Tanzania oo ku soo biirtay wadamada dalkooda lagu Maxkamadeyn karo Burcad badeeda ay soo qabtaan Ciidamada EU
Dari Salam March 07 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Tanzania Jakaya Mrisho Kikwete, ayaa sheegay in dowladiisa ay maxkamadeynayso kooxaha burcad badeeda Soomaaliya kuwaasi oo laga qabto xeebaha badweynta India. Isaga oo ka jawaabayay su’aalo wariyaasha ay weydiinayeen ayuu ku sheegay madaxweynaha in dalkiisa uu leeyahay garsoorayaal wanaagsan kuwaasi oo maxkamadeyn kara kooxaha burcad badeeda Soomaaliya….
