Ciidamada Kiinya oo ka digay weeraro Shabaabku dalkaas ku qaadaan iyo Caqabadaha ku xeeran Doorashooyinka dalkaas

    Nairobi Mar 04,2013(SDN_Ciidamada dalka Kiinya ayaa soo saaray digniin ay uga hadlayaan weeraro ay dhici karto in ay dalkaas la beegsadaan kooxda Al Shabaab ee dalka Soomaaliya. Wadaada Madhabta Masiixiga ee dalka Kiinya ayaa in dhawaalaba khudbadohoda diiniga ah ee Axad walba ku soo qaadayay in nabada la xoojiyo. Doorashooyinkan ayaa imanaya iyada kuwii u…

    Read More

      Polls open in tense Kenya presidential race

      Nairobi  March 04 2013 (SDN)—Polls have opened in Kenya for the first presidential election since deadly ethnic violence that killed more than 1,200 people after a 2007 ballot. The two rivals for the presidency, prime minister Raila Odinga and his deputy Uhuru Kenyatta, have publicly vowed that there will be no repeat of the violence,…

      Read More

        Hay’da Sirdoonka Somaliland oo qaar ka mida ciidamadooda u qabqabtay Argagixisanimo

        Hargeysa Mar 04,2013(SDN)-Hay’ada Sirdoonka Somaliland ayaa qirtay xadhiga qaar ka mida ciidanaka sirdoonka oo loo qabqabtay tuhuno argegixisonimo oo ay ku fooganaayeen. Sidaa waxa lagu sheegay warmurtiyye ay soo saartay hay’ada sirdoonka Somaliland oo ka jawaabayay baahin ay arrinkan saxaafadu ku samaeysay. Warmurtiyeedka hay’ada Sirdoonka Somaliland ayaa sidoo kale baaq u jeedisay shacabka Somaliland,qoraalkuna waxa…

        Read More

          Haweeney Xarig ku muteysatay ka hadalka in Ciidamada Amniga Soomaaliya ay Kusadeen oo ku guuleysatay Racfaan,iyo suxufigii wareystay oo xabsiga lagu celiyay

          Muqdisho Mar04,2013(SDN)-Xaakim ayaa xukun xarig ah ka dulqaaday Haweeney sheegtay dhawaan in ay kufsadeen ciidamada dawlada Soomaaliya,balse sheegay in sharciga uu waafaqsadaan xukun ku dhacay wariyihii haweeneyda wareystay. Haweeneyda oo da’adeedu tahay 27 jir ayaa hore waxa loogu helay denbi ah in ay meel uga dhacday dawlada Soomaaliya kolkeey sheegtay in ciidamadu kufsadeen. “Maxkamadu waxa…

          Read More

            Ssuk IYO haweenka bariga london oo casho sharaf ku soo dhaweyey labada xil dhibaan ee cali marexaan iyo maxamed wabeeyo

            London 04March13  (SDN)Waxa caawa habeenkii Jimcaha oo ku beegnayd 2.3.13 ka dhacday badhtamaha London casho sharaf ah soo abaabuleen ururka SSUK iyo Dumarka Bariga magaalada London, kulankan casho sharafta ah oo ay kasoo qaybgaleen, Salaadiin,Haween,dhalinayro, qaar ka mid ah ururadda bulshada. Waxa kale oo kulanka goobjoog ka ahaa qaar ka mid ah ururka Horumarinta gobolka…

            Read More

              Kulan lagu dejinayo Qorshayaasha Waxqabad ee 3 Sanno ee soo Socda ee Gobolka Awdal oo ka furmay Magaalada Boorama

              Hargaysa 03.March (SDN)    Agaasimaha Guud ee wasaarada Qorsheenta Qaranka  ayaa Maanta Uga  Furay  Magaalada  Boorama Aqoon isweydaarsi ay ka qayb qaadanayaan  Isku duwayaasha Laamaha Dawlada kaas oo lagu dejinayo Qorshe hawleedka Mudada Sadexda Sano ee Soo Socda iyo Xog Ururin lagu Ogaanayo baahiyaha bulshada. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Md. Cabdirashiid Axmed Guuleed oo ayaa…

              Read More

                Maareeyaha Haamaha Shiidaalka ee Berbera oo ka jawaabay eedayn uga Timid Ganacsatada Shiidaalka

                Hargaysa 03.March (SDN)   Maareeyaha Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaalada Berbera Cismaan Cabdi Barkhadle ayaa si weyn uga galgashay Eedayn ay u soo jeediyeen Qaar ka mid ah Ganacsatada soo dejisa Shiidaalka, kuwaas oo Sheegay in Shiidaalka lagu Kaydinayo Haamaha berbera aanu ahayn mid nadiif ah. Maareeyuhu Waxa uu ku dooday in eedayntaasi ay tahay mid…

                Read More

                  Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo si adag u Canbaareeyay Xadhig lagula Kacay Weriye Maxamed Aadan Dirir

                  Hargaysa 03.March (SDN)  Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa si adag u Canbaareeyay Xadhig lagula Kacay Weriye Maxamed Aadan Dirir oo lagu Xidhay Magaalada Caynabo ee Xarunta Gobolka Saraar. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan yahay Xoghayaha Guud ee Ururka Solja Maxamed-Rashiid Muxmumed Faarax ayaa u dhignaa :-  Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee solja wuxuu canbaaraynayaa xadhiga weriye…

                  Read More

                    Wasiiro Kulan Hawleed Degmada Sheekh uga Furay Golayaasha Deegaanka ee Todoba Magaalo oo waaweyn.

                    Hargaysa 03.March (SDN)  Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ay Weheliyaan Wasiirada Maaliyada iyo Qorshaynta Qaranka ayaa Maanta Magaalada Sheekh Waxay Tababar Mudo lix Cisho ah qaadan doona uga Fureen Maayarada iyo Xildhibaanada Todoba ka mid ah Magaalooyinka Waaweyn ee dalka . Shirkan oo ay Soo qaban qaabisay Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa ujeedadiisu waxay Salka ku…

                    Read More

                      Madaxwaynaha Somaliya oo booqosho ku yimid wadanka Qatar iyo boqashada hore loo sii sheegin

                      Qatar March 3, 2013(qurbejoog) waxa caawa fiidki ka soo dagay garoonka diyaradaha ee Qatar international airport  wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha  FederaalkaSomaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wafdiga madaxwaynaha ayaan hore loo sii sheegin ayaa waxa ku soo dhaweyey madax ka soctawadanka Qatar .   Safarkan ayaa Madaxweynaha waxaa ku wehliyo Raisul Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiika Arimaha…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Gobolka Hawd oo Kormeer ku maray Maanta Xafiisyada Laamaha Dawlada

                        Bali Gubadle 03.March (SDN)   Badhasaabka Gobolka Hawd Md Ibraahin Xasan Cali ayaa maanta kormeer hawleed ku soo kala bixiyey qaybo ka mid ah xarumaha laamaha dawladda ee Gobolkaasi ee magaalada balligubadle. Badhasaabka oo uu weheliyo G/xigeenka Gobolka iyo hawlwadeeno ka tirsan xafiiska xisaabaadka ayaa kormeerkiisu saameeyey  labada xarun caafimaad ee Gobolka sida Dhakhtarka TP-da iyo…

                        Read More

                          Xukuumadda Ra’iisul wasaare Saacid oo maanta hortagtay Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya

                          Muqdisho March 03 2013 (SDN)—  Raysal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa maanta waxaa ay hortageen mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya si ay ugu gudbiyaan wax qabadkooda 100ka maalmood ee ay harey u qabsadeen. Raysal wasaare “Saacid” ayaa ugu horeyn ka hadlay aragtida dowlada ee ku aadan cunaqabateynta…

                          Read More

                            Golaha Guurtida Somaliland oo Meel Mariyay Xeerka Diiwaangelinta iyo Tiro koobka oo ay Wax ka bedel iyo Kaabis ku Sameeyeen

                            Hargaysa 03.March (SDN) Fadhiga maanta ee golaha guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka labaad ee golahaasi md.Siciid Jaamac Cilmi ayey ugu horayntiiba mudanayaasha golaha guurtidu waxay warbixin la xidhiidha xeerkan ka dhagaysteen xoghayaha  guddid arimaha bulshada ee golahaasi. Xoghayaha guddida arimaha bulshada ee golaha guurtida Somaliland ayaa warbixinta uu siiyey mudanayasha golaha…

                            Read More

                              AKHRISO:- Muxuu Madaxweynaha Xasan Sheikh ugu jecel yahay nolol-maalmeedkisa …? Qalinkii Wariye Anwar Bakhiit

                              Muqdisho March 03 2013 (SDN)– Inta uusan Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud xilka Qaran qabanin, waxa uu ahaa shaqsi Arrimaha Bulshada siiba howlaha samafalka iyo waxbarashada xirfad u ahayd. Xassan Sheikh oo ahaa Prof. 57-Jir ah, waxa uu inta uusan masraxa Siyaasadda soo fuulin iska ahaa nin ku nool dabaqada Dhexe, waxeyna isaga iyo labadiisa Xaas kala…

                              Read More