamiga ah ee Halbeegnews…

              Read More

                Wiil ay Walaalo yihiin Madaxweyne Barack Obama oo ka qaybgalaya doorashada Maanta ee Kenya, muxuuse yahay hal-ku-dhigiisa ololuhu?

                Nairobi March, 4, 2013 (SDN)- Malik Obama oo ay walaalo yihiiin Madaxweynaha dalka Maraykanka Mr. Barack Obama, ayaa u tartamaya xafiiska gobolka ku yaala galbeedka dalka Kenya, kaasoo ka qaybgalaya doorashooyinka Isniinta maanta ka bilawday dalkaas. Mr. Malik Obama wuxuu Isniinta maanta sheegay in walaalkiisa aabihii dhalay oo ah Maaxweynaha Maraykanka Barack Obama uu balanqaaday…

                Read More

                  Xarshin: Tacaddiyada ay wadaan ciidanka Liyuu Booliska iyo magacyada dadkii u dambeeyay ee la xidh-xidhay

                  Jigjiga 04, March 2013 (SDN)- Dawladda kililka shanaad ee Itoobiya, ayaa dad shicib ah ku xidh-xidhay deegaannada Xarshin  hoos yimaadda qaarkood, halkaas oo ay hore dil ugu geysteen dad kale oo shacab ah, ka dib markii ay dadka deegaanku  isku dayeen inay dhismayaal dhistaan. Siday sheegayaan wararka ka imanay deegaannadaasi, sagaal qof oo ka mid ah dadka…

                  Read More

                    Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhamaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo aroos farxad leh u dirayaan xaji abdi qani Mohamed nuur (bitijoor) iyo ubax Mohamed oo xalay arooskoodu ka ka dhacay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland .

                    Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhamaan reer xusen yusuf ku nool aduunka dacaladiisu waxay hambalyo aroos farxad leh u dirayaan xaji abdi qani Mohamed nuur (bitijoor) iyo ubax Mohamed oo xalay arooskoodu ka ka dhacay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland . Dadka tahniyada arooska diraya waxaa kamida 1. Hooyo aamina 2. Hooyo casha…

                    Read More

                      Human Rights Watch oo canbaareysay Xukunka wariye Koronto dalbatayna in la sii daayo

                      Nairobi March 04 2013 (SDN)– Hay’ada u dooda xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch,ayaa Cambaareysay Xukunkii lagu riday wariye Cabdi-Casiis cabdi Nuur Ibraahim (Koronto), iyadoona ku baaqday in dib loogu celiyo wariyaha Xoriyadiisa. Agaasimaha Africa u qaabilsan hay’ada u dooda xaquuqda bini-adamka Daniel Bekele, warbixin uu Nairobi ka soo saaray ayuu ku sheegay in Loo…

                      Read More

                        Hanti dhawrka Qaranka oo sheegay inay Gabo gabo ku dhaw dahay baadhis ay ku Wadaan Wershada laydhka ee Berbera

                        Berbera 4.March.(SDN) Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Maxamud Cabdi Aw Ibraahin iyo Saraakiil ka tirsan hanti dhawrka Qaranka ayaa maanta Kormeer Shaqo ku tagay Magaalada Berbera iyagoo hawlgal baadhitaan ka wada Wershada Laydhka ee Magaaladaasi. Hanti dhawraha Guud ayaa Ujeedada Socdaalkooda ku tilmaamay Sidii ay u soo gabo gabayn lahaayeen Hawl gal baadhis ah oo…

                        Read More

                          Faah Faahin Safarkii Ra’iisul wasaare Saacid uu ku tagay Magaalada Dhuusamareeb

                          Dhuusamareeb March 04 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Raysal wasaaraha soomaaliya ayaa magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud kulan kula qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka gobolkaasi. Raysal wasaare Saacid iyo mas’uuliyiintii kulanka uu la qaatay ayaa waxa ay isla gor feeyeen arimaha amaanka, horumarka, caafimaadka iyo wax barashada gobolka. Cabdi…

                          Read More

                            Boqol iyo Konton hablood oo ka Tirsan Ciidanka Booliska oo Tababar loogu soo Gabo gabeeyay Dugsiga Lixle ee Mandheera

                            Hargaysa 04.March (SDN) Dufcadii Lix iyo Labaatanaad ee Ka Tirsan Ciidamada Booliska ayaa Maanta  Tababar u socday Mudo lix bilood ah loogu soo gabo gabeeyay Dugsiga Tababarka Lixle ee Degmada Mandheera,Taas oo ay ka qayb galeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,iyo Talisyada Ciidamada Booliska iyo Asluubta. Dufcadan oo ka koobnayd boqol iyo Konton hablood waxaa…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo tababar u furay Hawl wadeeno ka kala socda laamaha Garsoorka

                              Hargaysa 04.March.2013 (SDN)  Gudoomiyaha Maxakamadda sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa manta tababar ku saabsan xeerka anshax marinta garsoorayaasha iyo xeer ilaaliyayaasha socona doona muddo sadex maalmood ah u furay Hawlwadeeno ka kala socday hay’adaha Garsoorka ee Gobolada iyo Degmooyinka Dalka. Md Yuusuf Ismaaciil oo furitaankii tababarkaasi ka hadlay ayaa sheegay in xeerkani saamayn…

                              Read More

                                Ciidamada Nabad Sugida gobolka Banaadir oo maanta soo bandhigay Rag Shabaab ka tirsan

                                Muqdisho March 04 2013 (SDN)– Taliska Hay’adda Nabadsugida ayaa maanta soo bandhigay rag Shabaab lagu eedeeyay kuwaasi oo ay howlgal ay sameeyeen kadib ay kusoo qabteen ciidanka. Howlgalka ciidanka ay sameeyeen ayaa waxaa la sheegay inay kusoo qabteen rag gaaraya 500 kuwaasi oo laga soo qabtay Degmada Yaaqshiid sidoo kalena intii ay wadeen howlgalka ciidanka…

                                Read More

                                  Ra’iisul wasaare Saacid iyo Wafdi uu hogaaminayo oo goor dhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud

                                  Dhuusamareeb March 04 2013 (SDN)– Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ay qeyb kayihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Aminiga Qarank, Gaashaandhigga iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Wafdiga ayaa markii ay gaareen Garoonka Kaxnabaareey ee Magaalada Dhuusamareeb waxaa…

                                  Read More